Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

nuune   

JB, adu horta dadka SOL badankood waxey u heestaan inaad ku nooshahey Lyon, laakin aad iska sheegato Hargeisa, dadkaas maxaad ku oran laheyd

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Hi legend what a change eh what a change, allow kheyr ka dhig, ileyn winds of hope baa ku soo gaaray adigana?

 

JB i would have thought u were used to xanjo/maastiko/daandeey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maastiko iyo daandeey ma miinooyin baa ?? :D

 

 

Nuune, waxba kumaan idhaahdeene come and see me in Lyon uun baan odhan lahaa ,,, loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune..sxb waxaan joogaa dhulkaa ay leeyihiin oowstareeliya.

 

waxay inoo tahay 10 habeenimo.

 

Juxa, haaheey. winds of hope and change baa na garaacaya! alhamdullilaahi

 

kolka iska warama maxaa iga danbeeyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ is jir waryee waligaa ha ku oran gabdhaha globalization ayaa i hayo, these days globalization is associated with being single, shiid, iskaabulo iyo baagamuudo, just little warning.

 

Faheema, your friend hadey soo noqoto bal waxoogoow oodkac ama collab dhankeyga u soo tuur, waa hadey lufluf ku soo gaaraan kolleey Juxaa isbaaro u dhigan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

JB lives in southall and works as consultant for the SL-administration

 

faheema i hope she and lily have fab time

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Lily also went there, Juxa, kakac meesha maxaa ku dhigey oo ka dhis palace in Xaradheere iyo iimeey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this