Sign in to follow this  
Liqaye

SHIRKA NAIROBI: Doodii oo Maanta Adkaatay iyo Ergooyinka Puntland, Galmudug iyo Shariif Xasan oo Mad

Recommended Posts

Liqaye   

Nairobi (RBC) Shirkii wadatashiga dhinacyada Soomaalida uga socday magaalada Nairobi oo maanta galay maalintii labaad ee ugu damnbeysay ayaa doodii waxay ay gashay meel adag.

 

Dooda maanta ayaa ku saabsaneyd in laga hadlo waxa laga yeelayo marka uu dhamaado waqtiga KMG ee dawlada iyo jihada looga dhaqaaqayo, waxaana fikrahadooda arintaasi ka dhiibanayey ka qeybgalayaasha.

 

Xubno ku sugan gudaha shirka ayaa RBC Radio u xaqiijiyey in saaka markii uu shirku furmay ugu horeyn la dhegeystey talooyika xubnaha beesha caalamka ee sida kor joogtada ah uga qeybgalaya shirka. Waxaana markaasi kadib loo gudbay in la isu soo dhoweeyo aragtiyaha ay kala qabaan dhinacyada shirka.

 

Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa ka midoobay in aan wax waqti ah loo kordhin DKMG iyo barlamaanka, waxayna ku baaqeen in marka la gaaro bisha August 2011 la qabto doorasho cusub oo lagu soo dooranayo madaxweynaha, xildhibaano cusub iyo gudoomiyaha barlamaanka.

 

Hase yeeshee waxaa arintaa gaashaanka ku dhuftay Shariif Xasan iyo xubnihii la socday ee shirka joogay, waxayna arintaasi adkeysay doodii iyadoo loo balamay in dib la isugu soo laabto qeybta dambe ee shirka.

 

Markii lagu laabtay qeybtii labaad ee shirka ayaa waxaa halkiisii ka sii socday doodii u socotay dhinacyada iyadoo mid waliba uu ki weli ku adkeysanayo mowqifkiisa.

 

Madaxweynaha Puntland, madaxweynaha Galmudug iyo afhayeenka Ahlu Suna ayaa sheegay inaysan marnaba macquul ahayn in TFG xilka loo kordhiyo haddii wax ay qabanayaana ay horey u qaban lahaayeen iyagoo ku baaqay in booska ay baneeyaan markuu waqtigoodu dhamaado.

 

Waxaa hadda lasugayaa waxa uu ku soo dhamaan doono shirka oo galabta soo xirmi doona, waxaana xubno ku sugan madasha oo magacooda ka gaabsaday ay noo xaqiijiyeen inay aad u adag tahay in maanta kaliya go’aan lagu gaaro maadaama aragtiyo kala fog la kala qabo isla markaana dhinacna aanu dooneyn inuu kan kale raaco ama u tanaasulo.

 

WIXII KU KORDHA KALA SOCO RBC Radio. Insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Warar kooban oo ka soo baxay Shirkii Nairobi maanta ka furmay & Khilaaf soo kala dhaxgalay...

 

pril 12, 2011 - QOL - Magaalada nairobi ee dalka kenya waxaa ka furmay maanta shirkii wada tashiga Soomaalida ee ay ka qeyb galayeen wufuud ka socota maamulada gobolada dalka iyo qeryb ka mid ah Dowladda KMg ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

Madasha shirkaasi waxaa goob joog ka ahaa xubnaha maamulka Puntland, maamulka Galmudug, Ahlu Sunna iyo Baarlamaanka KMG ah, sidoo kale waxaa shirka goob joog ahaan uga qeyb galay madax ka tirsan dowladaha deeqaha ku bixiya Soomaaliya, QM, Mareykanka, talyaaniga iyo qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka.

 

Ambassador Augustine Phillip Mahinga ergayga Qarrammada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadlayay furitaanka ayaa sheegay in shirkan looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan waxqabadka maamullada dalka ka jira iyo sidii looga gudbi lahaa xilliga kala guurka ah marka uu dhammaado xilliga Dowladda KGM ah.

 

“Dowladda KMG ah madaxdeeda weli waxaa u furan inay shirka kasoo qaygbalaan mudada uu socdo,” ayuu yiri Mahiga isagoo ku celiyay in shirkan uusan ahayn mid go’aan looga gaarayo Soomaaliya, balse uu yahay mid la isku dhaafsanayo talooyin iyo fikrado ku aadan aayaha dalka Soomaaliya.

 

Furitaanka shirka ayaa waxaa ugu horeyn hareeyay buuq xooggan ka hor intii uusan furmin kasoo ku saabsanaa xubnaha shirkas uga qaybgalaya culummaa’uddiinka Ahlusunna Waljmaaca oo ku socday saddex koox, balse waxaa buuqaas xalliyay dajire Mahinga oo isagu kulamo kala gooni gooni ah la yeeshay dhinacyada Ahlu Sunna ee iyagu isku khilaafay shirka.

