Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Demonstrations in Lasanod

Recommended Posts

Laascaanood(Waaheen)Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya, in maanta ay magaaladiisi ay gilgileen mudaharaadyo iyo iska hor imaad dhex maray ciidamadda Ammaanka iyo dad gadoodsan oo la hadda la ogayn waxay ka gadoodeen.

 

Waxaanay wararku sheegayaan in isku dhaca ciidanka iyo dadkaasi cadhaysan ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, oo labada dhinacba soo gaadhay.

 

Iyadoo sida ay wararku sheegayaan uu iska hor imaadkaasi ay ku dhinteen hal qof oo shacab ah kuna dhaawacmeen shan qof oo kale, halka ciidanka Ammaanka la sheegay in dagaalkaasi saddex askari dhaawacyo ay ka soo gaadheen. Isla markaana la gubay laba gaadhi oo ay leeyihiin ciidanka Boolisku Somaliland.

 

Lama oga illaa hadda khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaasi iyo sababta keentay midnba, balse waxa dad goob-joog ahi caddeeyeen in gabi ahaanba goobaha ganacsiga ee magaaladaasi ay maanta xidhan yihiin isla markaana laga cabsi qabo in kacdoonka iyo iska hor imaadku sii balaadho.

 

Wixii ka soo kordha mudaharaadkaasi, iyo warar kale oo faahfaahsan oo la xidhiidha dhacdadaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What are they demonstrating about it probably has something to do with the drought in the region tell them the mayor of laascaanood is doing all he can to ease the drought situation in the region he is right now in western sool oog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wararka Ka soo baxay Magaalo Madaxda Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka shacabka SSC ee Ku nool Lascaanood ay sameeyeen kacdoon aan horay looga baran ay kaga soo horjeedan maamulka SNM ee xooga ku jooga dhulka SSC 3 sano iyo badh.

 

Mudahraad balaadhan oo Gilgilay Guud aha anba magaalada Lascaanod ayaa sakaa halkaasi ka dhacay, kaasi oo lagaga soo horjeeday Maamulka SNM ee Xasuuqaya shacabka SSC, laguna taageerayay Mujaahidiinta SSC.

 

Mudahaardkaasi oo gaystay dhaawacyo fudud oo ka soo gaadhay dadkii mudaharaadka ka qayb qaadanayay, xaga ciidankana ay ka gubeen 1 tikniko ah.

 

Shacabka Laascaanood ayaan looga baran mudharaad sidan u balaadhan oo rabshato wata, laakiin maanta ayay taasi is badashay oo ay shacabka Lascaanood muujiyeen inay ka soo horjeedaan maleeshiyaadka ka soo duulay Waqooyi Galbeed iyo Burco ayna dhimasho ka xigaan in dhulkooda loogu taliyo.

 

Wali waxaa go’an wadooyinka waawayn ee lascanood, shacabka ayaa isticmaalaya quraarado, dhagxaan iyo weliba taayiro. Maleeshiyaadka SNM ayaa iyaguna ku ridaya shacabka Lascanood rasaasta ka dhacda qoriga baroonka iyo Tiknikada kale.

 

Dhinaca ciidamada SNM ayaa wada dhaq dhaqaaq ciidan inta u dhaxayso adhicadeeye ilaa Oog. Sida wararka nooga imanaya xarunta Maamulka SNM ee Hargaysa in quwada ciidanka maamulka SNM la isugu geeyo Kalshaale Hawdka, si aan loo xorayn Lascaanood oo dhinacan Hawdka lagu mashquuliyo ciidamada SSC ee soo dul degay Lascanood. Lascanood laga tago Horgalayaasha u joogo iyo inyar oo boolis oo maamulka SNM oo daadiyo shilimaad.

 

Dagaaladan shalay iyo maanta soconaya ayaa lagu soo dajiyay Guriga Col. Moorgan ee magaalada Hargaysa sida wararka Hargaysa sheegayan, waxaana la isku af gartay in weerar lagu qaado fariisin ciidan beeleedka Buuhoodle ay ku leeyihiin kalshaale.

 

Kala soco Widh Widh Online Desk Center Lascanood Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

We expect from the oppressed people to do better job than that; that is if they only care their freedom, human dignity and the future of their children. Wixii intaa ka soo hadha waa heelada inoo tuma!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;691709 wrote:
What are they demonstrating about it probably has something to do with the drought in the region tell them the mayor of laascaanood is doing all he can to ease the drought situation in the region he is right now in western sool oog.

So now you are trying to make up the news right Xaaji? You can't try and divert the topic away from the fact that people will inevitably become fed up with a regional government that doesnt include them in the higher positions or even run for pres.

 

Lol@drought.....so why dont we see riots like this in other places where there are so many people suffering from droughts?

 

The SSC and their mission of liberating against an illegal secessionist campaign seems to be spreading!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;691768 wrote:
We expect from the oppressed people to do better job than that; that is if they only care their freedom, human dignity and the future of their children. Wixii intaa ka soo hadha waa heelada inoo tuma!

There are no oppressed people in laascanood just angry people in need of water. people live in freedom and dignity , and Somaliland is a democratic country it allows demonstrations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I wonder if people are being influence by what happened in Tunisia and Egypt? Even though NW Somalia isn't a nation, maybe people are inspired to protest against the corrupt enclave.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;691787 wrote:
las102.jpg

 

las101.jpg

 

las104.jpg

 

eeg dadku daasadu bey siitaan wa biyo la aan iyo abaar allow u sahal shacabkayaga.

Save that garbage for someone who never travelled to Somalia. All people use those yellow jugs to make noise and protest. They hit a stick or their hands against it....sometimes they use it to greet people. The bottom line is that they use the yellow jugs to make noise.

 

610x.jpg

 

Displaced families participate in a protest outside their camp near Somalia's capital Mogadishu, July 15, 2008. Hundreds of displaced Somali women and children on Tuesday protested outside their camps near the capital Mogadishu over recent killings and kidnappings of aid workers in their war-ravaged Horn of Africa nation.

http://www.daylife.com/photo/07JZ5lz6Kg2jm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

If this was over drought, then why aren't the people all over the country burning cars!

 

Anyways, this looks like the beginning of a revolutation against secessionists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful First of all Buhoodle is part of togdheer and parts of it is part of Ethiopia. Somaliland controls all the way to hagoogane today they are what 10 km from buhoodle its self. Second the people of laascanood made it clear they are with somaliland and have said goodbye to the pirate clan enclave , reer laascanood don't want anything to do with the pirate state.They have joined Somaliland for ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

So why are they protesting? Please dont say they are burning cars because of a lack of water because we dont see it anywhere else?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is a democracy people have the right to demonstrate and voice their opinion in our country.

There were several demonstrations the past months and weeks in ceerigaabo burco borama hargeysa gabiley, It's good that also laascanood people voice their concerns and demands to their Somaliland government. Something which is very dangerous in Somalia Djibouti Ethiopia etc people are harassed or killed and assassinated for voicing their concerns

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this