Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Breaking News: Janaraal Maxamed Cali Samatar oo si qarsoodi leh kusoo gaaray magaaladda Muqdisho

Recommended Posts

Showqi   

Maxamad Cali Samatar iyo kuwii dowladii hore ee Soomaaliya ku jirayba mar ayey Soomaaliya ka badbaadin karayeen, burburka iyo colaada dalka Soomaaliya ku habsatay. Maxamed Cali Samatar mar hadii uu xalin waayey dhibaatada Soomaaliya markii uu awooda lahaa, ee uu masuuliyada Soomaaliya hayey! u maleyn maayo in uu xalin karayo dhibaatada Soomaaliya maanta oo uu yahay nin da'ah. wadankana ka soo maqanaa in ka badan 20 sano.

 

Wax waliba wakhti ayey leeyihiin. Maxamed Cali Samatar waxaa loo qaatay in uu siyaasada Soomaaliya faraha ka qaado.

 

 

 

 

______________________________________________________________________

emotional%20chart.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

u maleyn maayo in uu xalin karayo dhibaatada Soomaaliya maanta oo uu yahay nin da'ah. wadankana ka soo maqanaa in ka badan 20 sano.

showqi waa runtaa waa wax faraha laga laabto siiba raggii qiimaha lahaa oo cali samatar ka joogo

balse anigu waxaan u arkaa intii wiil yaroo xanjo cunaya oo qurbaha ku koray waxbana ka aqoon,inta soo ag istaago warqad dacwada u dhiibi lahaa,inuu ugu yaraan, khibradii uu ka helay casaabadii hargaysa 80kii wax un ku biiriyo koonfurta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Only if the old soldiers are honest and sincere will they make any difference. The challenge is to win territory and control it. After that, making sure there's security in the areas won back. This has proved to be mighty challenge for the Ethios (and Uncle Sam with all his budget and gadgets). On the other hand, this (yet supposed secret) move might back-fire if the men in charge of TFG forces now feel "diaspora ministers" are bringing in their "diaspora officers".

Share this post


Link to post
Share on other sites

AYOUB;688102 wrote:
Only if the old soldiers are honest and sincere will they make any difference.

Well most of them dont have the idea that they or they beloved Kacaas has done anything wrong, and they were always right.

So old men who betrayed their country by destroying the country and then running away in tanks wont make any diffrence.

They havent made a diffrence back then when they were running away and today they wont make a diffrence running away from

US courts to Muqdishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;688057 wrote:
Isagaa burburiyay ,,,,, and for sure he is coming to make it a hideout now ,,,

Malaha gabadhiisa ayaa dooneysey iney aabaheed aragto...or Xamar qofkii rabo inuu wax u qabto ayaa imaan kara, either way wuu joogaa, waana nin yaqaana shaqadiisa, taasi laba jaamac isma weydiineyso.

 

Saraakiisha kale ee u shaqeysey MSB, waxa keliya looga baahan yahay waa xirfadooda which is vital in defeating the kebabis. All the best to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;688109 wrote:
Malaha gabadhiisa ayaa dooneysey iney aabaheed aragto...or Xamar qofkii rabo inuu wax u qabto ayaa imaan kara, either way wuu joogaa, waana nin yaqaana shaqadiisa, taasi laba jaamac isma weydiineyso.

 

Saraakiisha kale ee u shaqeysey MSB, waxa keliya looga baahan yahay waa xirfadooda which is vital in defeating the kebabis. All the best to them.

Somalina, do you think Al Shabaab can only be beaten with military skills?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well I do love maraq bilaash with muufo baraawe. If you could make that for me, I would surrender to you anytime. But I dont think that would impress Al Shabaab.

 

I was thinking of something else, like an idea that could win the harts and minds of the people, so they would choose and support the TFG over Al Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kulmiye;687865 wrote:
^I like when people say "haybad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo" waa beautiful and true:)

:D:D:D

 

Qodax, reer WG don't know muufo Baraawe ee maxaa ku baray? maxaase kugu kalifey inaad marba shaati cusub soo gashato?

Paltalk group-kaada la soo tasho, markaasna talo fiican halkan keen oo Shababis lagu sagootin karo. Gracias senor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Signorina Somalina, se si può cucinare per me, farò di te una probosal matrimonio. E allora io vestire la maglia che mi vuoi indossare. Se ti piace, non vorrei nemmeno indossare una camicia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Qodax Qorax;688120 wrote:
Signorina Somalina, se si può cucinare per me, farò di te una probosal matrimonio. E allora io vestire la maglia che mi vuoi indossare. Se ti piace, non vorrei nemmeno indossare una camicia.

Have some decency waryaa! cunto kuuma karinaayo maxaa kale haysaa, keep your shirt on ya hear!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this