Sign in to follow this  
Polanyi

I didn't bleach my skin, i just washed it with soap

Recommended Posts

Kulmiye   

wax waliba waa ka suurtagasha dadka maanta-it doesnt surprise me to hear men bleaching their skin. its the reality of the times we're living.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

^^ I don't watch Vybz Kartel. I am just posting it because it is a big debate issue of the past week. But I still love you the same way you love me though, walal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ kaalay bajaqyaal is bleach gareeye waa la arkee, kuwo is "luujiteeyay" ma jiraan?

 

hada kohor bajaqdoo aan wax badan is naqaanay ayaan ku arkay aroos ayadoo malxiisad eh.

mar ayaan salaan iskugu nimid oo ee igu dhahday " Tuujiye maxaa kugu dhacay aboo, waa madoobaatee" hade qofta saas i dhaheeso waa qoftoo kabaheega kooyaha ka madoownaan jirtay yaah!... ani intaan fiirshay aan ku dhahay "abaayo waqtiga maanta dadka dhan waa cadaanooyaan, soo aniga waa is luujiteeye si aan different u noqdo" loooool.... true story.

 

Ilaaho bajaq iyo kiimiko aarabiitaro dhexdhig.. Maalin kaste caruur qoorta iyo calaacasha ka madoow ee dhalooyaan sidii mukulaalihii....

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xafadoo aan ka imaaday raga waxe isku faani jireen anaa kaa cad.... Yaab.co.uk ahaa bada curubo inee aadaan ee caro maanyo isku rugi jireen ilaa oo diirka ka fiiqmo koo maadeey la dhaho asne waxan ku argay saliid macsarada maxada maba marsanaayo wee ku madobeyee hadee oraxda ku qabto ku yiri. Unugane ayeeyo aa waxa na dhihi jirtay mandhow madaxan qalelka kaa eh waa maxay aaa labadoo sacab saliid eh madaxa dhab na lagu dhihi jiray ilaa oo foolka dhan na madoowaaday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this