 

Dhinaca kale kooxaha Ahlusunna ee uu khilaafkku ka dhashay ayaa waxaa kala hoggaaminayay Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir oo ka socday maamulka Ahlusunna ee gobollada dhexe, Sheekh C/qaadir Sheekh Abuukar Soomow oo ka socday kooxda Ahlusunna ee Muqdisho iyo afhayeenka Yurub ee Ahlusunna Maxamed Xuseen Awliyo, kuwaasi oo iyagu madasha dhexdiisa ku sigtay inay isu gacan qaadaan.

 

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo shirka ka hadlay ayaa ka warbixiyay waxqabadka maamulkiisa tan iyo markii uu la wareegay xilka madaxnimo, isagoo si aad ah ugu dheeraaday ka hadalka burcadbadeedda, waxaana khudbadda Madaxweyne Faroole ay soo jiidatay ka qeyb galayaasha shirka.

 

Shirkaan ayaan wxaan si toos ah u qaaday DKMG Somalia ayadoona jawaab uga dhigtay hadalkaasi ka dib markii ay dalbadeen DKMG Somalia in shirkaasi aaanan lagala tashan waana mida keentay in ay ka baaqdaan dhamaan madaxda DKMG Somalia oo maanta ku sugan magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland, Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa ka midoobay in aan wax waqti ah loo kordhin DKMG iyo barlamaanka, waxayna ku baaqeen in marka la gaaro bisha August 2011 la qabto doorasho cusub oo lagu soo dooranayo madaxweynaha, xildhibaano cusub iyo gudoomiyaha barlamaanka.

 

This is a key point and the admins should stick with it. No extension.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

But that would go directly against the intrests of Shariff sakin since he is the main proponent of a 3 year extension....and ASWJ wants the international community to recognize them or atleast one of the three distinct groups screaming at each other in nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liqaye;711344 wrote:
But that would go directly against the intrests of Shariff sakin .

Indeed, thats the wonderful thing, Sharif Sakin will sink the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

No problems then a new parliament and new elections by august is what is needed, just let us see if this confrence that sharif sakin is taking part in will set out that agenda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The amusing thing is that this conference is made out to be the problem. The fact tat Sharif has failed in the past two years to even travel to any part of Somalia is never the problem, the fact that he has failed to deliver any of his promises, new constituition, defeating Al Shabaab and building tangible institutions is not the problem.

A two day meeting of Somali stakeholders is a big issue, worthy of demonstrations.

Come of it people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

As long we are talking about extension vs new election, hope is possible for either one, but if it said re-invent wheels all over again, a new conference, reconsiliation blaa blaa, it's total waste.

Share this post


Link to post
Share on other sites

An extension will not do, and a new election with 550 MP parliment defeast the whole purpose. A new national conference with a leaner parliment and bringing in the regions on board is the only viable way out,

 

Another condition should be that Sharif Ahmed must go.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;711356 wrote:
^^^The amusing thing is that this conference is made out to be the problem. The fact tat Sharif has failed in the past two years to even travel to any part of Somalia is never the problem, the fact that he has failed to deliver any of his promises, new constituition, defeating Al Shabaab and building tangible institutions is not the problem.

A two day meeting of Somali stakeholders is a big issue, worthy of demonstrations.

Come of it people.

Yes, a meeting about Somalia held in Kenya is a big issue. Sharif might be in power for 2 years, but conferences about Somalia were held outside of Somalia the past 20 years. I believe, it is you who needs to come off from whatever you are on adeer!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Stop it love. The fact is Sharif Ahmed's shortcomings should not be excused away by a Nairobi conference, when he has been to many about Somalia. Rememeber Istanbul, Djibouti and others in Nairobi since he was President.

 

this one is just about the end, which he does not like.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

No you need to stop it. Yesterday your retarded uncle Farole was calling for a Somali reconciliation conference to be held in Garowe, and today he is in Nairobi attending what Mahiga dubbed as "consultative Somali meeting".

 

Take your nonsense elsewhere adeer. This meeting is not inclusive if the TFG and 90% of the stakeholders in Somalia are not attending it. You are losing your marbles adeer. Warlords and retards are not Somalia, don't represent Somalia and can not speak for Somalia.

 

Cheers!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^My dear. No need to get upset, Sharif Hotel is clutching to straws and finding his "Somalinimo" and hate for the UN at a late stage. He came to power through the UN and he will leave through the UN. The Somali people never elected him, nor was he elected in Somali soil.

 

As for this meeting, its a small consultation, and Puntland has stuck to her position, no extention and a reduced parliment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I'm not upset just laughing at your delusions.

 

Farole's dream to become the president of Somalia will be crushed soon. Sorry adeer, no tribalist retard will ever again set foot in Villa Somalia. You can quote me on that for future reference.

 

Sharif is not clutching to anything adeer, that is what Farole is known for ma garatey.

 

And let me ask you this, how can you have an election with AS controlling most of the South?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this