Sign in to follow this  
Liqaye

Islamic Republic of Iran to send troops to Somalia!!

Recommended Posts

Liqaye   

Dowlada Iran ayaa carabka ku dhufatay in ay Somaliya ka taageri doonto dhinaca howlgalada nabad ilaalinta.

 

Sida ay sheegtay wakalada wararka u faafisa wadanka Iran ee layirahdo IRNA Iran ayaa dooneysa iney ciidamo usoo dirto dalal dhowra oo colaaduhu a la dageen gaar ahaan wadanka Somaliya ay sheegtay in Iran ay aad uga xuntahay colaada mirirtay ee ka taagan gayiga Somaliya.

 

Isagoo lahadlyay kumanaan askarta wadankaasi Iraan iyo masuuliyiin kale magalada Tehran ee dalkasi Iran major General Axmed Reza oo ah janaraalka ugu sareeya ee ciidamada dhulka wadanka Iran waxaa uu sheegay in ay dowlada Iran diyaar u tahay in ay ka qeybqaadato howlgalad nabad ilaalinta ee ka soconaya dalalka ay dagaalada ka jiran waqtigani,

 

gaar ahaan ayaa waxaa uu janaralkani ka dhawaajiyay in ay aad uga walacsantahay dowlad Iran marxaladaha ay haatan mareyso arinta Somaliya isagoo soo hadal qaaday in aney ku filayn ciidamada tirade yarleh ee ilaaliya goobaha dowalda ee muhimka ah sidi uu hadalkiisa ku macneeyay.

 

Inkasta oo aan hore loga maqlin dowalda iran ciidamo ay keeneyso somaliya si ay uga midnoqdaan ciidamada caalamiga ah ee taageraya dowlada madaxweyne Shariif ayaa hadana waxaa Iran ay ka dhabeysay balanqaad ay hore u sheegtay in ay ciidamo dhanka bada ah u soo diri doonto xeebaha Somaliya, si a halkaasi ugu ilaaliyaan amaanka maraakiibta isaga goosha biyaha caalmiga ah iyo xeebaha wadanka Somaliya halkaas oo ay Qatar dhanka burcada badaha ahi ay ka taagantahay taaso hoos u dhigta isku socodkii marinbiyoodyada gacanka Cadan iyo biyaha caalamiga ah.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites
Complete   

The forces above will not approve of this. I doubt this will ever happen. I'm simply imagining little Somali Shi'as walking about if this does ever happen lol. Bad imagination *smh*

Share this post


Link to post
Share on other sites

This will be interesting if this actually happens i will not be surprised if the bigger powers allow Iranian Troops (shia) to come to Somalia to fuel the sectarian war between the religious groups Shia Twelvers Troops alongside Ahlusunna Versus salifi Jihadist Shabaabist. I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Complete   

^ Wa iga imagination daran tahay LOL. It's a recipe for disaster wale considering the tensions between the other groups. Adding Iran into the picture could only fuel the fire to burn even stronger. With all jokes aside, IF this does ever happen, it can quite possibily be a khayr disguised as an obstacle. Allahu alam. But I still do believe that Somalia's problems can ONLY be solved by Somalis and not outside forces. It's just a matter of time when Somalis decide to find a resolution to this havoc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu.

hahahah looooool Xaaji walahi waa iga qoslisay :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;713641 wrote:
This will be interesting if this actually happens i will not be surprised if the bigger powers allow Iranian Troops (shia) to come to Somalia to fuel the sectarian war between the religious groups Shia Twelvers Troops alongside Ahlusunna Versus salifi Jihadist Shabaabist. I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu.

Fadlan dacaayada ka daa Guuroow and Shirib. :D

Haddii kale waxaan lahaa ayaa dhacaysa... lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this