Sign in to follow this  
caydarus

The German Ponographer!!

Recommended Posts

Taleexi   

Axmed-InaJaad;698757 wrote:
maku fahmin adeer? waxba iga ma sii ah. videoga un baan raadinayaa for research iyo sidii aan uu firsado.

Belo ku researchaysay...... maba dhalan ee dhowrtaysan ogaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;698767 wrote:
Yabnal Jaad: Look no further. Found what you've been looking for the past 72 hours -

ciyaarta jooji sxb. hadii aad videoga haysid, pm ii soo ***.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mayaani   

Somalina;698743 wrote:
Tilmaam gabadha Xamar lagu fara xumeynaayo oo cajalad laga duubaayo. Sir aad keligaa ogtahay miyaa? meeshan wax jira ayaa laga hadlooya, ee ama ka hadal ama noo firaaqeey wadada fadlan.

-----

 

Getting back to the subject, I think ninkan shuqulkow ku jirey ma aha wax hadda bilowdey, ilaa iyo 93 ayuu busy ku ahaa.

Cajalad waydii African Union peacekeepers aniga ha i waydiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

This thread is about the German porn director that lived in SomaliLand since '93.

Open a thread about AMISOM videos if you like, no one cares. Waxaad ku muranto isku soo aruurso walaal, so far darbiyada ayaad xagxaganoysaa. Thanks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol, kuwa xamar iyo koonfurta kale kasoo qaxa ee yemen iyo israel prostitutionka lagu qasbo maa laga hadlo iyagaan cid u dooda ama cadaalad siisaa jirine? Somaliland waa waddan sharci iyo constitution leh, gabdhahaad sheegeysaan ee la faraxumeeyeyna maxkamad iyo police baa ka dambeeyey waayo iyagu dal dhisan iyo justice system xaqooda siiya ayey leeyihiin. Laakiin kuwa bilaa dalka ah ee aduunka meel kasta lagu faraxumeeyo cid wax u qabatana aan lahayn aan ka hadalno walaalayaal, kuwaasaa supportkeena u baahane. Ilaahay amarkiis, wabilaahi towfiiq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;698807 wrote:
Xukunkiisa mee? he is a free man today. Xataa Waraabe kama uusan hadal...lol...

Laguuma dirsan adiga taas Maxkamad baa ka talisee, if your so caring kuwa yemen ku xir xiran iyo kuwa AMISOM ay dhibaateyaan wax ka qabo. Waa haddii ay nacnacdani daacad kaa tahay. Ilaahay markiis:D.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland oo si sharuud la’aan ah ku sii deysay ninkii Jarmalka ahaa “Sababtu Maxay Tahay”

 

Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa magaaladda Hargeysa kasii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo dhacdo xanuun leh ka geystay magaaladda Hargeysa.

 

Somaliland ayaa dib u sii deysay nin u dhashay dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Gunter Bischof, kaasoo falal anshaxa wanaagsan ka baxsan, ka sameeyay magaaladda Hargeysa, isla-markaana dhacdadaasi ayaa waxaa wal wal baahsan ka muujisay inta ku hadasha afka Somaliga.

 

Warar hoose oo ay Shabakadda Dhacdo.com ka heleyso saraakiisha Somaliland ayaa waxay sheegayaan in dowladda Jarmalka iyo Somaliland ay ka wada hadleen mustaqbalka Gunter Bischof oo falal anshax daro ah ka geystay magaaladda Hargeysa.

 

Wada-hadalada ay yeesheen Jarmalka iyo Somaliland ayaa wuxuu kusoo idlaaday, in Somaliland ay magaaladda Hargeysa ka musaafuriso Gunter Bischof, oo ay ku xukuntay xariga gaaraya afar sano iyo ganaax lacageed oo ah $10,000-doolar.

 

Majirto wax lacag ganaax ah oo ay Somaliland ka qaaday muwaadinkaasi u dhashay dalka Jarmalka, balse Somaliland ayaa dowladda Jarmalka ka heshay balan qaadyo aan la-shaacin nooca ay yihiin.

 

Inta badan shacabka ku dhaqan magaaladda Hargeysa oo aan waxba kala socon sii deysmada ninkani ayaa waxay kusoo baraarugeen in Somaliland ay musaafirisay ninkaasi, iyagoo shacabka isweydiinaaya sababaha ay Somaliland ugu deg degtay sii deysmada Gunter Bischof, xilli aysan waxba kala socon shacabka.

 

 

Caasha C/Laahi “Tuuni”

Hargeysa, Somaliland

Dhacdo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kornaylka;698810 wrote:
Laguuma dirsan adiga taas Maxkamad baa ka talisee, if your so caring kuwa yemen ku xir xiran iyo kuwa AMISOM ay dhibaateyaan wax ka qabo. Waa haddii ay nacnacdani daacad kaa tahay. Ilaahay markiis:D.

Kuma weydiinin waxa lay dirsadey iyo wax kale ee stay on the subject. Hadaad war hayso soo daa, haddii calaacalkaaga iyo nacnacdaada la aad Germany ama Ethiopia ama Dinka deegan, meeshii kuu dhowba...

 

Salaam...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Somalina;698807 wrote:
Xukunkiisa mee? he is a free man today. Xataa Waraabe kama uusan hadal...lol...

Waraabe SSC iyo Shariifka bay kaga dhegtay dee! Waqti uu odayga Jarmalka ah wax kaga sheego ma hayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;698816 wrote:
Kuma weydiinin waxa lay dirsadey iyo wax kale ee stay on the subject. Hadaad war hayso soo daa, haddii calaacalkaaga iyo nacnacdaada la aad Germany ama Ethiopia ama Dinka deegan, meeshii kuu dhowba...

 

Salaam...

lol@ kuma waydiin waxa lay dirsaday. Ma af Somaligaad igu baranaysaa aniga? You were taking cheap shots and I returned the favour. If you can't handle the heat get out of the kitchen abaay. War lee maan wadeynaa maanta dhan.Ilaahay amarkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this