ayanasli

Nomads
  • Content Count

    10
  • Joined

  • Last visited

  1. s/c anigu waxaad ii ja jawabtey googa afar nin oo gogal kuwada fadhiya oon salan isla gaadhin? goooga tana wanbax wanbax wan geeso leh? goog malin kasta waxan u imada hooyadey iyo abahay oo cunaha is haysta? googa xagan gabi xagan gabi guntu walac? hal xidhalaha kuma wanagsani lakiin googa cigaleysiga
  2. baal aan isku dayo mahala waa Dayaxa wayo isaga habeenkiikula jooga aroortiina ka cararaye
  3. loooooooolz oo maskaxduuna makufer goroowd barafka waxanka sii yaney maroodiga duula libaxan duulitan ku oga oo malmo aan arki jirey isagoo dulaya duulaya lakiin maroodiga ma arag marodigu ma duula ii shega bal walalayaal dee
  4. inadero sheekada tellphone waa mid gaara. ganacsi uu hal qof ka sheqeysta ma jaadka ma dabooli karo dhibta uu qaadku ku hayo somalida way dhici karta inad aduu qaadka lacag badan ka soo gasho lakiin dalin yar badan oo somliyed aya malinkasta u walta qaad dartii ama u bahdilan caloosha u shaqeyso lakiin dadka kale na hal aeego wxanan ku odhan laha qadku waa wax xun iska dhaf hadey runtahay inad ka qanacsatid
  5. salan sare dhaman bushardii nafteydoow bugta waxan ku soo marey bataalihii uu boodherku asana ilaa buurti daalo badhan iyo hadaftimo ceergabo iyo badhan baladi kagacalada iyogoo barwaqa biyihuna qulqulayan balyaduuna buuxan soo booqdey awga sow booqdey awga bilankan jeclayow markii bant leys idhi adiga la aanta ley baxanani kari waa bila dan bad tahay bashar kula midan ahay nafku bahan ban aheye barbarkaga ila qabo
  6. walalo waaa si wanagsan dhamanba wan idin salmaya akhyarta walal ta naku hadan wax ka yidhahdo horta waxaan odhan kara waa fikirkaga qofkastana inuu si u fakaro waa wax cadiya lakiin mid ayan ku xusuusinaya walalo aduunka kuma noola uun dadka jaadka cuna waxaa ku nool dadka fayow qaad cunista oo ka cafimadkaqaba markaan ka hadleyna waa waliba dadka dada yar da yarta dhib wayn ayuu ku haya nafsiyaadkooda iyo maskaxadood waxweyn ayuu u dhina wakhtigu ku lumya wakhtiguna nolasha waa ku qaali dhaleteed ayuu ku rida oo si qalad ayuu u fikira dhinaca kale wuu warwara qofka cuna wuu is hiifa oo isnaca marka qaarka sida markuu wayo marka lacag qaad lagu yeesho ooo wakuwa isku dhiga gawadhida iyo trainada waxaad arkeysa wiil ama gabdh aad u day yar oo cuneysa qad qaadku dhincakasta qofka waxbuu uga dhima cafimad ahaan moral ahaan iyo dhibatooyinkale oon aan rajeynayo inad idinku ogtiihin naku aad ayan ku mahad calinaya koley anuu halkan wan ku cusubahay lakiin waxaan jeclan laha in si fican oo cafimad qabta laga hadlo wayo inan nolasheeno dhan ku qadano khiyali waa laga fican yahay. wiilo walalo wad mahadsanathay inshalaha markad firaqo heshid ayad si fican uga hadli doonata
  7. waa si wanagsan walalo wan ku fadhiistey gambadhkii aad ii dhigtey runtii afka somalilgu waa qani ereyadan aad halkan ku soo qorteyna waxa la isticamla oo kaliya marka gabey la tiranyo ama sugan kale hadana waxaad moodaba in somaligii si dabar go ayo oo luqad suuqdiya la qaatey oon horeba loo aqoon marka koley anuu wan ka fa iideysan doona arayadan mahdsanid mar kale walalo
  8. wad mahadsantahay walalo koley anuu wan ku cusubahay somalionline ka horta qaadku wa mid diley dhamanba ama afeyey bulsho fara badan oo ku nool aduunka dafaheeda somali oo kaliyina ma cunto imka waxay mareysa iney cunaan dadkii reer galbeedkii marka laga yimado wadamada qaadka laga cuno Yamen Kenya Itobiya iyo somaliya. hadaba somalidu waxay kaga duwantahay sadexdan wadan ee kale iyagu ma beertan marka laga yimado wakhti ku lumintiisa xanuunadiisa oo uu isagu ugu horeyo waxa walida ku rida dad fara badan oo somali ah waxa u dher iyga lacag aye ka bixinayan oo waliba ay qaali ku iibsanayan markaa maxay dhalin yar fara badan oo somaliyi ay wax u baran waayn oo ay wax dhama qaadka u qaban wayn adunka kale horumarkuu gadhey iney eegan maha waa iney iyagu wax qabsadan waxaan jeclan laha inad ka hadashan koley laba qof iyo sadex qof waxab somali kama tari karan lakiin bal inagu aynu ka hadalno qaadka iyo sababta aya somalidu intasoo dhan wakhtigooda ugu lumiso web page
  9. sidaad ogtiinba waxaa bulsho fara badan oo ku nool gudaha iyo dibadaba ay cunan qaad waxamaxay sababtu
  10. salamucaleykum ramdan kariim runtii arayda aad halkan ku sooqortey waa ereyo saxa qofkuna uu ka fa iideysan karo waxan jeclahay inad sii wado intad wadi kartid