Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Al shabaab oo dhameeysay Dhalinyaradda, hadana dagaal gelineyso odayasha Soomaliyeed Sawiro

Recommended Posts

gooni   

Odoyaasha iyo curyaamada aan kici karin dhufayska hore baa la siiyaa xeeladaha dagaalka qaabka xun,wiilasha yaryarna markay yiraahdaan adeer ciid kulul baa igu daadatay orod oo is qarxi hadaba baa la yiraahdaa,,, qurbahana waa fadhi ku dirir iyo dhalo ku dirir:)

 

mar dhaw baad hadana maqlaysaa ciidamadii dawladda oo isku xabadeeyay suuqa bakaaraha iyo alshabaab oo villa so. u jira 3km,,, waa ha iska daba wareegto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;699773 wrote:
Ma i gaaleysiisey durbadiiba? Waa ayaan daro in Al Shabaab halkan ku soo bataan wallee.

 

Waxa keliya aan rabo inaan kuu sheego ayaa waxay tahay in hadalka aad soo qoreyso si fiican uga fiirsato oo aad ku dhaqanto waxaad ku qudbeyneyso yacni practice what you preach. Haddii aad
cusubtahayna
dadka aadan aqoonin "muslinimadooda" afka halaga gelin, personal-na haka dhigin sheekada. Adiga ma lihid power aad diinteyda wax kaga bedeli karto, marka taada lee ka soo bax oo ka hadal, teydana aniga ayey ii taalaa. Waan is fahamney ayaan u maleynaayaa.

 

Salaama.

Subxan Allah, bal fiiri sidaad sheekada ka dhigtay. Walaale anigu waxaan ku idhi "I just assumed inaad muslimad ahayd" therefor I wrote (maadaama aan khayr kugu tuhmayo"), bal dib ugu noqo jumladaan soo qoray hal mar oo kale.

 

Hal Jumloo yar baad soo goysay, the whole point, iyo su'aashaan ku waydiiyeyna waad ka leexatay, mana aha eedaabta dooda iyo cadaaladda.

 

Waxa kalaad soo qortay wax badan kama dhahayo, maadaama aynan dooda khusaynin. Cafwan hadaan khalad kaa galay.

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

laakiin aniga bal cadayn ii keen al shabaab oo isku qarxiyey arday soomaali ah?

Qaraxii Shaamow remember?? Ninkii is qarxiyay Denmark ayuu ka yimid... Evidence badan aa taal lama so koobi karo.. Tan kale Odayasha aad arkeysid waa odayashii laga qafaalanayay Degmada Jawhar waana lagu xumeeyna maadama ay diiden iney keenan Ciidamo beeshooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;699814 wrote:
Qaraxii Shaamow remember?? Ninkii is qarxiyay Denmark ayuu ka yimid... Evidence badan aa taal lama so koobi karo.. Tan kale Odayasha aad arkeysid waa odayashii laga qafaalanayay Degmada Jawhar waana lagu xumeeyna maadama ay diiden iney keenan Ciidamo beeshooda.

Inaad qaraxaas soo wadid waan filayey. But as far as I know wax cadayn ah oo toos ah lama hayo, only suspicions. Al-shabaab wayba ku faanaan haday meel qarxiyaan, qaraxanna way iska fogeeyeen.

Ta labaad arinta ah yarku DK bay dagan yihiin, faamilka wali wax cadayn cad lama siiniin in wiilkoodu meesha isku qarxiyey, walina dadka ehelka ah maynan rumaysan arintaas.

 

Ani my view is, waxa meesha qarxiyey waxay ahaayeen dad raba inay Bulshadda isku diraan, markaasna si easy ah loo saaro Al-shabaab ficilka. and I see si fiican bay ugu guulaysteen. Al-shabaab mawqifkooda ha qaldanaado ama yuunan qaldanaanin way cadaystaan, and everybody knows that. Hadii si kale loo eegana Siyaasadooda xataa in meeshaas oo kale ay qarxiyaan ma keenayso, cuz they need the new doctores etc.

