Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland interior deputy minister with delegation visits Kalshaale and meets buhoodle elders+VIDEO

Recommended Posts

ANWAR   

soon puntland interior deputy minister with delegation will visit Kalshaale and have meetings with buhoodle elders......this will never END

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukumada Somaaliland iyo Odayaasha Beesha Buhoodle oo Kulan ku yeeshay Kalshaale Iyo qodobada laga wadahadlay

 

Berberapress

Kulan balaadhan oo manta ay yeeshen xukumada Somaliland iyo odayaasha beesha Buhoodle ayaa manta ka dhacay degaanka Kalshaale oo 18km ujira degaanka qorilugud

 

Kulanaka manta oo ahaa xaqiiqa raadin ay samaynayeen odayaasha Beesha buuhodle sidi ay indha hooda uguso arki lahaayen baraago ay dhawaan astay xukuumada Somaaliland

 

 

Waxana ay labada dhinacba si wada jira uga hadleen sidi ay unabadayn lahaayen degaanada aya wada degaan labada Beelood ee qorilugud Iyo Buhoodle

 

 

Waxana madashaas lagu casuumay gudi balaadhan oo ka kala socda dadka rayida oo kala Odayaasha iyo waxgaradka degaanada Buhoodle iyo gudi ka socda xukuumada somaliland oo uu horkacayo wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland.

 

 

Gudidaga ka socday deegaanka buuhoodle ayaa sheegay in ay xaqiiqsadeen in la duugay baraagihii , kuna mahadnaqay sida wacan ee ay xukuumada somaliland uga qayb qaadatay una aastay baraagaha dhaliyay xurgufta colaadeed.

 

 

Axmed Cawil Bacluul oo ka mid ah odayaasha deegaanka buuhoodle ka hadalayay xalada nabadaynta kalshaale �Markaanu tagnay deegaanka kalshaale anaga oo ka kooban gudi ka kala socda xukuumada somaliland iyo guddi ka socota deegaaanka buuhoodle, waxaanu kala kulanay oo aanu xaqiiqsanay in la dumiyay oo la aasay baraagihii kalshaale, balse fikirka aanu qabnay ayaa ahaa in ln la dumiyay oo qudha, balse aan la aasin baraagahaas hadana waxaanu xaqiiqsanay in la dumiyay oo la aasay isla mar ahaantaana waxaanu diyaar u nahay in la dhamaystiro inta kale ee dhiman si loo helo nabad buuxda oo ay dadka deegaankaasi kuwada noolaadaan�

 

Dhanka kale waxa xaga xukuumada somaliland goob jooge ka ahaa oo hor kacayay gudidaas wasiir kuxigeenka arimaha gudaha soomalliland mudane Cismaan Garaad Soofe, isaga oo wasiirku sheegay in ay ka go'an tahay xukuumad ahaan sidii ay u hashiisiin la haayeen labad beelood una galayaan hawl kasta oo nabad looga dhalinayo deegaankaas.

 

Dhanka gudida buuhoodle waxa horkacayay oo ka mid ahaa gudidaas

 

 

Gardaad Maxamed Saleebaan

 

 

Caaqil Yuusuf Maxamed Aadan Cawl

 

 

Sheekh Cumar Sheekh Cusmaan

 

 

Ganacsade Xaaji Saleebaan Faarax Diiriye

 

 

Ganacsade Cabdirisaaq Saleebaan

 

 

Ganacsade Axmed Siciid Caamir

 

 

Macalin Mataan Igir

 

 

Ibraahin xirsi Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

It reminds me of Qaddafi walking in Tripoli and claiming all is good between him and the people. Or Abdi Iley pretending only some renegades don't like him.

 

Only the dumb ppl (aka qabeelists) believe this nonsense.

 

Not saying Bunitland aka Mafialand is any better.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Dhanka gudida buuhoodle waxa horkacayay oo ka mid ahaa gudidaas

 

 

Gardaad Maxamed Saleebaan

 

 

Caaqil Yuusuf Maxamed Aadan Cawl

 

 

Sheekh Cumar Sheekh Cusmaan

 

 

Ganacsade Xaaji Saleebaan Faarax Diiriye

 

 

Ganacsade Cabdirisaaq Saleebaan

 

 

Ganacsade Axmed Siciid Caamir

 

 

Macalin Mataan Igir

 

 

Ibraahin xirsi Maxamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cuqaasha iyo waxgaradka Buuhoodle oo gaadhay Kalshaale,soona arkay in la Aasay Baraagihi kalshaale

 

Cuqaasha Odayaasha iyo waxgaradka degaanka Buuhoodle ayaa markii u horeysay maanta gaadhay degaanka kalshaale,kuwaasoo indhahooda ku soo arkay in si rasmi somaliland u aastay baraagihii laga qoday Kalshaale,ee ay ka dhalatay xiisada colaadeed.

 

Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland oo ay weheliyaan Abaanduulaha ciidanka qaranka somaliland iyo C/rashiid Ducaale Qambi ,ayaa subaxnimadii hore ee saaka gaadhay degaanka kalshaale,ka dibna soo kaxeeyay shan iyo toban xubnood oo isugu jira Garaado,Cuqaal iyo waxgarad ka tirsan degaanka reer Buhoodle.

 

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cismaan Garaad Soofe,oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in talaabadani ka dambaysay ka dib markii dadka degaanka Buhoodle la gaadhsiiyay inaan la aasin baraagihii balse maanta ay indhahooda ku arkaan in ay dhab tahay oo la fuliyay go,aankii madaxweynaha somaliland Siilaanyo

 

Sidoo kale,Garaad Maxamed Saleebaan ,oo horkacayay odyaasha dhinaca Buuhoodle,ayaa isaguna sheegay inay si cad u arkeen in la aasay baraagihii oo ay arkeen islamrkaana loo baahan yahay in ciidamadana laga qaado dul fadhiya ee ku soo duulay

 

Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah masuuliyiintii maamulka iyo cuqaal reer buuhoodle,iyagoo dhamaantood sheegay inay hada meesha ka baxday hadadladii been abuurka ahaa ee lagu kicinayay bulshada reer Buuhoodle,ee laga dhigay inaan la aasin baraagihiibalse looga fadhiyo maamulka somaliland sidii uu ciidanka halkaasi ka joogana uga qaadan lahaa kadibna looga wadli hadli wixii kale ee nabad ku jirto

 

 

Talaabadan ayaa waxay meesha ka saaraysaa hadalo ay maalmihii u dambeeyay warbaahinta ka sheegayeen masuuliyiin ka tirsan Puntland,oo tilmaamayay inaan waxba ka hirgalin go,aankii Somaliland,lana aasin baraagihii kalshaale oo ay wali jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this