Sign in to follow this  
The Zack

BREAKING NEWS: Is Fu'ad Shangole Dead?

Recommended Posts

The Zack   

War deg deg ah:Fu’aad Shoongole oo ku dhintay dagaalkii Garbaharey

 

3806_3062732221-300x237.jpg

 

Fu’aad Shongale oo ka mid ahaa horjoogeyaasha sare ee maleeshiyada Al Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay maleeshiyada ku soo qaadeen magaalada Garbahaarrey, oo ay ku sugnaayeen ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya.

 

Guddoomiyaha gobolka Gedo ee DKMG, Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay dilka Fu’aad Shongale iyo 4 kale oo ajaanib ah, waxaana uu sheegay in meydkiisa iyo saddex ka mid ah ajaanibta iyo baasabooro ay siteen ay hayaan, saxaafaddana ay u soo bandhigi doonaan.

 

Dagaal saaka aroortii ay magaalada Garbahaareey ku soo qaadeen maleeshiyada Al Shabaab ayaa socday ilaa 5-tii galabnimo, waxaana sida uu guddoomiyaha gobolka sheegay in dagaal qaraar oo ay la galeen ay ku gaarsiiyeen khasaaro xoog leh.

 

Kaliil waxa uu sheegay in sidoo kale ay dileen ku dhawaad 75 ka tirsan maleeshiyada Al Shabaab ee duulaanka soo qaaday, isagoo tilmaamay in xilliga uu Bar-kulan la hadlayay uu ku suganyahay xarunta gobolka ee magaalada Garbahaarreey.

 

Dagaalkii maanta ayuu sheegay in ay qeyb ka ahaayeen horjoogeyaal sare oo ka tirsan Al Shabaab oo ay ka mid ahaayeen Xasan Daahir Aweys iyo Abuu mansoor oo markii danbe raacay firxadka maleeshiyada soo duushay, sida uu hadalka u dhigay.

 

Maleeshiyada ayaa dhawaan isaga baxay magaalada Garbahaarrey kaddib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada DKMG, saaka ayay markale weerar ku soo qaadeen magaalada si ay dib ula wareegaan gacan ku heynteeda.

 

Xigasho/barkulan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

One more less al shababist elite if this news is true. However the biggest surprises will be whoever kills Ina Godane, Dahiir aweys etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^If the CIA was able to take out Bin Ladin in a nicely built mansion in Islamabad, they sure can take out Godane in aqal Somali in Caliyaale or Ceelasha biyaha lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack that is if it's even true lol. However Ina Godane is more of a mysterious character he doesn't appear in videos and there is no official current picture of him (even though some of his relatives have shown a older picture of him). He is like Mullah Omar of the taliban.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Salaax, I am afraid Obama's claim is true sxb, Bin is deceased sxb. As far as Ina Godane, do you really think it would be difficult the man's picture?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Zack it could be true Osama is actually dead but not last night. If dude was alive he would have talked about the arab uprising and many other issues in the past years as he use to do back in 2000's appearing in videos don't you think? as for Ina Godane i agree it wouldn't be hard for the secret agents to get his picture by paying one of the close friends of his in al shabab to take a picture secretly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Oba, you should be very happy lol. Wouldn't this be good news for you?

 

Saalax, everything is possible on this sxb. Personally, I need a proof to believe the dude is really dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che lol.. Duke's intelligence got it wrong miyaa?

 

Oba, waan arki doonaa bro.. ninku jihaadka uu dadka u diro inuu aaday baa laga yaabaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this