Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

The Zack   

Bashiir, beentaa ma aha .

<---Walks away feeling young.

 

JB LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Inaa lilaahi soo adigii noo sheegay inaad 1981 macalinka aheyd aggah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Iyo meelo keleba ,,

 

:D,,, nin 81kii macalin ahaa wadnuhu ma dhaglayee bal dhiig kar iska baadh

 

weyre maanta sacuudiga ma jimcaa laga tukaday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

salaam aleykum all

 

waayeeladii maa maanta iska dhadhicinaya 40 ma gaarin? allow alle!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Juxa, marxuumada illahay dambigeeda ha dhaafo naxariistii jananna ha ka waraabiyo.

 

Ayaamahan I only respond qabyaalad iyo fadhi ku dirir threads. Waxaan u malaynayaa cudurkii fadhi ku dirir baa igu dhacay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this