Sign in to follow this  
Nabad_dadaye

kubada cagta diinta islaamka maxeey ka qabtaa?

Recommended Posts

kubada cagta oo ah ciyaarta ugu taageeraha badan dunida ayaa waxaan aragnaa in laacibiin waaweyn eey yihiin muslimiin sida kanote,nasri,rebbary,anelka ets ,walow eey xiran yihin dharka eey inta kala qaataan ee funaanada kooxda iyo jerzy gaaban ee ciyaariyahanka markuu dhaco cowradiisa feedmeyso , lacagaha eey kahelayaan sida marka lakala gadanayo ,arimahaas oo dhan diinta maxeey ka qabtaa ?

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

culimadii way noo soo soctaa insha allah,,,, waxaanse ka dhagaystay muxaadaro sheekh caraba uu qabtay hadda ka hor in wax kasta oo salaadda ku dhaafiya ay tahay xaraam ama kubad ha ahaato ama internet ama sheeko iwm, dharkana hadii uu buumaha ama daba gaabku jilbaha u joogo cawro kama muuqata ragga sidan qiyaasayo,, allahu aclam.

Share this post

Link to post
Share on other sites

culimadii webka halkeey ka baxday arintaan wexeey muhiim utahay dhalinta soomalida ee kubada ciyaarta'e,ciyaariyahanka markuu dhaco ama gool dhaliyo badanaa waad aragteen cowradiisa weey fedantaa, xitaa xiliga salaada marka laga hadlayo badanaa waxaa la dheelaa galab ama subax inta aan ogahay markuu aadaanka dhaco ayeey wadadama muslimiinta badankood ciyaarta joojiyaan ,lakin xili uu qofka ku qabeysto mahelayo saa darteed jamaacada ayaa ka tagta , xitaa diinta maxeey ka qabtaa gabdhaha usoo daawasho tagaya ciyaaraha . iyo gabdhaha kubada ciyaaro ee la daawado . suaala badan oo ku saabsan dhankan kubada cagta ayaa jira oon ubaahan nahay jawaabo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

akhi ciyaaristeeda kubbada cagta just for fun marmar, adoo jidhkaada ku dhisaya, wax dhib ah kuma jirto, sidaas waxaa qaba Shaykh Muhammad ibn Ibraaheem, oo ah muftigii sucuudiga Sh. Bin baz ka hor. Ibn Taymiyah iyo culimadoo dhanina waxay leeyihiin qofka muslimka ahi jidhkiisa ha dhiso, sidaa darteed tababrkiisu ha noqdo isu diyaarin JIhaadka la isu diyaariyo. Yacni ha ahaado qof dhisan oo diintiisa iyo naftiisa difaaci kara. Football hadii la eegana wax badan ma so kordhiso, xaga difaaca.

Mida kale, ta ah inuu qofku professionel noqdo, culimadda qarnigeenu waxay kuligood qabaan in aynan haboonayn, waayo qofka muslimka ah looma abuurin inuu kubbad cayrsado wakhtigiisoo dhan. Sidaynu ognahay professionel footballers wakhtigoodoo dhan waa kubad(allmost) Mida kale, waxyaabo xaraam ah oo badan baa ku jira, sida cawradoon asturnayno, salaadu haday kugu soo dhex gasho game-ka iskama bixi kartid. Maantoo dhan gaalaad ku dhex jirtaa, waxaaba dhici karta in club wadan gaal ah ku yaal ku gadato, markaasna aad sanado dhan halkaas iska joogtid, Iyo waxyaabo aad u badan oo qof muslim ah loogu tala galin.

Faahfaahin ku sahabsan kubbada cagta iyo waxay diintu ka qabto ka fiiriya Fataawa Ibn Ibraaheem (8/116, 117, 118, 119)

Mid baa markaa sii raacaysa, ka waran daawashadda kubadda? fiiriya videogan oo uu Sh. Abu Ishaq Al xuwayni ka hadlayo daawashadda kubadda, Sheekhu waa one of the biggest(if not the biggest) Muxadith qarnigan hadeer aynu nool nahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

kubada cagta arbitarka dhex dhexaadinaya ee xukumka heesta waa kaafir, hadana kubada cagta maxkamado yio qawaaniin gooni u ah baa jira oo diinta Islaamka waxba kaga jirin saas darteed waa kufri qofkii ciyaara iyo kii dawadaba

'Inal xukma liLaah'

