Sign in to follow this  
General Duke

Bosaso: Puntland leader arrives at Financial capital of the State.. PICS + AUDIO

Recommended Posts

soodhaweynBosaso29411-16.jpg

 

Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Bosaaso [sawiro & Dhageysi]

 

 

6 hours ago | 18 comments 0

 

 

Madaxwaynaha Dowladda Soomaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo maanta sanad ka dib soo gaaray magaaladda Bossaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa si qoto dheer uga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya.

 

Madaxwaynaha Puntland iyo wadiga uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaaladda Bossaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

 

Dhageyso: Shirkii jaraa’iid ee Madaxweynaha Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaweynaha Puntland oo ka hadlay Dilalkii dhawaanahan ka dhacay Puntland iyo cidda ay dowladu ku tuhunsan tahay ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in la isu dilo aano qabiil, waxaana uu xusay in ay u muuqnaayso in dadku ay dib ugu noqdeen waqtigii casri jaahilaga ahaa.

 

Wuxuu intaasi ku daray in dilalkaasi aysan ahayn kuwo ka yimi dadka ee ay yihiin kuwo siyaasdeed oo ay dabada ka riixayaan dadka nabadgalyo xumadda jecel.

 

“…waxaan aamin sanahay in dilalkaasi ay ku lug leeyihiin dad cadow ku ah Puntland meel kasta ha joogaane, ha haadeen kuwa shaydaanku uu ku shaqaysto ee masaajida hortaagan ee dhiiga bini’aadamka xalaalaystay ama miinadda u dhigaya ciidamadda, culumadda, bulshada iyo masuuliyiinta dowladda…” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo la hadlayey idaacada Horseed Media.

 

Md.Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in dilalka ka dhacay Puntland aysan ka marnayn kuwo la siyaasadeeyay, isla markaasina ay dowladdu xog badan ka hayso arrimahaasi.

 

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa dhaliil kulul dusha uga tuuray Mas’uuliyiinta DFKMG Soomaaliya, asagoo yiri;

 

“….kuwaas waa la og yahay, waa dad doonaya in Puntland aysan dagin oo ku fashilmay siyaasadda Soomaaliya,….Soomaali ay ku khasartay dib u heshiisiinta inta ay diideen doonaya madaxtinimo, laguna ilaaliyo guryo iyo Taangi gudihiisa… madashii wadahadal la isugu yeerona aan imaaneyn…hadana raba Madaxtinimo sharci daro ah….” ayuu yiri Madaxwaynuhu.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa ku nuux nuuxsaday in dowladu Puntland ay ka warhayso in khalkhal galinta Puntland ay ku hawllan yihiin wax uu ugu yeeray dadka ku shaqaysta magaca Soomaaliya, waxana uu xusay in uu cambarayno maamulka uu waqtigiisu dhamaaday shidada uu gaystay iyo ku tagrifalka hantida Soomalida.

 

Wuxuuna Madaxweynaha Puntland uu sheegay inuu jiro xiriir ka dhaxeeya arrimaha khal khalka Puntland lagu wado iyo DFKMG Madaxdeed inay ku lug leeyihiin.

 

Mar uu soo hadal qaaday Madaxweynaha Puntland ururka midnimadda iyo badbada SSC ee uu hogaanka u hayo Saleebaan Axmed Ciise Xagla-toosiye ayuu sheegay in ururkaasi oo waqtigan baaba’ay uu dhowaan isku dayay in iska horkeeno maamuladda Puntland iyo Soomaliland, isla markaasina dhibta ka jirta Gaalkacyona uu qayb ka yahay siduu hadalka u dhigay.

 

Wuxuuna sheegay in SSC ay maalgeliso DFKMG isla markaana looga gol leeyahay khal khal ku abuurista Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland baaq uu u diray Baarlamaanka DFKMG iyo dadweynaha reer Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay Baarlamaanka DFKMG Soomaliya in ay hubanti ka dhiagaan in doorasho ay ka dhacdo gudaha dalka Soomaaliya kahor bisha Agoosto oo ku eg yahay waqtiga DFKMG ah ee Soomaaliya.

 

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uu filayo in la helo mustaqbalka hogaan wanaagsan oo aqoon iyo karti u leh hogaaminta wadanka isla markaasina ay wada shaqayn dhex marto Dowlada Puntland.

 

Dadweynaha reer Puntland ayaa wuxuu ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan hay’adaha amaanka sugida amaanka guud ee dalka, loona baahan yahay in gacan wayn ay ka gaystaan sugida amniga.

 

Abaaraha dalka ka jira

 

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa shegay in abaar baxadwayn ay ka jirto guud ahanba degaanadda Puntland, waxaana uu xusay in meelaha qaar uu ku arkay xoololo u leday abaartasi.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu illaahay uga baryayo bulshada reer Puntland inuu ka saaro abaarta ka jirta deeganadda Puntland iyo Soomaaliya, xilli degaanada Puntland wadanka Soomaaliya qeybo kamid ah ay ku da’een roobab lagu diirsaday.

 

Shirka jaraa’iid oo dhameystiran ka dhageyso Qeybta maqalka ee sare.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

GD, why do you think about his speech?? Especially blaming Gaalkacyo’s insecurity on TFG, which I think is really absurd and childish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

TFG obsession weeye.. What can TFG do in Galkacyo iyadaaba teedi u yaabahan.. Odayga needs to deal with the issue, it's not only Galkacyo, but Bari and Garowe as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I think he has his reasons, regardless of what anyone thinks all avenues must be explored to the spike in insecurity.

I disagree with his latest coment and it was rash, however those who profit from Puntland's insecurtity are many.

 

Also the Galkacyu issue will be resolved by the new admin, the city is in the hands of its people and they are addressing it as we speak. Garowe is secure and Bosaso is getting much, much better. He needs to travel east to Raas Casayr and meet the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

I agree he is wasting his time and resources on fighting with the tfg. He was elected to lead to pl. He seriously need an advisor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^he has a way of missing the point at times. Galkacyu's security and that of the State is his responsability. If there are enemies within, deal with them, hunt them down and give the right ammount of resources to the project. Complaining to the media wont do anything...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Just a few things to point, actually one thing why does the president's car have Emirates plate ?

 

I thought we were stopping ordinary people and have them remove plates not provided by PL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;715598 wrote:
I agree he is wasting his time and resources on fighting with the tfg. He was elected to lead to pl. He seriously need an advisor.

IF it is the TFG that is undermining his admin then it is a good idea to go public...I would say he has evidence

 

The TFG have much to gain by causing insecurity in PL with US policy (& funds) shifting to the states

 

These targeted killings don't fit Al Kebabs MO

 

The TFG are becoming increasingly irrelevant and desperate to maintain it's power..time for change...they had their chance

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;715577 wrote:
GD, why do you think about his speech?? Especially blaming Gaalkacyo’s insecurity on TFG, which I think is really absurd and childish.

He also added SSC - stay consistent. I'm just saying.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Okay, maybe someone took a pic of random car. We do not have to defend all the decencies of PL. But the actual point here- remember how we scapegoated folks from Bay & Bakoole, Faroole is doing the same now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

AfricaOwn;715617 wrote:
He also added SSC - stay consistent. I'm just saying.

SSC way duushay and nothing can stop the movement, so it does not matter what he says about them :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this