 

Ta odayaasha ah, sxb again its empty accusations, waayo adigu wax cadayn ah uma haysid oo odayaashaas laftirkooda. Anigu waxaan wax ku xukumayaa waxay indhahaygu arkaan. Odayaashana khayr baan ku tuhmayaa, haday u malaynayaan inay Al-shabaab ummadooda halagayaan maynan soo raaci lahayn, dhimashaa uga fiican, markaa they know what the are doing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ta odayaasha ah, sxb again its empty accusations, waayo adigu wax cadayn ah uma haysid oo odayaashaas laftirkooda. Anigu waxaan wax ku xukumayaa waxay indhahaygu arkaan. Odayaashana khayr baan ku tuhmayaa, haday u malaynayaan inay Al-shabaab ummadooda halagayaan maynan soo raaci lahayn, dhimashaa uga fiican, markaa they know what the are doin

Suspicions kulaha Anaaba kasaaye qaarkood, nabadoonada caanka ee beesheyda waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;699824 wrote:
Suspicions kulaha Anaaba kasaaye qaarkood, nabadoonada caanka ee beesheyda waaye.

Markaa ma waxaad joogtay meel loogu caga jugleeyey adoon run sheegaya, oo la yidhi waa la idin gumaadi hadaynin na taageerin? Mida kale as I said before in a earlier answer:

 

Shalay waxaa la lahaa "Al shabaab waa caruur yaryaroo ordaysa, odayaashii way ku gacan saydheen, waa bilaa xikmo", maantana maxaad taloow odhan doontiin markay odayaashii sidaas u yaacayaan? anigu aan idiin sii bilaabo "war waa kuwo awalba la maskax dhaqay, waa hal beel" aahay keep em coming, waynu is naqaanaa e.

Markaa sxb ma aragtid miyaa warwareega maantoo dhan socda? it was the same the people was sayi'n when Xizbul Islam joined the shabaab. Markii horena waxaa lagu caayayey "maxaynan isku mid u ahayn", the same with the odayaal. Dee maantoo dhan hadii wixii dhaca khayr ama shar ha noqdee, "Steriotype answer " loo celinayo like "waa la khasbay, waa la maskax dhaqay, waa been" etc. etc. meelna ma gaadhayno.

 

Waa sidii oday la waydiiyey "haye ka warama Shariif maanta, shalay waa idinkii Dawlad Islaami ah lahaaye", markaasuu yidhi "anagu Shariif waxkastuu sameeyo(literally everything) qiil baanu u helaynaa, maadaama aad idinku ku khasabteen wax kasta".

 

Marka waa "Al-shabaab waxkastooy sameeyaan cilad baanu u helaynaa"

 

So I'm say'n odayaasha Beeshaada ayagaa naga og waxa u fiican iyo wax kale, intaasoo sanay bulshada ku dhex jiraan, markaa anigu khayr uun baan ku tuhmayaa and nothing less.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Al-Miskiin kusoo dhawoow forum-ka,

 

As a newbie, you seem to know too much about the forum. You seem to be focusing on "Gaal la dilay, gaal waddan soo galay" kinda thing. For one time, focus on the big picture. On another note, if you are denying that the Shabaabs were behind the Shamow attack, what is your answer to the Beledweyne one? They arrogantly claimed the death of tens of innocent people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;699860 wrote:
Al-Miskiin kusoo dhawoow forum-ka,

 

As a newbie, you seem to know too much about the forum. You seem to be focusing on "Gaal la dilay, gaal waddan soo galay" kinda thing. For one time, focus on the big picture. On another note, if you are denying that the Shabaabs were behind the Shamow attack, what is your answer to the Beledweyne one? They arrogantly claimed the death of tens of innocent people.

Thanks for soo dhawayntaada walaal

 

 

Lol "I know too much about the forum" whats that suppose to mean, ma waxaad sugaysay jaahil dhaga wayn? if so, waanba ahay :)

 

The big picture baad tidhi, seriously I can't imagine anyone seeing a bigger picture than Gaalo runing our country and afairs. Adna for one time, bal leave Al-shabaab and whomever, and focus on dadka wadankeena xukuma(waxa la dhaho "dawladda"), cuz that's the big picture. And not the resisten force, that are sayin' "wadankeena nooga baxa"! Is that really hard to accept? Dad is difaacaya iyo dad soo duulay baad leedahay "the big picture is the resistent force"!