Whoever Demands A Verdict From The Kuffar Worships Them

Allahu ta’ala said,

أَلَمْ تَرَ إِلَى الَّذِينَ يَزْعُمُونَ أَنَّهُمْ آمَنُوا بِمَا أُنْزِلَ إِلَيْكَ وَمَا أُنْزِلَ مِنْ قَبْلِكَ يُرِيدُونَ أَنْ يَتَحَاكَمُوا إِلَى الطَّاغُوتِ وَقَدْ أُمِرُوا أَنْ يَكْفُرُوا بِهِ وَيُرِيدُ الشَّيْطَانُ أَنْ يُضِلَّهُمْ ضَلَالًا بَعِيدًا

Haven't you seen those who claim that they have Iman in that which was sent down to you and in that which has been sent down before you? They want to go for judgment to the Taghut , and they already have been commanded to do Kufr against him. And the Shaytan wants to lead them far astray. (an-Nisa':60)

Abdurrahman As-Sa’diyy said in al-Qawl as-Sadid – his explanation of Kitab at-Tawhid – about this Ayah,

والواجب على كل أحد أن لا يتخذ غير الله حكما وأن يرد ما تنازع فيه الناس إلى الله ورسوله وبذلك يكون دين العبد كله لله وتوحيده خالصا لوجه الله، وكل من حاكم إلى غير حكم الله ورسوله فقد حاكم إلى الطاغوت وإن زعم أنه مؤمن فهو كاذب

فالإيمان لا يصح ولا يتم إلا بتحكيم الله ورسوله في أصول الدين وفروعه وفي كل الحقوق كما ذكره المصنف في الباب الآخر، فمن حاكم إلى غير الله ورسوله فقد اتخذ ذلك ربا وقد حاكم إلى الطاغوت .

And it is obligatory on every single person that he doesn't take anyone except Allah as a judge, and that he brings that in which the people differ back to Allah and His Messenger صلى الله عليه وسلم . By this the whole Din of the slave will be for Allah, and his Tawhid will absolutely be for the Face of Allah.

And everyone who goes for judgment to someone else than Allah and His Messenger صلى الله عليه وسلم already went for judgment to the Taghut. And if he claims that he is a Mu'min then he's a liar.

The Iman is not valid and doesn't become complete except by going for judgment to Allah and His Messenger صلى الله عليه وسلم , in the foundations of the Din and its subbranches [which are important as well, since there is nothing unimportant in Islam], and concerning all rights, just as the author [Muhammad Ibnu ’Abdil-Wahhab] mentioned in another chapter.

So whoever demands a verdict from someone else than Allah and His Messenger صلى الله عليه وسلم he has already demanded a verdict from the Taghut.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Subxan Allah, akhi waad ka badbadisay, waa maxay qofkii daawadda iyo kii ciyaaraa waa gaalo? Waxaas waa qowl qariib ah, qof kaaga horeeyey cinda ehlul cilmigana ma jiraan.

Inil Xukmu ila lillah, xagay ka soo gashay kubad yaroo la ciyaaro. Hadaan kaligay just for fun u ciyaaro ka waran? Albiitarba jirin.

Innil xukmu ila lillah waxay soo gashaa marka dawaaqiida laga hadlayo, albiitarka kubbadu ma xukumo wax ay shareecadu ka hadashay, wuxuu xukumaa, kubadda gacanta hadii lagu taabto, haday baxdo, hadii gool la dhaliyo, iwm. Markaa shareecada meelna kuma qorna ninkii gacanta ku taabta kubbad waxa laga yeelo, maaha arin ku saabsan Diinta, waa sida stop lighka red markuu noqdo la istaago oo kale. Kaasna ma daaquutbaa u baahan in lagu baxo?

Share this post

Link to post
Share on other sites

to the inquirer and the one saying people are kafir for playing football or watching, you are right, further more, everything is haraam, luck yourself up in a room. I find that when I go outside, haram is everywhere, realizing this I only look at the ground but then that comes with a lot of accidents...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Al-Miskiin;703223 wrote:
Subxan Allah, akhi waad ka badbadisay, waa maxay qofkii daawadda iyo kii ciyaaraa waa gaalo? Waxaas waa qowl qariib ah, qof kaaga horeeyey cinda ehlul cilmigana ma jiraan.

