Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe navy forces to be trained in melez zanawi's swimming pool

Recommended Posts

Itoobiya oo Ciidan la dagaalama Burcad Badeeka u tababareysa Puntland,Ciidankii u horeeyey oo ambabaxey saaka

Posted by Farxaan on April 14th, 2011

Garowe(Puntlandi.com) Waxaa maanta ka ambabaxey Puntland Ciidan gaaraya 355 askari oo kusii jeeda Dalka Itoobiya, halkaasoo tababar uga furmi doono, Ciidanka ayaa saaka Aroornimadii iyagoo gadiidkooda wata ka lexdey magaalada Bacaadweyn halkasoo ay Itoobiya ka galayeen.

 

Ciidankaan ayaa loosoo tababarayaa la dagaalanka Burcad badeedka, waxaana sida aan warka ku helney tababarka bixinaya Cidamoka Mareykan iyo Itoobiyaan ah, iyadoo qorshuhu yahey iney tababarka ugu dambeeya ay ku qaataan Puntland gudehgeeda, lama sheegin inta ay ciidankaan ku maqnaanayaan Itoobiya iyo xilig Tababarku usoo xirmayo.

 

Waxaa Ciidanka saaka u ambabaxey Tabarka hogaaminayey saraakiil ka tirsan Wasaaraa Abniga Puntland iyo Wasaarada Dekadaha o ay hoos yimaadaan barnaamijka ladagaalanka Burcad Badeedka.

 

Waa markii ugu horeysey oo Ciidan Puntland leedahy tababar u aadaan Itoobiya tan iyo xiligii SSDF.

 

Puntlandi.com

 

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

This is crazy and embarrassing, how is it even possible? Ethiopia is a landlocked country, what do they know about training a navy?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I dont belive its an article of faith adeer.

Puntland should train its navy elswhere and should bring competent tutors. This is meaningless as I said earlier.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Pr. Farole and Co waa ka sii darayaan. Tolow markan marka xigtana ma waxay odhan doonaan in Brazilian-ku espanol-ka baro :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

May be they will trained to combat pirates on the ground, at the pirate bases.

 

If they needed to train in a pool they would have contacted me for my pool is bigger & brighter than Melez's

 

P.S

 

Xaaji, send your navy to my pool too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this