Sign in to follow this  
Caano_Geel

U Ducee Somalia

Recommended Posts

Walaalkayga muslimka ahow, laba daqiiqo oo duco ah, u ducee Somalia.

 

- In ilaahayswt nabaddii iyo kala danbayntii, kusoo celiyo

 

- in ilaahay swt shacabka masaakiinta ah ee aan waxba galabsan, ka qabto, ma naxayaasha aan u tudhayn.

 

-In ilaahaw swt faraj khayr qaba u keeno dalka Somalia, si uu uga saaro, xaaladdan qalafsan ee ay ku jireen 20 sanaddeed ee lasoo dhaafay.

 

-In allah swt ummadda Soomaaliyeed quluubtooda iyo boggoodaba burcad isu mariyo.

 

-Inay Mustaqbalka dhow Muqdisho noqoto magaalo, la tartami karta, khayrkeed laguna soo horto.

 

- In ilaahay swt dadka kale Soomaaliyeed ee iyagu nabadda haystana sida Somaliland iyo Puntland, usii laban laabo iyagana nabadda iyo kala danbaynta.

 

Amiin Allahayow, Amiin Allahayow, Amiin Allahayow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin tuug ah oo dukaan inuu jabsado raba ayaa nin dukaanka iridiisa duca la fariistay " Ilaahayow faqriga iga saar, Illahaahyooy..." Cabbaar intuu sugay, uu markuu kii dhaqaaqi waayay wuxuu ku yiri " anaa ninkaa taa wax uga waayay, ee shaqada ila gal ama gacma taag taaga meel kale la aad."(dambigiisa Alla ha cafiyee)

 

Awoowayaal, tan duco lagaga quusay' e, shaqay u baahan tahay ee meesha kuugu dhow ka bilaaba oo wax badal! Nabaddii ku soo celi aysan shaqo la socon, waa sheeko adag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Aamiin. Allah waxba kuma aha inuu maankooda sare u qaado oo garansiiyo inay xalay-dhalay ka noqdaan waxii dhacay.

 

We pray Allah to ease their pain and bring peaceful, just, and final solution to this protracted civil war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this