Inil Xukmu ila lillah, xagay ka soo gashay kubad yaroo la ciyaaro. Hadaan kaligay just for fun u ciyaaro ka waran? Albiitarba jirin.

Innil xukmu ila lillah waxay soo gashaa marka dawaaqiida laga hadlayo, albiitarka kubbadu ma xukumo wax ay shareecadu ka hadashay, wuxuu xukumaa, kubadda gacanta hadii lagu taabto, haday baxdo, hadii gool la dhaliyo, iwm. Markaa shareecada meelna kuma qorna ninkii gacanta ku taabta kubbad waxa laga yeelo, maaha arin ku saabsan Diinta, waa sida stop lighka red markuu noqdo la istaago oo kale. Kaasna ma daaquutbaa u baahan in lagu baxo?

dhexdhexaadiye noocuu doonaba ha noqdo, ama maxkamad labo qof oo is furaya ama sport sida kubada cagta oo kale,,,, xakamka have to be a moslim thats a fact

even when two people are fighting qofka dhex dhexaadinaya waa xakam and he have to be a moslim

daliilka waakaasaa aan hore usoo qoray ee do with it what eva u like 'laa ikraaha fii diin'

Share this post

Link to post
Share on other sites

acuudi billahi mina sheydani rajiim anaa ma waalan mise kan dadka banooniga ciyaaraya ama fiirsahaaya gaaleeysiihaaya, acuudi bilaahi yaaqe al shabaab maxaa uu la yaaba saa lo socdo hadana ma tanaa la sheegaa walahi kaan waa lagu dambaaba allow naga astur sharta igaarkaan diinta qaladka ka fahmay bismillah

Share this post

Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Ya Tahay, in that case the agreement for microsoft office/internet or buying furniture all make you a kaffir. Even a having a tenancy agreement or going to a disciplinary meeting at work make a kaffir, ifwe use your logic.

Have you ever signed up to college or university?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Showqi   

Polanyi;703692 wrote:

Polanyi, We don't know were the poster resides. But if he lives in a western country!!! then you absolutely right his logic will make him and all of us a ......................

Share this post

Link to post
Share on other sites

Polanyi;703692 wrote:
Ya Tahay, in that case the agreement for microsoft office/internet or buying furniture all make you a kaffir. Even a having a tenancy agreement or going to a disciplinary meeting at work make a kaffir, ifwe use your logic.

Have you ever signed up to college or university?

if there is kufr in a agreement nooca eey doontaba hanoqoto oo qofku 'i agree' sameeyo yes its kufr then

lakiin what is the kufr of going to a meeting???

Share this post

Link to post
Share on other sites

yaa tahay;703348 wrote:
dhexdhexaadiye noocuu doonaba ha noqdo, ama maxkamad labo qof oo is furaya ama sport sida kubada cagta oo kale,,,, xakamka have to be a moslim thats a fact

even when two people are fighting qofka dhex dhexaadinaya waa xakam and he have to be a moslim

daliilka waakaasaa aan hore usoo qoray ee do with it what eva u like 'laa ikraaha fii diin'

Marka playing football isn't making u a kafir, as loong as u dont have a Kafir albiitar?? So i need a muslim albiitar, than u can play as much as u can miyaa?

Mida kale, about Inil xukmu Ila lillah!

Marka the picture u have is a camel(means something living), that means dambi baad gashay? as the prophet said in Bukhari""Those who will be most severely punished by Allaah on the Day of Resurrection will be the image-makers."(or the ones that uses them aswell, cuz u can say something is haram making, but ok to use), marka waa maxay xukumkaadu? Allah ka casboo bal is xukun.

last but not least, u asked al akh Polanyi about this:

lakiin what is the kufr of going to a meeting???

Shirka nin gaal ah baa xukuma? Asagaa hadalka qaybiya, marka ugu dambaysana gooya go'aanka, markaa dee soo maynan Ahayn Inil xukmu ila lillah??

Sida macalinka iskoolka , or the boss at the work.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Al-Miskiin;703864 wrote:

waxyaabo badan ayaa iskagakaa qaldan

forst of al: xalaal iyo xaraam ma kahleeno ee waa kufri iyo shirk

teeda kale:maba fahansanid macnaha TAXAAKUM

taxaakum waa marka labo qof oo wax iskuheesta la dhex dhexaadinayo oo midba wax lagu xukminayo

marka when im in a meeting aaway TAXAAKUMKU bal???

hadana wich kamel pic r u talking about???

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this