Sign in to follow this  
A_Khadar

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dagaallada Kalshaale oo Ka Dhacay Caabudwaaq

Recommended Posts

The Zack   

Taleexi;693902 wrote:
lol @ "Maroodigu takarta saaran ma arkee ta kan kale saaran buu arkaa" baa maanta talo isku fuuqsatay.

:D Sidaas weeye

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Reer garoowe waa dad nabadda jecel wada hadal bay ugu baaqeen walaalahood SNM reer soolna waxay kula taliyeen inaysan abtiyadood la dagaalamin.

 

warba uma hayaan in falastiin gabdho loo soo diray intaan dhulka laga qaadin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Isimadda Puntland oo ka hadlay Dagaalkii Kalshaale iyo hadalkii Siilaanyo.

Posted: February 9/2011, 12:59 pm

 

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo la hadlay saxaafada ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalshaale iyo hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland ujeediyay labada gole ee salka ku hayay xaalada Kalshaale.

 

Wuxuu sheegay inuu cambaaraynaayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalshaale ee u dhaxeeyay maamulka Somaliland iyo dadweynaha gobolka Cayn, waxaana uu xusay in maamulka Somaliland ay dadweynaha ku nool gobolkaasi ay u gaysteen wax uu ugu yeeray xasuuq.

 

Wuxuu intaasi ku daray inuu ugu baaqayo madaxda ugu sareysa maamulkaasi in ay joojiyaan dagaalka .

 

“�Axmed Siilaanyo hadalkii uu shalay uu ujeediyay labada gole ee isugu jiray guubaabada iyo amarka uu ciidanka siiyay ma ahayn wax loo baahnaa�”,ayuu yiri.

 

Garaad Cabdullaahi ayaa hoosta ka xariiqay in uu dhaliilayo labada gole ee Somaliland oo u sheegay in Madaxweynaha Somaliland ay ugu sacab tumeen hadalkiisa ku aadanaa dagaalka.

 

Ugu dambayntii Garaadka ayuu sheegay in aragti ahaan si xal looga gaaro dagaalka Kalshaale ee soo noqnoqday ay ula muuqato in loo baahan yahay in la qaado talaabooyin ay qayb ka yihiin;

 

In Somaliland ay ciidankeeda kala baxdo deeganka Kalshaale.

 

In dhacdooyinka ay dowlad ahaan ay u gaysteen Somaliland dadka deegaanka ay ka gacan mariyaan.

 

In dhex dhexaadin laga dhex bilaabo labada beelood ee ku muransan deegaanka Kalshaale.

 

Hadalka Afhayeenka Isimadda Puntland ayaa imaanaya xilli xiisado colaadeed ay weli ka taaganyihin degaanadi lagu dagaalamay.

 

 

 

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

The Zack

Waar waxaan la yaabe waa qaafka aad Abwaan udhiibtay ee wax kale mahaa:D:D I couldn't contain myself when it got to page 2. He only asked "why only Caabudwaaq this time?" and you gave him...wait for it...."If I had to guess, I would say Somalinimaa qaadday nimankaas but again I could be wrong.":D:D Could be wrong? lol You expect me watch go by? Get the hell outa here!:D

 

The Zack;693890 wrote:
If there is any thing else that brings all these folks (who are from diff habar's by the way) together, it must be the mother of all coincidences. Anagana wuu nala yaaban yahay ka waran. War Cabudwaaq ma ahee xitaa Garissa baa mudahaaraadi Lol.

You and I know what time it is yaa sahbi? :cool:Ma inankaan misiinka ee Abwaan la yidhah baad ka xishootay? Sorry maayn, I should've known. VIVA SOMALIWEYN!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Malika;694020 wrote:
Lool - waryareen anigu iyo inabtigaay hoos hoos baa runtaa iisuu diibeynee - naga deex baxa..Lol
:D

Inaabti, runta yaree bay sheekadu maraysaa!:D Apparently, Abwaan does not have to know what's going on, and we should just let him be confused!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Lol - changing the topic hayee, maxaa Abwaan uu soo gelisee halkaan - pleanty is riding on Abwaan - indeed Viva Somaliweyne! :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Abwaan;693797 wrote:
lol...No 1 this proofs sida magaalo walbaa markii wiil ka soo jeeda Soomaaliya mas'uul looga dhigo ay Soomaalinnimada u dhawraan inta kalena aysan wax dana ka lahayn...lol...Mana ahan wax Caabudwaaq ku gaar ah ee ogoow. Haddii Buulobarde mid ku dhasahay la keeno sidaas baa dhici lahayd. Midda kale nin Waqooyi Galbeed ka soo jeeda (anigu magacyadaan maamullada qabiilka ma karo) oo aan caawa arkay baa ku doodayey Sarkaal ka soo jeeda Caabudwaaq baa dagaalka lagu qabtay...lol...warkaas ma caddayn karo oo masuuliyaddeeda ninkaas baa iska leh...

I don't believe Farmaajo has anything to do with it. Even when the SSC maamul decided to move from Nairobi to Buuhodle, they landed in and were taken to Buuhodle by the citizens of Caabudwaaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Malika;694144 wrote:
^Lol - changing the topic hayee, maxaa Abwaan uu soo gelisee halkaan - pleanty is riding on Abwaan - indeed Viva Somaliweyne!
:P

Maybe you haven't read this thread from page 1.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this