Sign in to follow this  
Siciid1986

Universal Television banned from Somaliland

Recommended Posts

Polanyi   

I would actually support this if it was banned for having too many adverts, too many songs with crap videos, too many wadads collecting money, funny news presenters, and lastly, for allowing islamo to ring in and talk off their heads. dawn, dawn, universal tv. SOmalilane ha nolato. kkkkkkkkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ismahaan;700955 wrote:
Banned from revealing truth or what?

Probably because Kulmiye was embarrassed and ridiculed on there last month.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Somaliland Oo TV-ga Universal Oo Joojisay Inuu Ka Shaqeeyo Gudaha Dalka

 

March 10th, 2011 Comments Off

 

Hargeysa (Somalilad.Org)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa maanta qoraal uu soo saaray shaaca kaga qaaday in TV-ga Universal ee xaruntiisu tahay London, laga joojiyay inuu ka hawl galo dhammaan gobolada Somaliland oo dhan, ka dib markii lagu eedeeyay inuu ka baxay isla markaana jabiyay anshixii iyo xeerarkii saxaafada u yaalay.

Wasiirku waxa uu sheegay in TV-gaasi uu dhaqan ka dhigtay isku *** iyo khal khal gelin lid ku ah sumcada qaranimadda Somaliland.

Wasiirku waxa kale oo uu qoraalkiisa ku sheegay in TV-gaasi uu ka baxay balan qaad qoraal ahaa oo madaxda Universal soo saareen 19-kii Bishii October ee sanadkii la soo dhaafay ee 2010-kii oo ay ku sheegeen inay ku shaqaynayaan dhex dhexaadnimo oo ay dabaqi doonaan anshaxa saxaafadda.

 

Md. Xaabsade waxa uu intaasi ku daray in TV-gaasi beeniyay muuqaalo been ah oo ay soo bandhigeen muuqaalo mayd aan ahayn dagaalkii ka dhacay Kalshaalle oo ay ku sheegeen in ciidamada Somaliland ay taangiyo mariyeen dad shacab ah 2/3/20011. sawiradaasi oo ahaa muuqaalkii dagaalo ka dhacay magaalada Baydhabo ee koonfurta dalka Soomaaliya.

Wasiirku wuxuu Mulkiilaha TV-gaasi ku wargeliyay in laga joojiyay inay ka hawl galaan dalka Somaliland laga bilaabo maanta oo bishu tahay 10/3/2011. ka dib markii uu xusay in lagala quustay in ay ku shaqeeyaan dheelitirka wararka iyo ilaalinta ashaxa mihnadda Saxaafadda.

 

Qoraalka TV-gaasi lagaga joojiyay inuu ka dhex shaqeeyaan Somaliland waxa loo kala diray Badhasaabadda gobolada iyo Taliyeyaasha qeybaha booliska ee gobolada dalka oo lala socod siiyay inay tallaabo ka qaadaan cidii lagu qabto inay war u dirayso TV-gaas.

 

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   
Silanyo and his ilk should realize banning new stations in this day and age will do nothing to stem the flow of information, or staunch the flow of information on either Kulmiye's dithering or the massacres in sool. 1970 solutions will not work for 2010 problems

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

This is why NW Somalia fails at being a legitimate democracy. One of the many fundamental principles of a democracy is the ability to have a governing body criticized by the media.

 

A how can you be a democracy when your so-called information minister has the ability to close down the media! In a "real" democracy it would be completely in the hands of the court to decide this.

 

Without a doubt the regional government of NW Somalia based in Hargeysa has made the best attempt at imitating a democracy and I hope one day Somalia's Federal Government can actually get it right and achieve true democracy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;701032 wrote:
Well done Somaliland government

May ALlah remove Qabeelism from your heart. They're not even a recognized state and they're already banning Media networks!! This is what boiled into a revolution in the Arab world, thsi is how it starts, afterwards even the opposition parties will be targetted after that even normal people like you if you disagree.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this