Sign in to follow this  
SayidSomal

Dadka ha iska weyneyn

Recommended Posts

bilan   

A_Khadar;716395 wrote:
Lafoole is rocking one of the good new singers..

;)Qardho?? I recall this dude busaaradsatay used say "Qardhoo quman baan ka qaylinayee ma hadaan qaaba qoysayn galay.." Sayid must know about the history behind this statement.

A-Khadar macalinka ma Buuhoodlee ahayd meesha loo wareejiyey :), plus it seems a lot of people believe Sayidka is sheegato, so you should ask this question KK.

 

waxaan u malaynayaa inuu kacaanka xataa rumaystay inay naftaydaa kuu jiriban ay tahay anti-Siyaad, cause beryihii danbe TV, lagama soo dayn jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^^ Bilan, it could be Buhodle meesha loo wareejiyey, but for sure buuhodle it's not moutains and highland area.. Statement sounds like the dude was sent of to Qaabo qoosayn, between mountains. could that be Dayax? Sayidka ma sheegataa? If so, let him represent Qardho untill KK comes back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Dadka hayska weyneyn these days Somalilanderska ayaa loo qaadaa, sidaa miyaad ula socotaan horta? Dee south iyo northkuba waa laba habloodoo gacal ahe :)

 

Nice. No Gacayte, kuluc, hanuuniye or cabdalle sagsaag?

 

Whatever you do though, rag mirqaanka meel fiican u marayso abidkaa ha u shidin 'geelaa markuu daranyahay, laba nin dugtaaye' song for them. Wallee waa goorta uu rag madaxa is la galo. Last time that happen rag beey 'biida' inta ku kacday ninkii jaadwalaha budheeyay. The next morningkii ayaa la iigu yeeray gartii arrrinkaa lagu falaqeeyay joogay xaalna lagu kala qaatay.

 

Marka heesaha qaarkood (qaraamiga) double meaning ayeey leeyihiin ee ogsoonaada.

 

My current favourite song - not necessarilly qaraami- is Ka ilaali weedhaha, yuu cunin waraabaha' in Qofba waayihiisaa by Kuluc and A. Abdullaahi.

 

Oh, and yes, A. Mooge/Magool's Dadnimada aqoonso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this