Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

Kulmiye   

Whenever i check Sol, i feel like its full of political scoops from news sites... more so i feel like many members compete giving coverage on Putland and Somaliland- anyone feel the same?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Yeap, I think they should be limited to a certain number per month for certain individuals - sometimes its like their on steroids, double posting of the same news over and over..Lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   
Norf smileys.gif lool@ suuq dahab, war dumarkaa meelahaas ka qaraabta, saas ay tahay faraanti ka sameesan harag mallaay ayaan ka soo iibsadey

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Subax wanaagsan yaa culima allaay?

hablahana assalaamu caleyklum?

 

saakay maxaad ku barideen? Anigu saakay xafiiski baan dhex fadhiyaa, shalay baan kii JB ilma adheerrada ahaayeen isku faagannay, arrinteenii manager key gaadhay, tacdiil baa la siiyay, alle ha inaga qabtee wuu na yeelan rabaa, ma riyaale kaahin oo yiri baa (shanteyda sano markey ii dhamaato irridaa baan ka baqaa)

 

(qabiil baa jira deggan makkah iyo munah buuraha u dhexeeya, waxaa la yiraahdaa waa siduu manaamka ii sheegee reer banuu khuweylid, waxaa la yiri, nin iyaga ka mid ah haddaad dulmiso wey ku qabanayaan kadibna maal bey ku siinayaan, guri iyo xaas bey kuu yeelayaan, markaad is mahadiso eed tiraahdo maantaad waxaad ku taami jidhay heshay, bey budh kaaga saarayaan adigoo dacas la aan ah.

 

wuxuu kaloo manaamku ii sheegay isla adigii oo rafaadsan oo tuugsanaya haddii kuwii kula tuugsanayay ee isla qabiilkooda ah haddii shilin laguu soo taagay eey arkaan wey kaa xoogayaan wey ku dilayaan)

 

waa sheeko cajiib ah oo manaam aan ku arkay, waxaan doonayaa inaan eego arrintaa, waxaan aadi doonaa sanadka dambe buurahaa oo wixii run ah baan soo ogaanayaa. lahjaddoodu waa maxali sidaan maqlay:D

 

anyway waa inoo sabtida;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Cajiib cajiib qariib, waryaa jaceyl ma riyoonayee iga daa dacaayadda:p

 

saaka sabtida ah sidee lagu soo toosay?

for me It's the worst saturday ever:(,

markaan soo kacay baan laptop keygi waayay, meel kastaan ka eegay

I remembered In xalay aan kaga soo kacay maqaayad aan Hamburger ka cunaye, markaan is iri ka doono I found out in isla xalay la qaatay,

I left for job, gaarigi baa waddada iiga demay, coz Roob badan baa xalay da'ay, hadduu biyihi gaarayna wuu iska damay.

taxi baan iska soo raacay shaqadi baan imid, I again found out In xafiiskeygi balli yahay, Computer kina biyo ka buuxsamay oo intey watchman nadi furfureen ey leeyihiin biyahaan ka dhureynaa.

Ma sabti ka xun baa jidha waa yaabe?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

morning lady Faheema, wax cusub malahan except raxmad alle and roobkii aduunka

 

how is you? did you get in ok

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

It was dark, wet and windy but alhmadulilah got in alright.

 

Waa Buluug Monday as they say, can’t wait to break away from it all :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this