Sign in to follow this  
General Duke

What's the greatest Somali love story ever told?

Recommended Posts

Showqi   

Bilan haa walaal waan hayaa, gabayada oo dhan waan ku soo wadda qorayaa meeshan.

 

Cawrala markii ay XIIS ku soo noqotay, waxaa ku sii batay boholyoow iyo Jaceyl ay u qabto Calimaax waxa ayna saaxiibadeed u sheegtay tixdan:

<O:p</O:p

Baxsanay habeennada indha baal ma saarinoo,

Duni baadi weeyoo bilisina illowshaha,

Wa u beer nugayloo ba'a iyo baraaraha,

Baraarahay xuseeyaan anse baal ka marayoo,

Biimahaad ogayd iyo cirkoo biriq hillaaciyo,

Bartii roobka duufaan biyihii shubmaayiyo,

Dakhalkii bacramay baan baayeey ku selelaa,

 

Bisin alla bir weeyaan sow bilow ma taabinoo,

Eebbe ima ballaysiin anoo baaxa degayoo

Bes ah oo hafanayoo bixi layd naftaydii,

Baaqaan hayeeey iri sow Cali-badmaaxoo,

Birrigii imuu gayn baari iima qabanoo,

Berrigii imuu gayn naftaan qaaddir bixinayn,

Ogow wey badbaaddaa

 

Waa baab jacayloo baarax uma ledaayoo

Baddaasaad arkaysoo buuraha la moodoo,

Badraankii libaax iyo hambabarada booddiyo,

Bahaluhu ka buuxaan way bila dayahoo

Buruudkii Badmaaxiyo nuur layga biliyaa,

Waa boog jacayloo bukaankii la yaab ma leh,

Beerkiyo wadnaha iyo bogguu hoy ku leeyahay,

 

Waa baab jacayloo Billaawihii afaystoo,

Bedenkayga degayoo igu beeray boholyow,

Waa baab jacayloo waxa ii bogsiina ah

Ama ii bushaara ah oo ii baraara ah,

Ama ii barwaaqa ah baanashada haweenoo,

Badmaax-aan hantaayoo berri aannu kulanoo,

Beryasamo ku waarraa!!.<O:p</O:p

Muddo markii Calimaax uu magaaladiisii joogay, xaaskiisii iyo caruurtiisiina uu iskala noolaa ayaa waxaa loo keenay waraaq ka timid Cawrala. Waraaqdu waxay ku qorantahay Afka Carabiga. Nasiibdaro Calimaax Af-Carabiga ma qoro mana akhriyo. markii waraaqdii loo keenay, buu Cali garanwaayey waxa ku qoran iyo meel ay ka timid. markaasuu wuxuu ulla tegay soddogii oo uu gabadhiisa qabo. Wuxuu ku yiri: “xaaji bal waraaqdan ii akhri”. markaa buu wadaadkii firiyey mise Ninka kabadha ka qabaa, gabadh kale baa u dhimanaysa oo jecel bes la ah. Odaygii wuu ka xishooday in uu u sheego waxa ku qoran waraaqda, wuxuu yidhi: “Cali walaahi ma garanayo fartane bal waxaad u geysaa hebel oo ah wiil uu dhalay (Calimaax Seedigii) isagaa iiga fiican qoralkan’e”. Wayahay buu yidhi, markaa Calimaax wali ma fahmin waxaa laysugu riix riixayo. Wiilkii buu u tegay wuxuu yiri: “ii Akhri waraaqdan” wiilkii baa ka qaday wuu akhriyey markaas buu arkay wixii odaygu arkay oo kale! wuxuu ku yidhi: “Cali waraaqda cid kale ma tustay” haa buu yidhi oo aabahaa baan soo tusay! wuxuuna i yidhi waxa meesha ku qoran ma fahmayee Seeddigaa u gey. Markaas buu yidhi wax meesha ku qoran waa sidan oo gabadhaas baa kuu soo dirtay oo kujecel' Calimaax maalintaa wixii ka danbeeyey wuxuu go’aansaday in aanu dib dambe qof u odhan waraaq ii Akhiri, ee uu isagu akhristo. Wuxuuna bilaabay iskuul (wuxuu ku biiray Culimadii Sayid Maxamed C. Xasan) si uu u barto qur’aanka iyo Afka Carabiga, hadhowna uga jawaabo waraaqdii Cawrala.<O:p</O:p

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

when I was younger I used to ask my sister to tell me tht story abt cilmi bodhari and she would always say that she will tell me one day when im old enough lol..somehow many years have passed and I totally forgot abt that story...... I mean I know bits and pieces abt how he was a baker and she was a rich girl and that he killed himselef at the end because he was madly in love with her and she was promised for another...but not the whole story. Who can tell me where one can buy such books??..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

when you say he died of a broken heart? clearly he killed himself!..unless like u said he died of a disease then thats an exception...like who believes that bs u would die ofa broken heart..ppl can move on! anyhow I wanna read that story and go all teary! bt seriously lol..ppl exaggerate love a bit!..

Share this post


Link to post
Share on other sites

. ^^^Aaliyah, there is no mention of a suicide in the story. He died of a sickness, over time he started to get weaker, stopped eating food and passed away. Death from a "broken heart" can occur, if a person is sick physically then decides to give up and not fight.

 

It has happened throughout history, however there was no suicide involved.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

He died of a sickness, over time he started to get weaker, stopped eating food and passed away

If he stopped fighting for his life then that is still some form of suicide...aint it? anyhow who can prove now that he died cuz he didnt want to fight his disease and not because the disease overtook him? ppl are romantic creatures. Why would he give up his life for some girl??.....even thou I believe in the concept of love most romantic stories stretch it a little..lol at the end of the day I love myself more than anyone else bt maybe thats just me! hahha

 

anyhow where can I buy these books? are there novels out there abt cilmi bodhari's story or any other somali romantic story?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

anyhow where can I get novels abt cilmi bodhari or any other somali romantic story? is there an online website where u can order? or do somali stores have it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

nice. Thanks xabiibti! Will do....it is been like forever since I wanted to know the full story ..now it is my chance I guess...im so excited!..

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Boodhari’s name has become synonymous with love amongst Somalis just as much as Imam Gurey and Sayyid M. Abdulle Hassan’s names have become synonymous with patriotism.

 

His tragedy seduces your conscience and fulfils one’s ideal romanticism and fantasy but with a different fate of course, every girl would love to be loved totally, fully and wholeheartedly just as much any guy would love to be madly, fully and completely in love with his chosen abaayo macaan and whether you want to deny it or accept it we are all capable of loving just as much, it’s just that we haven’t been cursed with Boodhari’s destiny which is the most tragic one I’ve ever heard.:)

 

As a nation we are all inspired by Boodhari’s unconditional love towards Hodan, his commitment, bravery, loyalty, dedication and above all faithfulness, you can’t help it but admire the man’s bravery even if in the end it caused his untimely death but I guarantee you, had he been given the opportunity, he would’ve done it again but this time I am sure he wouldn’t have fallen sleep and miss Hodan.

 

After Imam Ahmed Gurey and Sayyid Muhammad Abdulle Hassan, Boodhari is the third most famous Somali man amongst the Somalis from all corners of the country, that is how much people adore him and I don’t think people will ever stop talking about him as long as there’s one of us on this earth.

 

I most certainly won't...

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this