 

Arinta baladwayne, sxb. as everything in Islam, knowledge is the key. Maanta hadaan ku waydiiyo something about Islam(masaa'isha cilmiga badan u baahan) you would at the spot answer "saaxiib I'm not a shiekh, answer someone knowledgeable" The same applies to when it comes to warfare, and even this thing called suicide bombing. Culimadeena ugu waawayn qarnigan sida Sh. Albanee, Sh. Mohamed Hassan al-dedew etc., waa mas'alo ay ka hadlaan, kutub baana laga qoray mas'aladan. Marka waxba hadeer ha la soo boodin "ala is qarxinta diintay ka mid tahay buu leeyahay", or "are u propagating suicide bombings" etc. , I'm just say'n as everything else waa mas'alo deen ah.

It's not something based on feelings, and emotions.

 

Hadii dagaal difaac lagu jiro, shuruuc buu leeyahay, markaa waxaas oo dhan marka meel la soo dhigo baa laga hadli karaa "innocent people dying" etc. etc.

 

So what I'm say'n is, if u wanna discus suicide attacks and the cost of human life, waa mas'alo deen ah related to warfare, and not something based on "ooh its soo horrible, dad baa dhintay". Rather it is based on what the Scholars of our time have said about it.

 

But lets not go into that discussion Insha Allah, waa arin culimadda u taala, iyo dadka ehelka u ah.

 

Mar labaad waad ku mahadsantahay soo dhawayntaada.

 

Note: Again anigu meelna kuma lihi dad innocent ah baa la layn karaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^You said a lot but would it be fair if it is summed up in this short paragraph? You are basically saying that I don't want to get to the details of the suicide bombing and killing mass civilians for the sake one individual (In this case, Maxamed Xaashi AUN) but I still support the Shabaab. Is that what you are saying Mr. Al-Miskiin? I am not a fan of any foreign military in our motherland but unfortunately that is what both Al-shabaab and the TFG are doing. The difference between the two is one wants to create an unrealistic "Islamic Emirate" in that entire world and the other is trying to create a potential Somali state. For your information, I prefer the latter.

 

P.s. If you are here to advocate for Al-Shabaab, be prepared to defend them all the way. Culumidaa la weydiin and cherry-picking the issues won't be accepted. It is very crystal clear in our deen that committing suicide for the sake of taking out real kufar military is mubaax but it is also very clear that committing suicide bombing against innocent (Muslim) civilians is dead wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;699881 wrote:
^You said a lot but would it be fair if it is summed up in this short paragraph? You are basically saying that I don't want to get to the details of the suicide bombing and killing mass civilians for the sake one individual (In this case, Maxamed Xaashi AUN) but I still support the Shabaab. Is that what you are saying Mr. Al-Miskiin? I am not a fan of any foreign military in our motherland but unfortunately that is what both Al-shabaab and the TFG are doing. The difference between the two is one wants to create an unrealistic "Islamic Emirate" in that entire world and the other is trying to create a potential Somali state. For your information, I prefer the latter.

 

P.s. If you are here to advocate for Al-Shabaab, be prepared to defend them all the way. Culumidaa la weydiin and cherry-picking the issues won't be accepted. It is very crystal clear in our deen that committing suicide for the sake of taking out real kufar military is mubaax but it is also very clear that committing suicide bombing against innocent (Muslim) civilians is dead wrong.

Jawaab qiimo leh baad dhiibtay, walaal, doodu halkan ha inoogu yara istaagto(for a minit), waan kuu soo noqon, waan yara mashquulsanahay, and I dont want to make u wait Insha Allah. Marka waa inoo marka aan soo noqod bi'ithnillah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   
This is the sort of discussions we would have had 2 years ago, when the world was young and innocent, now after 2 years of al-shabaab there is no more room for theories and rumination, now that the shabaab are spending themselves as an organized military force, and have spent themselves as an ideology [but not as terror organization in the purest sense] they are left trying to rewind the clock, and jumping opportunistically from religion, to nationalism [when where ever they are, the blue flag and all it entails is considered lower than toilet paper] to qabiil calculus [which is all the reshuffle in al-shabaabs higher ups was, dedicating regions to commandants from that regions predominant clan]. So please respectfully zack iyo oba, the only thing that needs to be debated with a shabaabi is where the bullet will go....in his/her head or in the heart.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

....the only thing that needs to be
debated
with a
shabaabi
is where the bullet will go....in his/her
head
or in the
heart
.

0060-0808-1917-5836_Crazy_Mobster_with_a

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this