Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland Vice President - Seylici There was no xasuuq against innocent people in Kalshaale

Recommended Posts

Saalax   

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Ciidamada Somaliland Ay Galeen Xusuuq Wakhtigii U Socday Dagaalkii Kalshaale.

 

Hargeysa (Ramaas) Mar.24, 2011 - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici), ayaa beeniyay in ciidamada qaranka Somaliland ay galeen xusuuq ka dhan ah xuquuqda aadamaha oo loo gaystay dad shacab ah intii uu socday dagaalkii deegaanka Kalshaale ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada kooxda falaagada ah ee SSC.

 

Md Saylici waxa uu sheegay in aanay jirin wax xasuuq ah oo ay galeen ciidamada Somaliland muddadii u socday dagaalkii Kalshaale, laakiin ay ciidamadu iska difaacayeen wareero ay ku soo qaadeen kooxda nabad-diidka ahi, isla markaana aanay suurta gal ahayn in xasuuq loo gaysto qayb ka mida shacabka Somaliland. Waxaana uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlaya “ Ma qabo in cidi xasuuq samayn karto qarnigan 21-aad mana jirto wax xasuuq ah oo dawlada Somaliland gaysatay nabada ayaana u dana cid walba ummada reer Somaliland cid la xasuuqayo ma jirto waxa ummada Somaliland kan Buhoodle jooga ka jooga Laascaanood iyo jooga Lawya-cadaba nabad ayay dani ugu jirtaa”

 

Waxa kale uu Madaxweye ku xigeenku ka hadlay furashada ururada siyaasada, isaga oo sheegay in ay tixgalin doonaan natiijada rayi ururinta la filayo in ay sameeyaan guddida ka soo talo bixinta furashada ururada Siyaasadu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

lol.. Who was expecting that he or anyone from ur entity to admit the atrocity committed by your militia.. Try again lad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There was no massacre in the buhoodle district committed by the Somaliland army (Ciidanka qaranka) Not a single reer mye or innocent civilian was hurt by the Somaliland Troops. baseless propaganda i say

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Danbi xaga alle ha kelin intaad duriyada difaac isleedahay iyo mashruuceeda. When it comes to individual rights, and those who got hurt on bothsides, better be careful to deny what happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;705129 wrote:
There was no massacre in the buhoodle district committed by the Somaliland army (Ciidanka qaranka) Not a single reer mye or innocent civilian was hurt by the Somaliland Troops. baseless propaganda i say

Facts on the ground hint otherwise

1(h).jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

This war criminal should be preparing for his defense case in Hague.

 

Already, InterPOL is waiting the other war criminal Silaanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kuwaan ssc calacal badanaa. there is no xasuuq, u shud be habby to be part of jamhuriyada somaliland. we give u ssc democrasy, food, water, close, build things for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Yes they must be convicted of war crimes Siilaanyo and Abu maqlse Saylici . they are knowingly invaded the people of SSC on false pretenses. The action resulted and over civilian casualties.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this