Sign in to follow this  
The Zack

Remember that German dude that was arrested in Hargeisa recently?

Recommended Posts

JB its already been proven that Marfashland don't have Sharaf. You sold your women to the British now the diff is that its a German. So Qabeel obsessed are you that the one tribe led country can make no mistakes. Instead of denouncing it

 

you say 'But...'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Jacpher;698146 wrote:
OO waxaad ileedahay the sixteen safiir uma iman recongnition ee dan kaley wateen?
Meetinka Siilanayo with the sixteen safiir ay JB iyo NG balada ka dhigayeen was all about the porno guy.
:D

 

Hadde ninkan tol baa u gurmadayee gabadhaa yaa u tol ah?

I dunno why that nearly killed me! ROFL!!!!!!!!

 

Wuu jiran yahay oo dhiman gaaray mee la soo shirtageen? Alloow alle...I wonder meeq non-white ah oo xiran ayaa jirta? Toloow kuwaa mala cafiyaa mise lasii daayaa, for health reasons of course? Jaw!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

I don't know how many of you ayaa ka xun gabdhaha SOOMAALIYEED ee la fadeexeeyey, waxaad moodaa in qaar idin ka mid ah ku faraxsantihiin sharaf dhaca iyo falka foosha xun ee uu odaygan dayuuska ahi u geestay gabdhaha Soomaaliyeed simply because waxaad wadataan another agenda iyo qabiil iyo qashin ayaa idinka buuxa oo waxaa tihiin dad wada xanuunsanaya oo daawo u baahan.

 

Ninkii ku farxa dhib soo gaaray gabar SOOMAALIYEED wallaahi kaasi waa nin sick ah oo u baahan inuu daawo raadsado...meel kasta waddanka waxaa ka dhaca falal laga yaqyaqsoodo oo loo geysto gabdhaha Soomaaliyeed oo uuna u geysto nin Soomaaliyeed, do you think kuwa idinku qabiilka ah waa safe ama wey ka sharaf badanyihiin kuwa halkan aan uga hadleyno just because isku qabiil baadtihiin?

 

Gabdhaha Soomaliyeed meel walba waa lagu fara xumeeyaa...ama haku noolaadaan Somaliland, Puntlan, Mogadishu ama Kismayo laakiin qaarkiin taas indhahaad ka xirataan just because kuwa falkaa foosha xun geysananaya waa qabiilkiina...that's how sick we've become and wouldn't you now Odaygan dayuuska ahna wuu ogaaday taas and rumeyso ama diid he could've done this to any gabar Soomaaliyeed meeshee doonto haku noolaato ama qabiilkee doonto ha ahaato marka Dear Somali Brothers waxaan idinka codsanayaa, actually waxaan idinka baryayaa in gabdhaha Soomaaliyeed sharaftooda la ilaaliyo, ninkasta wuxuu jecel yahay in tan la dhalatay ama uu dhalay aan lagu xad gudbin, hadaba xasuusnow gabdhaha aan halkan uga hadleyno ee aad moodo in qaarkiin ku faraxsanyihiin nasiib xumada qabsatay ay mid adigoo kale ah, ama laga yaabaa inuu kaa raganimo iyo krti badan yahay walaashiis tahay ama gabartii uu dhalay.

 

 

Allah ceebteena iyo tan muslimka oo dhan ha asturo Insha Allah.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

He shont last this long period! mudankiisa inla marsiiyo bey aheyd long before appeal or cafis date.

 

I hope the women were pardoned too

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Jacpher;698146 wrote:
OO waxaad ileedahay the sixteen safiir uma iman recongnition ee dan kaley wateen? Meetinka Siilanayo with the sixteen safiir ay JB iyo NG balada ka dhigayeen was all about the porno guy.
:D

 

Hadde ninkan tol baa u gurmadayee gabadhaa yaa u tol ah?

Go on and mix your stories up why don't you! :D

 

If the president pardoned them all, fair enough. If not, someone needs to kick up a fuss (preferably the opposition).

Share this post


Link to post
Share on other sites

you know when you are in the among the hustle and bustle, you dont need to to refer to a site like this. simply because i have seen the vids and the old german man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina, Maxkamad xaakimkeeda inuu xanaaqsan yahay laga yaabaa oo uusan rabin lasii daayo the old porno dude (what is the somali word for porn start by the way?) LOL. Madaxweynahaa nin waalan ah.. he thought that the so called 16 delegates' visit was worth of releasing the dirty man.

 

KK LOOOOOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Zack... kii la xukumaba waa la sii daayaa...what is the point maxmada ay sharafta isaga qaadeyso marwalba...

I wont be suprised haddii 1 episode of Jersey Shore lagu duubo Hargeysa, the crew and cast 4 sanno ayaa lagu xukumaa waana la sii daynaa, baam.

Wixii porn producers ah ayaa meel u furantey koley... soo dhawaada ahaa talaabadaan. Shiidh fooqal shiidh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this