Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Koonfurians if you don't registrate yourself fasten your seatbelts +VIDEO

Recommended Posts

Cidii Aan isdiwaan gelin barakacayaasha dadka reer koonfureedka ah waa la musaafurin Doonaa "" Wasiirka warfaafinta somaliland + Video

Posted to the web on May 29

 

 

Wasiirka warfaafita somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in cidii aa diwaan gashanayn ee barakacayaasha ee dadka reer koonfureedka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood laga saari doono, arintan ayaa timid kadib kulan balaadhan oo ay saaka wada yeeshee waftiga wasiirada xildhibaan lataliyaha madaxweynaha iyo qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah

 

 

 

kulankan ayaa lagaga wada hadlayay sidii dadka barakacayaashu ay ugu qayb qaadan lahaayeen adakaynta arimaha nabadgelyada iyadoo halkaasina hadal dheer uu ka soo jeediyay wasiirka warfaafinta uu ku nuux nuuxsaday in ciid aan isdiwaan gelin ee dadka barakacayaasha ah laga saari doono magaalada laascaanood isla markaana laga masaafurin doono

 

 

 

dhinacoodana dadka barakacayaasha ah ayaa ka hadlay dhibaatooyin badan oo ka haysata dhinaca maamulka gobolka iyagoo sheegay inay leeyihiin gudiyo la socota xaaladaha dadka barakacayaasha ah maamulkana gacan ka siiyay sidii ay u bilaabi lahaayeen diwaan gelin balse caqabado badan ka hor yimaadeen waxay kaloo xuseen in hadyo jeer danbiga ka dhaca magaalada dusha laga saaro iyagoo aan waxba ka ogayn iyadoo ay u dheertahay xadhiga lagula kaco

 

 

 

isku soo wada duuboo dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood ayaa markasta oo ay dhacdo xaalado nabadgelyo daro ay soo foodsaartaa dhibaatooyin ka sii baaxad weyn kii hore u haysatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Nothing silly about Las Anod authorities wanting all the outsiders that came from Koonfuria registered for security purpose or face deportation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^Somaliland started registering people from Koonfuria in the 2006's when many fled from the ICU, Ethiopian wars to the major cities such as Hargeysa, Burco etc. So try again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;724433 wrote:
Sland taking cues from Faroole-impressiv.

Great - be an equal opportunity hater. Try to stay consistent with this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Ku dayo ku dayo, ku dayo Puntland ku dayo. What is next? Accusing these people that they are responsible for the explosions that occur there ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack-Sland knows who's offing the so called officials, registering for security kulahaa.

 

AO.....You seem angry 24/7-don't burst a vein.

 

 

looooool@MMA......waaku doonayaa kamana doonayo waaye. I wonder if XX goes to 'neighborly' Ethiopian sites and spew the same sh!t.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Nah, I'm stable my dude. I just worry about you. You will be on the next person homeland security bust down. I know a lot of people in Boston, so I don't want you to embarrass Boston for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this