Sign in to follow this  
Tuujiye

Awguuriyo...

Recommended Posts

Tuujiye   

Maasha allah....I have a very good news..

My good friend checkmate aka shoobaro, waxaa loo dhalay gabar yar maalintii sabtida aheed oo hada la soo dhaafay..

 

Sxb waad ogatahay sidaan kuugu faraxsanahay..ilaahey caafimaad iyo kheer baan kuugu rajeeyey adiga iyo reerkaaga....

 

owguuuuuuuuriyo waraa waa kuu soo socdaaaaaa!!!

 

Farxad badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

mabruuk sxb checkie, gabar dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda difaacda Ilaah haka dhigo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Awguuriyo checkmate gabar iyo caano maa la dhihi jiray,,,,maashaa Allaah, anigana wiil aan kuu hayaa nooh, waa isku dareynaa nooh.

 

 

sAlaAmA kA dhEh:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

checkmate... mabruuk man.. ilaahey hakaago dhigo gabar fiican, oo dadkeeda iyo wadankeeda iyo diinteedaba diffacda...

 

al-xamdulillah. Our muslim and somali community is growing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Awguuriyo Checkmate-waxaan kaaga baryaa ilaahi inuu kuuziyaadiyo ubad kheyr qabto-Amin(iyo kuligeenba).

 

Haye sxb-give umuusha a break now icon_razz.gif:D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaamiin Aaaamin Aaamiin yaa rab

 

Waad ku wada mahad santiid dhamaan hambalyoda munaasabka ah ee aad ii soo bandhigteen. Ilaahey haka dhigo tii da'daasha oo dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteedaba wax tadha.

 

isha allaah mar danbe ayaa idinka kaga sheekeynayaa waxii aan la kulmay.

 

Ilaah baan ku dhaartayee Hooyadu waa lagama huraan.

 

 

Isra aabeheed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this