Sign in to follow this  
A_Khadar

18 may 2011, Maalinta nadaafada - Cleaning Day

Recommended Posts

A_Khadar   

n585532218_648888_93141-300x193.jpgmaanta oo ay taariikhdu tahay 1 may 2011 ayaa waxaa sirasmiya looga diyaar garoobay magaaladani buuhoodlemaalinta nadaafada gobolada ssc oo ku beegan 18 may 2011 qaar kamida ururada dhalinyarada buuhoodle

ayaa waxaa ay sitoosa u diyaarinayaa in maalinta taarikhdu tahay 18 may ee bishan hadii alle idmo,

siwayn loo nadiifiyo dhamaanba magaalada buuhoodle waxaa sidoo kale looga diyaar garoobayaa dhamaan

deeganada ssc illaa heer degmo illaa tuulo sidii ay uga dhici lahayd maalinta nadaafada gobolada ssc ee 18,may

hadaba waxaa maanta ogaysiiskan nasoo gaarsiiyay ururka dhalinyarada ee bayvo oo mudo dheer ka soo shaqaynayay,

horumarka iyo waxqabadka gobolkani cayn labadii sano ee ugu danbeeyayna ka xusay g/cayn maalinta nadaafada gobolada

ssc ee 18,may ayaa maanta waxaa ay wacyi galin ka bilaabeen magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn waxaana la kulmay

gudoomiyaha ururkaasi oo ku magac dheer yusuf maxamed xasan ******ow waxaana uu noo xaqiijiyay inay wadaan sidii

caadada ahayd awlba 18,may laqaado olole aan loo kala hadhin,

caruur iyo ciroolaba waxaanuna maalinkaasi doonaynaa inaanu kabalaadhino kuwii hore oo ay oo aanu dhamaanba bulshada isu soo sarno

siwacana looga qaybqaato waxaana ku boo rinaynaa dhamaanba deeganada ssc inay u diyaar garoobaan maalinta nadaafada ssc

waxaana hada lagu jiraa xili roobaad waxaana ka dhalankara qashinka cuduro markaasi waa inaynu u dadaalnaa nadaaafada

waana salaamayaa dhamaan bulshada waynta ssc meelay joogaanaba,

maaha markii ugu horeysay ee gobolada ssc laga xuso maalinta nadaafada ssc ee 18,may waxaana aad loogu rajo waynyahay

in maalintaasi ay dhamaanaba siwada jira uga dhacdo gobolada ssc.

buuhoodle somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

BUHODLE: Magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa saaka si wayn looga xusay maalinta qashin gurka iyo nadaafada SSC oo ku beegan 18 May, shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle ayaa dareeray saaka hiirtii qashin gur iyo nadaafad guud.

Wararka ka imaanayaa magaaladaas ayaa tibaaxaya in saaka si wayn magaalada loogu qalab uruursaday sidii nadaafada guud looga qayb qaadan lahaa.

Sameecadaha codka fogeeya ayaa baabuurta lagu rakibay iyadoo shacabku isku wacyigelinayeen nadaafada iyo heerka ay ka taagantahay jiritaanka aadamaha.

Wararku waxay intaa ku darayaan in ciroole iyo caydi ayna saaka reer buuhoodle ukala hadhin xuska maalinta Nadaafada iyo qashin gurka SSC

Sidoo kale wararka ka imaanaya deegaamada SSC qaarkood ayaa tibaaxaya in si wayn saaka loogu dareeray xuska maalinta qashin gurka SSC ee ku beegan 18ka may.

qashingur1.jpg

 

white.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ Your hate for somaliland is funny woow. To make a thread about may 18 2011 clean up day woow good one. To bad thousand of people from America, UK, EU, Ethiopia, Somaliland excluding SSC regions will be dancing and singing joy of the day Somaliland choose to be free. SSC regions can clean up junk if they want dont matter only makes somaliland more cleaner, do a good job for us Janitors of Somaliland and clean to your hearts content lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looooool, wallahi reer sool waa comedians, maxay yidhaahdeen inkuna dabaal degana anaguna wax baanu nadiifinaynaa! Anigu labadaasi waa compatible baan odhan lahaa, 18 may waa maalin muhiima, waddanka badhkiis haddii maalintaas la nadiifiyo badhka kalena inta laga dabaaldego, ka dibna wixii daasad madhan ee sharaab laga cabey, the next day la xaaqo oo 19 may loo dibdhigo u malayn maayo in wax dhibaato ah ay leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa War lagu diirsado ..... 18 May xuskeedu waa mid qiimo leh qof walibana wixii uu kaga qayb gelayo waa la soo dhawaynayaa. Good Idea in maalintaa Cleaning lagu xuso ................ :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^^^^^^^^^ who is calling haters to others.. Why it bothers you if reer SSC and any else do their own business in this case to clean their yards and street on May 18th. May 18th waa maalinta kudaafad gurka gobolada SSC...

 

Congrats in advance to SSC regions.. Dedicate May 18th complete cleaning day of entire cities...

 

I am doing my own yard as well on that day...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
;);););) War ma ciyaar baa waa dad dalkooda nadiifinayee.. Kaaga daran marka waxaabad maqli doontaa iyadoo ku fiday aduunka dacaladiisa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ maxaa ku soo jeediyey this late.. Cleaning snm militia from LA will happen anytime, but this is yearly event to cleaning and remove garbage from the streets of SSC regions

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this