Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

The Truth is Coming out ///53 FUFU are KILLED

Recommended Posts

lool, qariib(strange) bay ila tahay in Gaalo la laayey dad ka xumaadaan. Lol people, turn u'r hate to the obviouse enemy. Ugu yaraan ma isku raaci la'nahay inay Burundi, iyo Ugaandhiis urayaa ay gaalo iyo cadow noo yihiin?

 

Walee maalinkasta soomaali war cusub bay keentaa, meel la inoo raaco, iyo meel aynu ku socono Allah baa og. Mar dhawayd baan homepage-ka Calanka akhriyayey war ay ka soo qoreen Al-shabaab oo qabsaday Gaalo nool nool, markaasaan akhriyey "commentiga" mise dad baaba ka xanaaqsan in gaalo la qabto, waaba lagu faraxsanyahay inuu Burundi iyo balo darani Xamar warwareegaan. Diin ka sokoow xataa wadanimadii meeday?

 

Bal qof kastoo ka yara damqada ama farxad ku dareemi waaya Gaalo soo duushay oo soo xadgudubtay gumaadkooda, dib ha isugu noqdo, walee qof fayow maaha.(Qof muslim ah baan ka hadlaa yaah, gaal kaba cad sheekadiisa kuma jiro). Bal Dooda Al-shabaab ma saxan yihiin iyo in kale ha inoo dambaysee, Gaalada habaara oo caaya, markaas ka bacdi qofkaad ku daraysiin(Al-shabaab baad kolay ku kacsantihiin e) waa idinka iyo Allah.

 

Fadhi ku diriradda soomaalida hadaad aragtid 90% waxaa laga hadli, la caayi, la habaari Al-shabaab iyo mid uun soomaali Muslim iska ah. Laakiin yaraa inaad aragtid Amisom iyo gaal cad oonan la isku haysan qof caayaya, something to think about soo maaha?

 

sorry dheereeryay qoraalka e, bal xal qaata.

 

note: By the way, User cusub baan ahay e bal isoo dhaweeya dee, aaway shaahii iyo gambadhkii? marti sharaf xumidanaa bahdiina Somaliaonline.com?? inta dambe waa kaftan. Salaan qaali ah iga gudooma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maadeey:

Maadan calaameyn laheen oo big caps maadan isticmaali lahayn hadaadan cay ula jeedin. Tana buuga ayaa lagu qoraaya, oo markaad is ilowdo oo aad iska dhigtid nin xushmad iyo sharaf leh ayaa si laguu xasuusiyo waxaad tahay ayaa laguu calaamadeyn doonaa oo big caps la isticmaali doonaa.

 

Koley cay oo ShishKebabi ka soo yeerto waxba igama qaadeyso, waalidkey wey ii duceeyaan maalin walba, marka keep those insults coming aight haddey happy kaa dhigaayaan ileen intaas ayaad ku factahayee.

 

p.s. wax waa cafiyaa laakiin ma iloobo erayada anshax xumada niman isku sheega qaarkood kasoo yeera.

---------

 

To the admin

Originally Posted by Maaddeey

^Lool @ Ghaniima! ma reer ***** baad i mooday aniga!!

In qabiil la mention gareeyo waa la mamnuucey ayaan u maleynaayaa, marka waa maxay sababta loogu ogalaadey in ninkaan u aflagaadeyo reer qabiil dhan oo ka soo jeeda Ximan iyo Xeeb?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^dont worry Somalina, his statement is there for all to read.

 

Maadey, mark my words eedo, your days here are numbered and this time, no amount of reconstruction surgery will safe you, tick tock, tick tock@maadey.

 

Your statement is beyond reprehensible and you are despicable. and you should be ashamed of yourself My cat(Abu ceyrow) frowns upon you. (I call him abu ceyroow, in honor of the late messiah who died on the cross, RIP ceyrow)

 

Since I love animals and ceyroow is getting lonely and needs a companion. I should get a bulldog and maybe name him Abu Mansuur Robow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The students of Maulana Abu Manssur Roobow exhibit the same trait. They waffle allot act brave and then make a run for it when the times get tough. Just like their maser who boasted about fighting Ethiopians and then made a run for it to Jeddah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina, I am not sure if you ever watched that documentary in which Mukhtar Roobow just before the attack on Badoa claimed that he was ready to become a martyr and he was willing to have two young sons die as shaheeds to fight the Ethiopian enemy.

 

Then a week later when the minute war began, he took his family and ran of to Jeddah.

These Al Shabaab folks talk a good game and the. Hide behind young children and now old men when the heat comes to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Yes, I do remember. Are you telling me his family is in Jeddah? I blame tolka for not questioning him about it.

He's using little boys, and his own boys are in KSA playing tennis at some park... xaasid sanaa xayawaanku...uff

Share this post


Link to post
Share on other sites

The funny thing here is that one can even watch the video of this on YouTube and still claim that this man is a Mujahid and so on.

 

All these clowns are using other peoples children as canon fodder. While theirs are safe and sound going about their daily lives.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Since I love animals and ceyroow is getting lonely and needs a companion. I should get a bulldog and maybe name him Abu Mansuur Robow.

lmao@Abu Mansuur Robow

quality_akc_english_bulldog_puppies_for_

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Such a blatant disrespect to the bulldog.

 

Somaliaonline is better off without these phony characters acting up real dummies. They aren't worth the disk space. Really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this