Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalilanders with Djiboutian nationality to vote in djibouti election video

Recommended Posts

bilan   

Lool @ 70%, walee XX inuusan dhamayn, so Xaaji ma waxaad leedahay people who live in Hargaisa have different genes than the ones in Hobyo iyo Xaafuun?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Cali Dhuux cid ka xigtid ma jirteey wax kala sheeg.

 

Dhakhaatirtaa ka hadleeysid Soomaali sheegayeen wax Soomaaliland la yiraahdo ma sheegeyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;708984 wrote:
Xaaji Cali Dhuux cid ka xigtid ma jirteey wax kala sheeg.

 

Dhakhaatirtaa ka hadleeysid Soomaali sheegayeen wax Soomaaliland la yiraahdo ma sheegeyn.

Dhakhaatirku waxay sheegeen inanay Somali ku sheego inanay isku wada isir iyo genetics ka so jeedin gaar ahaan umadaha degen Somaliland iyo ka kuwa Koonfurianska as for Cali he was Born in berbera he grew up among the People of berbera where he was born and bred and mothered by a woman From Saaxil. marka geneskisa hadaad dib u raacdiid wa Ki laanderka that's what i mean dadka Somalilandersku wa dad Is dhex galay intermary si lixaad leh oo isku dhex milmay oo hada an laga la sooci karayn hab dhaqan hab assal hab lahjad hab xeer hab Qawmiyad Marka sida u qaado Che.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Cali Gari waa dad anuguna isku qowmiyad, dhaqah, iyo diin aano nahey. Bal adiguna saas uqaado.

 

Dee give me the source dheh, all Somali'landers' were qomiyad aan Soomaali aheen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che horta Somaliga Maha sidad Moodey Qoladi Dawladi Kacaanka xammar so tobi jirtay ma xasuusata eeh la odhan jiray Wa Somali Aboow Kuwaas laftigooda Ayaa markay dhowr generations kugu dhex dhal dhalan inay Ku Somaliyeyan Somaligu maha Wa luqad hadana usi kala baxda lahjado wa siday factku sheegeya wax u dheer ah ma jira . wax xarafyada Somaliga ka dhawaqi ugu dhow dhow umadaha africa iyaga ugu dhow wa Somali aboowga. Nimanka Qabaalka isku dilay eeh aad sheegtey marqaanweyne meel la yidha bey degen wax dhaqan oo ay la wadaagaan Dadka Koonfurianska anigu ma hayo. Diinta aad sheegtey wa run Dadka Geeska africa badankoodu wa Wada Islam laakin waxanu ka hadlayna dhaqan isir iyo qaab dadku u so wada dhaqmi jireen ka qarni ka awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koonfuur waa Soomaali ninka aan waxla wadaagina Soomaali ma aha. Marka raali baano kanahey hadaad Soomaali aheeyn. Bal Alla hakoo sahlo waxaad raadineysid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

For instance Che Most Ethnic Somalilanders carry the Haplagroup T while the Majority of the Koonfurians carry the E1B1B1A, Somaligu dee umadu Luqad wadago weye sida Anglosaxionka balsee kalo dhaqana duwan waxyalo ay wadagan hab dhaqan wa jirta waxyalo ay ku kal gedisanyihin na wa jira laakin isku origin maha ah intaas weye isirkoodaa na waxyaalo fara badan ba la ogaday meelo fara badan na wali calamaatul suaal ba saraan Che anigu waxba ma raadinayo saaxib;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Lol......Sheekada genetics may gaartey.

 

Somalina,

 

Xaaji Xanjo

Allow yaada magac nagu dhajin, was it not Zubayra you came up with ? And now Xaaji Xanjo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Sxb, Soomaali waa mid uun hadaad adigu iska saartey waa mid adiga kuu taal. Mal kheyrbaan kuu rajeenayaa inaad hashid waxaad raadineysid.

 

Give me sources ninyahow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che anigu sideen Somali iskaga saaray lol sawnigan afsomaliga kugu la hadlayo war hadalku halku ka maray somalidu waxa tidha Nin na hadal si u yidhi nina si u qaaday Anigu Somaliga uun baan sharaxay oo aan qeexay, Adigu laakin ma sharixi kartid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL@Che, Xaajiga maku wareertay, war ninkan waa margi marba dhinac buu u leexdaa. Mar waxuu ku odhan Israel mad madow baan nahay marna waxuu ku odhan ethnic cusub baan nahay, haddana waxuu keenay dhulooska iney isaga isku ethnic yahiin Somalida kalana ay nooc kale tahay. I really feel bad for the children that are being born and schooled at where Xaaji is from. Beentaas baa lagu korin LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;709005 wrote:
^^ war been ha iga sheegin israiil madow maan sheegan laakin Ethnic gaara inanu nahay muran kama jiro:D

Israel waad sheegatay hadda ka hor, hadda xitaa adoo Ingiriiska jooga baad "Jerusalam" ku qoratay as your hometown LOL.. Avatar-kaaga hoostiisa eeg. Waxaan ku weydiiyay qofkii kasoo jeeda Baydhabo ee Berbera ku dhashaa sidii Cali Dhuux ma ethnic badalmayaa isagana?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jerusalem waan joogay Shaqaan u joogay for a long time Jerusalem na Wax Israil ay iska leedahay maha Jerusalem wa dhul Islam sidan u aqaano hadaad adigu Yuhuud siisay dee wa mid adiga ku taal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this