Sign in to follow this  
Wiilo

SALAAN KU WAJAHAN DHAMMAAN MY FOLLOW NOMADS

Recommended Posts

Wiilo   

Waan idin salaamay dhammaantiin salaan kadib caafimaadkeygu waa heer sare idinkana sidoo kale yaan filyaa. Waa anigii wiilo, qoraal badan ma sameynkaro oo hadda shaqo ayaan joogaa balse, waan ku soo noqondoonaa with full of smile and joy.

 

 

wabillaahi towfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, soo noqosho wacan oo wanaagsan, soo taad dhunteyba, oon ku raadinney, lagu waayeyba gabi ahaanba, hadda hadaad noo soo noqotey wa kheyr

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Thanks nuune, yeah iam back and better than ever :D no, but thanks walaahi, i miss sol so much..............

 

 

thanks..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

WWIiiiiiiiiiiiiiiilooooooooooooooooooooooo :D

 

I missed you soooooooo muuuuuuuuch.......wlcback yaaqee....

 

Waa u jedaa buumihii iyo faluutaha aa wadan jirtay waa lagaa badalay oo garees iyo darac iyo kabo taake leh aa baratay....lol..

 

Abaayo macaan wlc back la'aantaa meshaan abaar ee ahead......

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo why do you have to say "better than ever" :confused: icon_razz.gif

 

 

<--I guess I have been watching reruns of "analyze this" a lit more :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

lol @ jay baro.. how many kids u have kulahaa..

 

wiilo soo dhawoow walaashiis.. although amba iska maqnaa.. laakiin adi waan ku dhaamay atleast, coz mar mar aa hal far soo galin jiray meesha.. wlc back..

Share this post


Link to post
Share on other sites

War aniga walaasheey wiilo ma dhahaayi waxaad dhahdeene, ee soo dhawoow ina adeer, aad baan ugu faraxnay soo laabashadaada inkastoon aanan laf ahaateyda kaa soo horeynin.

 

War nuune, waa ku salaamay adeer, koofi aanan kugu ogeyn ayaa kuugu jirta, waayeel gaamurey iga dheh, waxaan filayaa inaan howlaha garta iyo cadaalada kusaabsan kuugu soo wici doono, insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Alle-Ubaahne, Odeygii la waayey, waa sey Raula sheegtayee ma Katrina iyo Ritaa ku soo tuftey, niyahow waa lagu tabey, ee bal soo noqosho wacan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ehehehe, wallee waad iga qosliseen, ilaahoow na cafi. Waxaan anigana aad uga walwalsanaa adinka, oo markaan TV-ga wajiyadii madmadoobaa aan ka garan waayay wax heybta nuune ama raula leh, ayaa neef iga soo fuqday, oo aan is iri bal golihii murtida ee caadada u aheyd ka raadi, waa intaas oo aad raqdoodii heshaaye. lol

 

War aqyaareey aad baan ugu farxay is arageena qadka hawada, waana idiin joogaa, ee isoo duceeya inuu muraadkeyga sanadkaan iyo kan soo socdaba uu ilaah kheyr iyo kheyraad ka dhigo. Waxaan maqlay aqyaartii meeshaan joogtay nuune ayaa wali single ah, intii kalena waa guursadeen, marka maxaa meesha kaligey i dhigay, alow maan ka kaco meesha!

 

haye hade, aqyaarta.

 

Ciyaartu waa sideedii, goobtuna waa tii, Raguna waa kuwii hore!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Mar walba oo qoraaladiinna aan aqriyo waan farxaa qoslaa walaahi... like inaan idin jeedo oo aad ila hadleysaan. Anyways...waad ku mahadsantihiin dhammaan soo dhaweytiinii...

 

JB sxb haddii aan kaaga jawaabo Su'aashaadii ahayd "How may kids do you have now?" None so far...but i will let you know insha allaah...

 

Alle-ubaahne soo dhawoow sxbm i haven't seen you lately...

 

Thanks y'all....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this