Sign in to follow this  
Bashiir

Maamul Goboledka Azaniya oo aad Looga Been Sheego

Recommended Posts

Bashiir   

Jubbooyinka waxey ahaayeen degaano si buuxda gacanta uga hayaan Shabaabka taas oo aad u farxad galineysay kuwa xili walbaba diidan in deegaankani dad leeyahay.

 

Arintuse waxey is badashay markii ciidamada maamul goboleedka Azania (CMGA) ee dhowrka sano lagu carbinayay Kenya la wareegeen deegaano J/Hoose iyo Gedo ka tirsan. Waxaa horey marar badan u dhacday in dhaqdhaqaaq walba oo dadka deegaanka Jubbooyinka ka danbeeyaan marna uusan noqon mid mirahiisa gurtaan shacabka. Azaniya halkeey ku danbeeyn doontaa?

 

Maamul goboleedka Azaniya oo markii la aasaasayay ku yareyd inta aan xog ogaalka ahayn helida xogta dhabta ah ee ku xeeran ayaa hada oo CMGA deegaanka ku sugan yihiin ayaanan waxba is ka badilin. Tani waxey keentay in qolyaha wersidayaasha leh ee nac iyo nacaba isugu jira cid waliba sida ey jeceshahay wax uga sheegto maamul goboleedka Azaniya.

 

Dhismaha MGA ayaa aad uga duwan kuwa kale ee maamul goboleedyada dalka ka jira oo intooda badan ka dhashay uraradii hubeeysnaa ee burburiyay qaranimada Soomaaliya sida SSDF, SNM iwm. MGA ayaa waxaa ka qeeyb ah qabaa’ilo badan oo aan deegaan xitaa ku lahayn gobolada uu maamulkani rabo in uu da boolo baahidiisa.

 

Dhinaca kale waxaa si ula kac ah oo kas iyo ka ma’ba leh la isugu qasayaa cida caganta ku haysa deegaanadii Shabaabka laga kiciyay iyadoo la adeegsanayo hadalo jahwareersan waxaa intaa la diidan yahay in la yiraahdo CMGA oo iyaga soo galitaankooda la’aantii aanay suurto galeen in deegaanadaa la qabto.

 

Maamul goboleedka Azaniya ayaa ah hangarale (hangaraarac) lug uma dhutiyo lana rajeeynayaa in uu ka gudbi doono caqabad walba oo soo wajahda maadaama aad looga soo baaraad dagay dhisidiisa iyo meel marintiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ooh nice Flag thank you for clarifying that so Azania has an army a leader a deputy leader regional allies (Kenya) i consder them now a reality on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Xaaji Xunjuf;717409 wrote:
ooh nice Flag thank you for clarifying that so Azania has an army a leader a deputy leader regional allies (Kenya) i consder them now a reality on the ground.

It's a reality on the ground. A mature nation building model. Transitional regional government within a transitional federal government. But keep in mind that this region happens to be one of the most lawless region in Somalia and it needs a more thoroughly attention to details in order to see good outcome. It's people expect slow liberation but there is tremendous improvement in every city that has been liberated. The plan is to transform every city and give the people ability to run their local affairs.

 

So far so good, and it's going well.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Leezu   

The Zack, the Australians and New Zealanders have similar flags because both were British colonies and countries were British people immigrated, hence the British flag in the left upper corner of both. Also both Cameroon and Senegal both were french colonies. While the Jubbaland area, infact no area of Africa were colonized by Russians. This flag is pretty much just a copy of Russian flag with an elephant on it. They could atleast mix up the colours maybe have red on top and white down below.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

G.O.E.T.I.A;717428 wrote:
another day another state, one step closer to U.S.S
:P

 

congrats to Azania state. And Somalia ha noolato.

That's the spirit,... United Somali States on the way...:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this