Sign in to follow this  
Somalina

SOMALIA-SAUDI ARABIA: HRW calls Saudi Arabia to stop deporting Somalis

Recommended Posts

Saalax;682884 wrote:
Dude adiga iyo respect kala foog. You are the one who ruined and trolled on my Hargeysa thread in the generals. Miyaad ilowday?

Generals, is for ruining and trolling...this is Politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

You can't troll a Hargeysa thread - it is already a troll topic by opening it here on SOL, this is not SomalilandOnline, get the hell out of here with this secessionist trash.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Soomaali Laga Soo Tarxiilay Sacuudiga oo Gaarey Muqdisho

 

uwaadinin u dhashey dalka Soomaaliya oo laga soo tarxiilay boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho.

 

Diyaarad waday inka badan 80-qof oo Soomaali ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho,waxaana dadkaas ay kasoo qaaday Sacuudiga.

 

Dadka lasoo tarxiilay ayaa la sheegay in mudo badan ay ku xirnaayeen xabsiyada ku yaalla Boqortooyada Sacuudiga kadib markii ay gacanta ku dhigeen Ciidamada amaanka ee dalkaas laguna eedeyey in ay si sharci darro ah kusoo galeen dalkaas.

 

Qaar kamid ah dadka maanta soo gaarey Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegeen in dhibaatooyin kala duwan ay la kulmeen mudadii ay xirnaayeen.

 

Boqortooyada Sacuudiga ayaa marar badan dalkiisa kasoo musaafuriyey muwaadinin Soomaali ah oo ka cararay dagaalada kasocda dalkooda,waxaana talaabadaas uga digey Hay’adaha u dooda xuquuqul aadanaha.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saudi Arabia is a corrupt one family controlled country and are way behind the world in the protection of human rights of people who are feeling war. Even the name of the country used to be Arabia and is now called Saudi Arabia, the family of al Saud country. Having said that, we should not blame arab people in general because they are under dictatorship and have no rights and freedom to change the status quo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this