Sign in to follow this  
djibsomali

Dahabshiil database breached!! Your money in danger..

Recommended Posts

Galmudugnews.com- Shirkadda Dahabshiil (Ex Dhiigshiil) ayaa laga cabsi qabaa inay la degto lacago fara badan oo kumanaan Somalia dhigteen kadib markii uu qarxay Database-kii ay ku keydsanaayeen lacagaha Shirkadda.

 

“ Waxaa qarxay Database-kii Shirkadda oo ahaa system-ka lacagaha lagu xawili jiray,waxba ma xawili karno,waxaana ka warsugeeynaa Xarunta Shirkadda ee Hargeysa”ayuu yiri Masuul ka tirsan Shirkadda Dahabshiil oo la hadlayay Galmudugnews.com.

 

http://dahabonline.com/login.aspx?Retur ... fault.aspx halkaan ka fiiri

 

Xaruumaha Dahabshiil ee dunida dacaladeeda ayaa guud ahaan shaqadii ka socotay istaagtay waxayna Masuuliyiinta Shirkadda sheegeen in Database-kooda laga burburiyay Dalka India.

 

Sheegashadooda malahan cadeeyn muujineysa halka laga burburshay hasse yeeshee wuxuu khilaaf weyn ka dhex aloosan yahay Injineerka Shirkadda u dhisay Database-ka oo dhalashadiisu tahay Hindi iyo Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Cabdi Rashiid Dhiigshiil.

 

Injineerka Shirkadda u qaabilsan Database-ka Shirkadda ayaa lacag dhan £15,000 (Shan iyo toban Milyan) oo giniga Ingiriiska ku xiray sameeynta System-ka Shirkadda.

 

Masiibadda ku habsatay Shirkadda Dhiigshiil waxay ku beegan tahay xilli lagu eedeeynaa inay ka masuul tahay dhibaatadda ka socota Somalia.

 

Alle awoodi weynaa.

 

Fiiro gaara: Warbixintaan oo aan xaqiijinay wuxuu qofkii doonayo cadeeynteeda la xiriiri karaa Xarunta ugu dhaw ee Dahabshiil ,isagoo tijaabinaya inay lacag diri karaan iyo inkale.

 

http://www.galmudugnews.com/2011/05/27/ ... a-dhigtay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Masiibadda ku habsatay Shirkadda Dhiigshiil waxay ku beegan tahay xilli lagu eedeeynaa inay ka masuul tahay dhibaatadda ka socota Somalia.

Inaa lilaahi.. Somali waalatay wallee .. Maxaa iska galay database faulty iyo politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

you could ask the editor of galmudugnews!

The context is still correct and just to prove try any branches today and they will be unable to send your money.

They are unable send even as little as $100.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

IF that was the case, it would be Dahabshiils money in danger- not your $100 :P (although you said they would refuse to send your money- in which case you take your money elsewhere.

 

Haregisa was closed yesterday (Friday) so even IF the system was down in Muslim countries it would not have mattered nor impacted clients.

 

 

 

The Zack- they are trying to say Allah is on their side nooh? ama inkaar/ habar ba nagal aqbaley :D:P Since the original article say Dhigshiil with blood and everything- wishful thinking and political motivated panic it would seem.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Booramanews.com 27/05/2011. Dahabshiil oo baryahanba Mucjisooyin kala duwan dalka soomaliya ku haya ayaa hada Hurricane duufaan dabaylo xoogan wata ka abaabulay dalka USA, sidaanu warka u hayno dahabshiil ayaa Machine weyn oo dabaylaha xoogan kiciya ku furay koonfurta mareykanka, halkaasoo ay ku naf waayeen 100 qof.

Sidaanu ula socono dahabshiil imika qaramada midoobey ayaa dambi "War crimes" maxkamad soo saaraya dhawaan.

kala soco warkoo kooban

How about this @Nuune? :D:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Degel   

Dahabshiil is a terrorist financing entity. Here is the document from the US Department of Defense outlining some of the known actitity of the bloody Dahabshiil terrorist financing entity.

 

http://wikileaks.ch/gitmo/pdf/so/us9so-000567dp.pdf

 

In addition to the above link, the owners of Dahabshiil are very much in collusion with the terrorist leader of Al-Shabaab Ahmed Abdi Godane, where Dahabshiil owners and the terrorist leader hail from the same clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this