Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Feds questioning supporters of Ohio-based leader of Somali group trying to unite territories

Recommended Posts

A_Khadar   

XX, and Co, don't feel left out.. SSC is moving forward and here is the real news..

 

Washington,(Lasanod Online)- Hogaamiyaha Hogaanka SSC Saleebaan Ciise Xaglotoosiye iyo wafdi uu hogaaminayo oo hada ku sugan magaalada Columbus ee gobolka Ohio,

 

ayaa dhowaan shir kula galay magaalada Washington saraakiil ka socotay Wasaradda Arrimaha Debeda Maraykanka.

Shirkan oo Hogaamiyihu Dawladda Maraykanka ugu gudbiyey xaqiiqada waxa ay u taaganayihiin hogaanka SSC iyo dhibaatada maamulka Somaliland ka wado deegaanada SSC.

Waxaa kaloo meesha laga saaray kooxo kasoo jeeda Somaliland oo dacaayad been ah ka fidiyey Hogaanka uu hogaamiyo Xaglotoosiye ee SSC.

Bilihii lasoo dhaafay waxaa jiray dad badan oo kasoo jeeda beelaha SSC oo ay saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen hawlaha ku aadan SSC, iyadoo hore sidoo kale su’aalo noocaan ah u weydiiyeen Xaglotoosiye.

“…Dad gaadhaya 30 illaa iyo 40 oo kamid ah dadka kasoo jeeda SSC ayey saraakiisha Maraykanka su’aalo ka weydiiyeen arrimaha SSC…” ayuu yiri hogaamiyaha SSC oo sheegay in hogaanku uusan wax lug ah ku lahayn arrimaha argagaxisada.

“….Dawlada Maraykanka maaha inay dhaqaale iyo wakhti ku lumiso hawlaha SSC maaha argagaxiso, waa inay wakhtigaasi ku lumiso soo qabashada argagaxisada runta ah….” ayuu saxaafada u sheegay Suleebaan Xaglotoosiye oo hada ku sugan dalka Maraykanka.

Saleebaan ayaa sheegay in ay jiraan xubno kasoo jeeda Soomaliland oo dacaayado u gudbiyey dawlada Maraykanka, iyagoo ku tilmaamay Hogaanka SSC mid xiriir la leh kooxaha argagaxisada, arrintaasi oo uu beeniyey hogaamiyahu kana dhaadhiciyey Saraakiishii u la kulmay.

Saleebaan ayaa sanadkii hore 2010 bishii Maarso diyaarad laga reebay dalka Kenya, kadib markii looga shakiyey arrimo la xariiray warar laga gudbiyey, wuxuuna sheegay arrintaasi mid lamid ah inay tahay waxa hada ka socda Maraykanka.

Qaar kamid ah Saxaafada Soomaaliya ayaa shaaciyey in hogaamiyaha SSC la xiray, balse wararkaas ayaa beenoobay, keliya waxa ay xaqiijiyeen saraakiisha Maraykanka in bishii lasoo dhaafay su’aalo la weydiiyey Xagaletoosiye iyo xubno kale oo kamid ah SSC.

Hogaamiayha ayaa sheegay inuu u halgamayo deegaanada uu kasoo jeedo ee SSC, isla markaana uu ku wacyi gelinayo Soomaalida inay ka qayb qaataan sidii loo heli lahaa Somalia oo nabad ah oo midaysan.

Saleebaan Ciise ayaa muddo 10 sano ka badan ku noolaa dalka Maraykanka, halkaas oo ay degenyihiin reerkiisa iyo caruurtiisu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SSC arinkaan weyba caawisey...Fox CNN Guardian etc iyo kuwa kaleba ayaa hadda qoraya magacood iyo waxey u dagaalamayaan ..Somaliland waa NABAD goitaankana waa loo dhan yahay meesha ka saartey free PR....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Complete   

Vans;708404 wrote:
Quick question. It's a little off topic but I've always wondered and thought to myself, are the supporters only supporting this cause because of what they're offering and/or putting on the table or does their tribal background influence a lot with their support? I pose this question to not only SSC supporters but Somaliland, Puntland, ******ia, and any other Somali group that has a large support group.

Beebol haf yet to ansar my kuweshtan. Haye maxay tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Vans;708793 wrote:
Beebol haf yet to ansar my kuweshtan. Haye maxay tahay?

