Sign in to follow this  
Som@li

Sh Sharif Finally got it--Used and abused!

Recommended Posts

Som@li   

"Waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah in beesha caalamku ay mar walba yiraahdaan waxaan ixtiraamaynaa rayigooda iyo dowladnimadooda waxaana doonaynaa inay guuleystaan, balse damacoodu intaas waa ka duwan yahay," ayuu yiri Sheekh Shariif.

"Beesha calaamka waxay u baahan tahay fasiraad, waayo maalin walba waxaan maqlnaa bulshada caalamka ayaa sidaas doonaysa, haddaba dalalka danaha ka leh Soomaaliya waaye kuwa wareerka nagu haya ee ma ahan dadka kale ee doonaya inaan guuleysanno kuwaasoo aan lahayn awood ay nagu garab-istaagaan," ayuu yiri Sheekh Shariif.

 

 

>>Here

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Maskiin , Did he really think they were helping him? Somalia? Did he trust them? and thought 550 MPs would work to begin with, or he only cared to be a President. This TFG is all fake.

 

What a waste!

Share this post


Link to post
Share on other sites

That could be true Xaaji and all indicates point to Sharif losing his head from a swift swing of the Amir's sword. However, this would be honorable death, instead of being a coward and hiding behind african mercenaries, with little or no respect from the general public.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Godane wears niqab because he is afraid to show his face to Sheik Sharif Sheik Ahmed! :D

madaxweynaha2.jpg

Long live our commander in chief, mudane Sheik Sharif Sheik Ahmed!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;711116 wrote:
Godane wears niqab because he is afraid to show his face to Sheik Sharif Sheik Ahmed!
:D

madaxweynaha2.jpg

Long live our commander in chief, mudane Sheik Sharif Sheik Ahmed!

Shariff looks African..

 

Btw, look how the guy to his right is spooked and the one to the far right near the wall is only sticking his head out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saan baa loo hadlaa haddii kale la iska dhaafaa. Runta ayuu u sheegoyaa. Kaca ku dheh 'beesha caalamka' ku sheega. Kaca waliba kir iyo yur ha loogu daro. Soomaaliya ayeeba shirkad hoteelo qandaraaso ku qaato ka dhigeen. Marba hoteelo ku yaalo magaalooyin shisheeye loogu yeeraayo madaxda Soomaaliyeed, lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galayna lagu cunaayo. Kaca, waliba gis ku dheh, indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Oo hadaa muxuu ahaan lahaa, haduusan African ahayn, malaha British baad mooday, waxaan maqli jiray reer SL markay Nairobi tagaan waxay dhihi jireen waagaan Africa tagnay ma kuwaas baad ka soo hartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I know, some more then others. If Sharif fails, you can bet he will be leaving with his Bantu mercenaries back home to Rwanda or Burundi or the Congo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this