Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Faraq u dhaxeeyo...

Recommended Posts

Salaan...

 

Soon wanaagsan dhamaan.

 

Wax faraq ama lifaaqo eh u dhaxeeyo maa jiro ereyadaan dhamaan hoos ku qoran, oo hormo iyo guuto u socdo:

 

  • Oori
  • Afo
  • Maranti
  • Xilo
  • Xaas
  • Bilcaan
  • Arad
  • Daaqad
  • Dariishad
  • Shabaako
  • Khalfad
  • Naag
  • Bilcaan
  • Haween
  • Dumar
  • Islaan
  • Ganbooleey
  • Oraah
  • Kalmad
  • Erey
  • qowl
  • Kiish
  • Loor
  • Ceemad
  • Mandad
  • Joonyad
  • Bariin
  • Badbaado
  • Kabaro
  • Bed
  • Giddi
  • Dunji
  • Dhamaan
  • Murug
  • Caloolyow
  • Hami
  • Sakati
  • Tawal
  • Uur kutaalo
  • Walwal
  • Walbahaar
  • Nabar
  • Heer
  • Humaaji
  • Qoon
  • Halakee
  • Dhibaan
  • Cabir
  • Qayd
  • Kiil
  • Dhereri
  • Jimee
  • Miisaan (waala soo deensaday)
  • Socod
  • Luggeen
  • Hadaaf
  • Dareer
  • Leeg leegso
  • Hunbaalle
  • Hudan
  • Cagajiid
  • Huleel
  • Dabandeeb
  • Cidijiid
  • Caano
  • Wan
  • Maal
  • Lebeen
  • Haati
  • Mowjad
  • Hir
  • Lul
  • Maskar
  • Liidasho
  • Tabaryari
  • Uduufo
  • Cabanaan
  • Diif
  • Hodantooyo
  • Qabno
  • Baydi
  • Cood
  • Maaliyad
  • Hanti
  • Aalad
  • Sabab
  • Hub
  • Silaax
  • Fennid
  • Baar
  • Faaqidaad
  • Raadgoob
  • Eegeeg
  • Raadin
  • Culaab
  • Habiso
  • Culays
  • Galbeed
  • Qoraxsiin
  • Bugux
  • Balaar
  • Balac
  • Baaxad
  • Qani
  • Hodan
  • Maalqabeen
  • Tagsi
  • Guur
  • Aroos (waala soo deensaday)
  • Kulan
  • Madar
  • Lajnad
  • Dhafdhaf
  • Lufluf
  • Qoosh
  • Murug
  • Iskujir
  • Doqon
  • Dabaal
  • Nac-as
  • Gunuunuc
  • Nuunaas
  • Hunnu hunnu
  • Hugan
  • Calyo
  • Balqan
  • Candhuuf
  • Raadi
  • Goob
  • Jeri
  • Qur
  • Is
  • Duunyo
  • Faquuq
  • Kalasaar
  • Kalasooc
  • Feeraari
  • Fiindhee
______________

 

Wee sii socon doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

Qani

Hodan

Maalqabeen

Beesoleey iyo Diite kabo laawe aad katagtey. :D Sxb, maku fahmin ee faah faahi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ayanasli   

salamucaleykum ramdan kariim

 

runtii arayda aad halkan ku sooqortey waa ereyo saxa qofkuna uu ka fa iideysan karo waxan jeclahay inad sii wado intad wadi kartid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Aw Bakar, waxaan ula jeedaa af Soomaaliga siduu qani u yahay oo u baac weyn yahay. Ereyada badan meesha ku qoran badankood waa dhumeen oo wax isticmaalo waa dhif dhif.

 

Ayaan Asli, kusoo dhawoow golahaan; ha is martiyeenin. Gambar soo qaado.