Ignore Bugland (JB), your question is on the spot. You should know by now that clanism is the main prisom most Somalis look at things even against their own personal interest. Even those who are in the west are immune to the democratic principles they are living under daily.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Every try to suppress the will of ssc people, it backlashes against s/l project. Few weeks/months ago, all secessionists were chanting about the ssc leader is on the run and helpless in sol. That same helpless man is meeting with state department and advancing his people's cause by the day. He achieved and gained a lot more than s/l

SSC gain:

Momentums

Recognition that ssc is not part of s/l project

Revealing about NGO donations used with illegal activities such as killing civilian by s/l

Possibility to direct support from NGOs

 

S/l loses

lost of stability

Diminishing the recognition

New states declared (Awadal) Makhir on the way

Unable to close the borders

LA is about to be lost

Lost of Kalshale fight

and more<O:p</O:p

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;708866 wrote:
Every try to suppress the will of ssc people, it backlashes against s/l project. Few weeks/months ago, all secessionists were chanting about the ssc leader is on the run and helpless in sol. That same helpless man is meeting with state department and advancing his people's cause by the day. He achieved and gained a lot more than s/l

SSC gain:

Momentums

Recognition that ssc is not part of s/l project

Revealing about NGO donations used with illegal activities such as killing civilian by s/l

Possibility to direct support from NGOs

 

S/l loses

lost of stability

Diminishing the recognition

New states declared (Awadal) Makhir on the way

Unable to close the borders

LA is about to be lost

Lost of Kalshale fight

and more
<O:p</O:p

ssc is part of Somaliland as rebel leaders defect back to Somaliland and their leader is being held by the American authorities there were no killings of civilians i yet have to see evidence , other than false allegations

Somaliland army (Ciidanka qaranka) Moved towards Eastern Sool when the pirates tried to do Something and we all know what happened let alone La being lost to whome ? Somaliland did not Lose a single inch of it's territory they controlled, States being declared lols this is borama awdal today

 

 

This is maakhir dhahar few months ago Somaliand is building prisons in dhahar

 

qaybta_dumarka_thumb_other519_335.jpg

 

ururada_haweenka_thumb_other516_414.jpg

 

DSCI1028.jpg

 

Jibriel cali salaad the founder of maakhir state is in Hargeysa Suldaan sicid suldaan cabdisalaan suldaan Maxamuuud cali shire is in Hargeysa the Maakhir Sultan. All of your Garaads are against the ssc rebel Stuff except the two Jamac garaads

Somaliland is better then before the Current Administration is attracting International investors it tripled it's budget

Somaliland has introduced free education for Primary and Highschools. the university of gabiley construction is in full gear as well as the port of Mait city.uk aid for Somaliland was doubled. Somaliland can't get better God bless President Mujahid Siilaanyo and his vice president Seylici.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaajiyow waxba lagaa qorimaayo oo marfuucu qalam baad tahay :)... SSC way dhaqaaqday and northern regions of Somalia will never be the same. With that said, anybody can be alleged and questioned relating to terrorist charges but the defedents have to prove otherwise. Where will the warmonger of Siilaanyo and the likes hide?, qofka guri quraarad ah ku jiraa inuu dhagaxtuurka bilaabo ilama aha..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;708938 wrote:
Xaajiyow waxba lagaa qorimaayo oo marfuucu qalam baad tahay
:)
... SSC way dhaqaaqday and northern regions of Somalia will never be the same. With that said, anybody can be alleged and questioned relating terrorist charges but the defedents have to prove otherwise. Where will the warmonger of Siilaanyo and the likes hide?, qofka guri quraarad ah ku jiraa inuu dhagaxtuurka bilaabo ilama aha..

wa runta ssc way dhaqaaqday waxay u dhaqaaqday hargeysa qaarna maraykan bey aadeen;)

 

Mujahid Siilaanyo is not a warmonger he is a peaceful man wa ninka maalin kasta nabad ku baqayaa while the nabadiids want war i wonder why ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Been ma sheegin markaan ku idhi marfuucu qalam baad tahay... war wax ila fahan SSC samaday gashay ninyahow. Mujaahidka ku lahaa, haddii Siilaanyo mujaahid yahay Suleiman Al Farizi-na ma budhcadbaa? Mujaahidnimoy xaal qaado!

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ssc marna ha odhan way dhaqaaqday marna ha odhan samaday gashay ambaad so qaban kari weyda ha iska fogeyn. taleexi abti nabadi diiday budhcad badeedki diiday Khusuusigi diiday garaadadii diiday , waxgaradki Diiday Amiir godane diiday ,, Qaranki Somaliland falaagaad ku noqotay oo diiday Beeshi calaamki diiday oo wadiga calanki Boqortooyada ingriiska gubaya.. Halkeenu ku raacna

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this