Sign in to follow this  
nuune

Awrka Cirka-The Somali Sky-camel

Recommended Posts

nuune   

Waxaan u maleenayaa inaad xasuusataan Awrka cirka, bal sawirkan si fiican uga dharag, xasuus gal, bal maxaad ka xasuusataa, hadey sheeko tahay iyo hadii ay wax kale tahayba, fadlan nala qeebso smile.gif

 

 

awrkacirkacz5.gif

 

The Camel is placed in around the "the coal sack or Crux constellation" ama in Somali "wadaamo-xooro or wadaamo-lugud"

 

 

Wax sheeko ah ma ka xasuusataa ku saabsan awrka cirka, waxaan xasuustaa habeenkuu qudcurka jiro oo mugdi yahay intaan bannaanka fariisano oon cirka dhowrno ayaan arki jirney awwrka cirka, markaasaa cabsi iyo baqdin na gali jirtey siduu u fadhiyo ama u taaganyahay uu daaqsinta iyo raamsiga ugu jiro ama awrkoo mirasho ku jiro.

 

 

badanaa awrka cirka bilaha hore ee sanadka ayaa la arki jirey saan xasuusto.

 

 

As you can see, the camel doesn't have tail, and the reason you know the story, here it is:

 

 

It is said that long ago this camel lived in a different part of the sky, but once,

after a long drought, the people tried to catch him. They built a tower to the sky and climbed it, but when the man at the top grabbed the camel’s tail, the camel fled, his tail came off and everyone fell to the ground.

attackawrkaaq1.gif

Awrka Cirka under attack before aan seenta laga jarin smile.gif

 

 

sheekooyin badan baa jira, marka bal soo xasuusta oo maskaxda soo maaxiya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Haa marka qudcurku jiro ayaa laga bogan karaa,magaalooyinka waa weyn dee lagama ba arki karo.

 

bigdipper.jpg

 

Big Dipper,

 

Maxaad ka haysaa Sheekadii Guray? iyo xidigaha constellations ka muujiya

 

 

Horta Awrka cirka yaa raarey? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Inoo faaiidee Dabka waxaad taqaano,

 

 

Soo ma ogid sheekada Awrka Cirka iney ka timid dhulkaa iyo Maakhir, markaana seenta looga gooyey isla meeshaas intey dhiseen taallo aad u dheer, intaas bal ogoow waa taariikh ahaan iyo dhulkii smile.gif

 

 

Tan kale, the constellation of Orion known in Somali as “Nin la gigay” which means ‘The incarcerate one or man” ayaa ayadna aad u isticmaalnaa, bal soo aruuriya qofkii ka hayo sheeko ku saabsan Ninka Lagigey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Saxb Awrka waxaa laga raarey,Buura Cir u dhow meel la yiraahdo sida aan sheekadaas ku maqley, laakin mission kaasi waxa u ahaa mid ah unsuccessfull, :D , intaas baan ka hayaa sheekadaas.

 

nin lagigay, Waxaa isna loo yaqaan Guray

 

Big dipper and Small dipper I think Soomaalidu in ay u taqaano Waylaha iyo Laxaha.

 

Xidigta (Meero)waxara xidh = Venus?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ yeah Venus is Waxaro-xir or Sahra

or ‎Xiddigta-Waaberi which is very common.

 

 

Jupiter = Cirjeex, Dhool-Mare

Saturn = Faraare or Mariikh-Dhiigle

Mars = Saxal, or Saxal-gaduud

Mercury = Dusaa, Hurjub, Dhayl-gaduud.

 

 

You may remember this about Awrka Cirka, tix or saying yaroo geedeesan waaye smile.gif :

 

Awrka-cirka nin daya mooyiye

Nin dayoo ka taga mooyiye

Nin dabrada dad laga waa

 

 

qof u dhawaada la waa, khasaara unbaa lagala kulmaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Not long ago baan maqley awrka cirka, and the reference to reer makhir's optimistism ee awrke seynta ka gooyen. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xasuus iyo xasuus

 

waxaan kalo soo xasuustay, calentii kasoo dhici jirtay geedka kuyaal dayaxa marki qof dhinto. Alla, maxaan caleenta radiyeey!!!

 

qofna caleentas ma helay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan xasuustaa halkuu habaar qabe jiid-jiiday habartiisa ,,,, don't know in English laakiin bal taana inoo faa'iideeya ..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Habaar qabahaas waa "ninkii La Gigey" or "The incarcerate one or man".

 

Meesha lagu gigey, ama lagu daldalay ninkaasi waa meel ku dhax taalo "The Milky Way" in outer Galaxies or in Somali "Jid-Cirir" taasoo micnaheedu tahay "the path of the cursed child"

 

This boy, maalin kastaa hooyadii buu dhulka ku jiidi jirey intuu dilo feer haraati wax kastaa ul, ayuu dhagaxaanta dushooda ku soo jiid jiidi jirey oo waa maalin kastaa saas ayuu sameen jirey, inkaar qabuu ahaa, korkeedi baa dildillaacey, dhiigu hareeyey meel kastoo jirkeeda ka mida, wali aan dhiman, nafna ku jirin, Ilaah baa wiilkii habaarey, oo paralayse baa laga dhigey wax candadool ah, wiilkii waa dhintey kadib, jirkiisina waxa uu suranyahay meesha la yiraahdo constellation of Orion known in Somali as “Nin la gigay”

 

Waad arki kartaa habeen uu qudcur jiro xilli ka mida sanadka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Speaking of Nin La gagay, who has heard of this poem?

 

Nin la gagey gamman iyo ha koro geenyo fadal dheere

Orod baan garmaameynayaa duhur gadiiidkiise

Ha gorfeeyso Sheekee waxaan gaadi baa jira'e

 

That obnoxious Nepthys ama her Xinn bal ha noo macneeyaan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Waryaa, soo ma ogid in topigan adiga dartaa aan u furey markaan meel ku arkey inaad xiddigaha iyo faalka ka hadashey,

 

wlcme sxb, inoo faaiidee, gabaygaas maan akhrin, mana dhuuxin, waqtigaa igu yar, mar kalaan qumaati u dhuuxi doona, eega meel baan ku sii ordayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sayid*Somal:

xasuus iyo xasuus

 

waxaan kalo soo xasuustay, calentii kasoo dhici jirtay geedka kuyaal dayaxa marki qof dhinto. Alla, maxaan caleenta radiyeey!!!

 

qofna caleentas ma helay?

Ninyaho sheekadaa waan maqlay berri maxaa ka jira ma kitaabada laga helay mise waa sheeko soomali sida raggii awrka cirka doontay inay soo qabsadaan oo kale miya?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this