______________

 

  • Cilaaq
  • Muran
  • Akeekan
  • Hagag
  • Dabeebo
  • Jactad
  • Jikaar
  • Jaarri
  • Jiriibban
  • Karaan
  • Tahlid
  • Tarid
  • Karti
  • Karasho
  • Maaro
  • Muddac
  • Heydaaro
  • Hanaayo
  • Garran
  • Eedee
  • Muusaw
  • Hiif
  • Cimri (waala soo deensaday)
  • Facaad
  • Dhallin
  • Fil
  • Fac
  • Itifaaq (deensaday?)
  • Cahdi
  • Oggolaan
  • Heshiis
  • Muwaafaqo
  • Israac
  • Hallayeelo
  • Heemasho
  • Leer
  • Neecaabi
  • Hawo
  • Taltaliini
  • Shactiroole
  • Jile
  • Majaajile
  • Geyr
  • Cartan
  • Caro
  • Gedaad
  • Juuqjuuq
  • Gidaad
  • Gadood
  • Dhirif
  • Awaaji
  • Naadi
  • Iclaan
  • Ogeysiin
  • Sakati
  • Murugo
  • Kurbo
  • Welwel
  • Bidhaan
  • Muuqaal
  • Hannaan
  • Warayso
  • Weydii
  • Tooyo
______________

 

Wee inoo socon doonaan mar kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ayanasli   

waa si wanagsan walalo wan ku fadhiistey gambadhkii aad ii dhigtey

 

 

runtii afka somalilgu waa qani ereyadan aad halkan ku soo qorteyna waxa la isticamla oo kaliya marka gabey la tiranyo ama sugan kale hadana waxaad moodaba in somaligii si dabar go ayo oo luqad suuqdiya la qaatey oon horeba loo aqoon marka koley anuu wan ka fa iideysan doona arayadan

 

 

mahdsanid mar kale walalo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

  • Aroor
  • Waaberi
  • Hiraab
  • Geeri
  • Meleg
  • Wad
  • Mowd (deensaday)
  • Tahluuko
  • Hadimo
  • Dhimasho
  • Ladqabo
  • Laqdabo
  • Sir
  • Dag
  • Dhagar
  • Khiyaano (deensaday)
  • Qataysii
  • Siinee
  • Sharax
  • Dahaar
  • Qurxin
  • Naqshad
  • Caddil
  • Daahi
  • Raaji
  • Raagid
  • Dhoof
  • Ambabax
  • Bixitaan
  • Istaahil
  • Mudo
  • Mutayso
  • Lahasho
  • Hawood
  • Haweyso
  • Lahan
  • Mohasho
  • Damac
  • Niyood (deensaday)
  • Muho
  • Rabniin
  • Jamasho
  • Lubi
  • Kadeed
  • Balaayo
  • Eedaad
  • Ciriir
  • Qaxar
  • Dhan
  • Jiho
  • Tusmo
  • Gees
  • Dabqi
  • Qashqashaad
  • Qalalaas
  • Ciil
  • Riyo
  • Hawaawi
  • Dhadhab
  • Alalad
  • Cab
  • Dhan
  • Danyo
  • Wade
  • Kaxeeye
  • Shufeer (deensaday)
  • Engeg
  • Dowr
  • Qalal
  • Kawrixi
  • Boor
  • Fidh
  • Habaas
  • Bus
  • Mirifle
  • Bootaan
  • Siiso
_________________

 

Casharka waa inoo socdaa. Ha moogan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cashar beel, ereyo iska taxan oon wixii adag la macneyneynin cashar maashee, 7 sano kadib Soomaaligaaga waa ka sii fiicnaadey kii hore ee bal haddana wax ku soo dar, wixii la soo amaahday ama la soo bililiqeystayna ha ka tegin!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Gunuunuc

Nuunaas

Hunnu hunnu

Hugan [*QUOTE]

 

Care to explain the meaning of these words? It's really beneficial I hope you write more.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^They all mean the same; to whine or whining. Add Yuus to that list.

 

Words that are spelled the same but have different meaning and completely pronounced different. Inan vs Inan. Calaacal vs Calaacal. Calaacal as in crying fault & Calaacal as in the palm of the hand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;889927 wrote:
^They all mean the same; to whine or whining. Add Yuus to that list.

 

Words that are spelled the same but have different meaning and completely pronounced different. Inan vs Inan. Calaacal vs Calaacal. Calaacal as in crying fault & Calaacal as in the palm of the hand.

Thank you, I have only heard of yuus before. I have a lot to learn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this