Sign in to follow this  
Saalax

Dawlada Somaliland Oo Caawi u qaybisay dadka Deegaanada Magaalada dhahar ee bariga Sanaag

Recommended Posts

Saalax   

^^^ Somaliland transported the aid to them. Lanqayrta cas "Imaraatka" head office is in Hargeysa - Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

salah si fiican wax u baro si aan uga kaaftoono macaawino dibada,,, get good education we don't need any help from outside insha allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

gooni;703181 wrote:
somalilander see u egyahay miyuusan somali ahayn?

This is how a typical Somalilander looks like

ugly_monkey.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thursday, March 17 2011 DHAHAR---- Masuuliyiin Soomaaliland ah oo maanta qeybiyey raashin ay ugu deeqdey Laanqeyrta-Cas .

Print E-mail 12 comments Dhahar (SPR): Maamulka Soomaaliland xarunta dowlada hoose ay ku leeyihiin degmada Dhahar ayaa waxaa maanta lagu qeybiyey raashin badan oo ay uga yimaaday xarunta Laanqeyrta Cas “imaratka” oo xafiiskoodu yahay magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Raashinkan ayaa waxaa lagu qaadayay baabuur waaweyn iyadoo loo qeybiyey magaalooyin iyo tuulooyin badaan.

 

Raashinkan ayaa waxaa qeybinayay Taliyaha Saldhiga Sedexaad ee Somaliland Col. Muuse Jaamac Dalaf iyo duqa magaalada Dhahar Cali Kilwe. Raashin qeybinta ayaa waxaa loo sameeyey magaalooyin ka kooban 16 oo ay kamidyihiin Dhahar, Xingalool, Buraan, Baraakta Qol, Balibusle, Booda, Ceelaayo, Carmo, Af-urur, Ceel-Daahir, Shaxda, iyo kuwa kale.

 

Col. Muuse Jaamac ayaa sheegey in raashinkan loogu deeqey maamulka Soomaaliland oo ay ugu deeqday Laanqeyrta Cas, waxaana loo qeybiyey deegaanada Somaliland oo dhan. Col. Muuse Jaamac xusey in ay uga mahad celinayaan maamulka Somaliland iyo Laanqeyrta Cas oo suura galisey. Sidoo kale waxaa goobtaasi ka Hadley Cali Kilwe oo sheegey sidoo kale in ay waqti lagu jiro ay dadku abaaro saameeyeen ay isla markaana uga mahadcelinayaan.

 

Cali Kilwe ayaa sheegey in deegaankan uu yahay mid aad u balaadhan dadkuna ay aad ugu badanyihiin, isla markaana ay ka codsanayaan maamulka Somaliland in ay kasoo badiyaan, waxna ka qabtaan abaaraha dalka saameeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

War doqonoow stop taking credit for some else's work. It is the AMERICAN RED CROSS. That's right. It's donations collected from the good citizens of the world. Not your clan entity. If you cared a little about the people, you wouldn't let a pedophile brothels operate in your city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this