Sign in to follow this  
Liqaye

Raga Soomaaliyeed ee Guur Doonka ah oo kusii qul qulaya Dalka Hindia (Warbixin iyo Sawiro ).

Recommended Posts

haha Aaliyah hadaad i fahantay lol! Laakiin kaligay maaha, for now, shan qof baa is diiwaan galiyey :), kuwo badan oo kalena jidkay ku soo jiraan.

 

Aniga hawsha baan u habayn uun, uma socdo meeshaas basbaaska iyo curry-ga badan :).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

tashuush waxay? khalkhal miya? if that is the case I did my job of looking out for them lol!..the ultimate decision rests on their shoulders. haye shekadan wa ka baxay lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Al Maskin, waa in 'calaacal laguu fasiro' yah. Aniga waxaan idhi uun raga guurku ku adkaado haday meel aan la diidayn (baahidu wayntahay) aadan waa xaqooda. Runta ayaan sheegayaa, hablaha aan walaalo nahay ee Somaalia jooga marka rag Europe ka tagay doontaan, suaasha hore oo ay is waydiiyaan waa 'maxaa ka si ah?, it's a valid point, nin wax ka dhiman yihiin ayuunbaa this level of desperation ku dhaqaaqi lahaa. Raga Somaaliyeed ee qurux, dadnimo iyo karti isku darsaday inay xaliimooyinka ag jooga ka fakadaan way adagtahay. :D Having said that, personally as I said squillion times before if a Somali chooses to marry Arab, cadaan, madaw, gaal or even an alien xaq bay u leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Wax uun bay noqon kartaa, :D ha iqodin, laaakin fekerka ah raggii kartida lahaa oo fiic fiicnaa ma aadaan wadamadas, waa fekrad khaldan. With supply and demand, xaq bay HABluhu u leeyhiin in ay ka wer weraan arinkan, waayo inankii xagaas aada boos u buuxin lahaa oo hablaha Soomaaliyed ah baa banaan. Markaa waa fahmi karaa waxa Habla qaarkood ka caraysiiyey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Kolay aniga oo aha the most critical of this trend ma ihi qof ka warwarsan in boos laga buuxiyo. Laakin, this 'trend' as you put (though I don't see it as such) is based on the implication in ay naagaha Hindia kuwa Soomaaliyeed dhaamaan as you've also hinted. I'm interested in what ways. Iska dhiibo ra'yigaaga, we won't hurt you. :P I find it interesting because this is a systematic approach to finding an Indian wife. Haday ahayd ardayda Somaaliyeed ee Hindia joogta oo hablo ay caashaqeen guursaday waa la fahmi lahaa. Laakin intaad tikidh goosatid, saylad dumar mid kala soo bax, with the main criteria in Hindiyad tahay waa sheeko kale.

 

Ha ilaawin laakin, for every Faarax guursada naag wadan kale ka timi, waa xaa jirta xaliimo yana guursata nin aji nabi. Labada dhanba waa laga qulqulayaa. Illahay amarkii. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

*Blessed;713139 wrote:
Al Maskin, waa in 'calaacal laguu fasiro' yah. Aniga waxaan idhi uun raga guurku ku adkaado haday meel aan la diidayn (baahidu wayntahay) aadan waa xaqooda. Runta ayaan sheegayaa, hablaha aan walaalo nahay ee Somaalia jooga marka rag Europe ka tagay doontaan, suaasha hore oo ay is waydiiyaan waa 'maxaa ka si ah?, it's a valid point, nin wax ka dhiman yihiin ayuunbaa this level of desperation ku dhaqaaqi lahaa. Raga Somaaliyeed ee qurux, dadnimo iyo karti isku darsaday inay xaliimooyinka ag jooga ka fakadaan way adagtahay.
:D
Having said that, personally as I said squillion times before if a Somali chooses to marry Arab, cadaan, madaw, gaal or even an alien xaq bay u leeyihiin.

Barakaysan wali waa intii uun :)

Ma dhici karto miyaa nin isku dhacayaa in uu aado meeshaas? Adigu waxaad leedahay kaliya maba dhici karto, unless uu foolxunyahay, meel kalena wax ka waayey, ama wax si kale uga dhiman yihiin?

 

Inuu xaq u leeyahay taas doodba kama taagnee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Illahay idinkii.. There are always excpetions, hee dhe. Laakin, understand what I'm saying, the good brothers tend to get snatched up pretty quickly. Teeda kale my idea of nin isku dhacayo doesn't include a narcistic faarax rabo naag caabuda like some earthly god. Anyway, I'm just musing, don't be put off oo iska bashaala walaaloyaal. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this