Sign in to follow this  
The Zack

BREAKING NEWS: Is Fu'ad Shangole Dead?

Recommended Posts

Why is it that AS never threatens Ethiopia? they never send their suicide bombers to Adis?

It is very interesting soo maha

waa su'aal runtii u baahan in lays weydiiyo sababta eey mar walba dowladaha kale ugu dhaaranayaan laakin ethiopia eeysan usoo hadal qaadeynin .

mise xabashada wey ka cabsanayaan .mise qaar katirsan madaxda sarsare ayaa ethiopia la shaqeyso,Allaa og.

Alshabaab waxa eey ka faaideysteen nabad darida ka jirtay soomaaliya mudada 1990-2006 ,fursadna wexey u heleen dad eey kaga faaideysan karaan duruuftooda dhaqaale , iyo dadkii laga tabarta badnaa( looma ooyaan) , isku darka labdaas iyo arima kale ayaa keentay iney ka faaideystaan . lakin guulasha eey gaareen TFG dhanka gobolka Gedo hadey cadaalad suubiyaan tusaan in xiligii Alshabab eey dhibanaayeen hadase eey heleen freedom ,si dagdag ah ayeey gobolada dhiman udalban doonaan dowlada iskana saari doonaan Alshabaab .

Share this post


Link to post
Share on other sites

fuaad shongole waa wadaad ku wareeray siyaasada soomaliya ,dhanka militry na wax saa u weyn kama hayo . bas inuu dhalinyarada u wacdiyo mooyee wax kala ma hayo ,dhalintana duruufa kale ayaa ku celineyso mooyee meesha in wax lagu heynin wey ogyihiin .

Share this post


Link to post
Share on other sites

ASWJ iyagaaba ninkii Madaxda uga ahaa Gedo looga dilay ambush. Sheikh Hassan Sheikh Abdi aka Qoryooley was injured in an ambush and later died in Nairobi hospital. AUN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this