Sign in to follow this  
Wiilo

Waa Maxay Sifooyinka Aad Ku Guursankarto Wiil Somali ah?

Recommended Posts

Pujah   

hardvard mafia rageedi waaye walaahi...sheekadiisa hoos hoosey xataa maaha public aalagu dhahaa bal cinwaanka iisoo qor

waraa meesha ka carar aan kudhahay wiilo has some body guards oo hilfaha kuu laabayo noh tuujiye and qac qaac are just ready waxay ubaahan yihiin fasax inii lasiyo kaliya seey kuugu feesteeyan....jacalybaro nin ladhahaa joogo oo marhore aan siinay wiilo ha umalynin inuu maqan yahay kor buu ka ilaashanoyaa

 

icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar lee..yarta ani maa wiilo u noqonaayo atante?..ma waalantahay..qoftaan in ee aniga iga shaf weyn tahay oo wili buumaheeda nike yahay ma ogid miyaa..iga tag !!ninkii wiilo naga dafo anaga waxaan ugu dareenaaalfalaax iyo buujimo, tababarna waan u ijaareynaa nooh arabiitare xitaa waan u raacsiineynaa..

 

Waraa Mafia, sxboo qoftaan wiilo la dhaho adiga ma ugu horeyn ninman badan aa kaaga soo horeeyey..iyaga dhan qafiif ee ka dhigtay. Kuwo see u sugaayeen aa hooskooda ciro yeshay, kuwa waxee isdhahaayen jaceel ee yaqaanan laakiin waxee u dirtay hardverd University; maxee baranoyan makasee hee? Jaceel...loooooooool..(jaceelbaro)..

 

Sxbkee marka ha u bixin qoftaan ciwaankeeda anaga aa kuu heyno, laakiin buug daljiyeesan lee soo diyaarso maxaa yeelay qoftaan jaceelka in ee dadka barto ee taqanaa..waxaa is dhahee "aloo tan ma macalimada somaliga iyo kacaanka bee ahaan jidhay" naw!!!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

lool dadkaan caadi maahan wallaahi

 

Wiilooy...maxaa kudhacay "gabadha boqol ayee shukaansataa, halna bee kala soo baxdaa"?

Waxaan ku dhihi lahaa Harvard Mania ka qalee dee ee boqolka ku dar...kabacdina alahu yaclam :D;)

 

Back to your topic:

 

Aniga ma rabi inaan wax soo tiriyo, sanadkasta wax baan ku dara ama ka tirtiraa liistka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

I agree with Nafta, dadkaan caadi ma aha, especially Tuujiye.. miskaxda in laga tuujiyo buu ubaahan yahay, kadib Raula iyo Nuune iyo wiilo aa ku daba xiga dadka waal waalan...

 

Harvard suu u seegayba tuujiye, wiilo way naga feero weentahay, marka duqa ani xoog maba kulihi meesha, haddana ana miskiin, i can't be between feero ween iyo maafia... marka duqa ani waan kuu fasaxay wiilo laakiin iyada iska celi...

 

lol @ buume nike ah looooooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooool@you guys, horta aawey Shiiq-Jaceylbaro, sxbkeey maxaa ku dhaceyna, maybe forty days oo vacation uu ku maqanyahay, wuu soo khalweynayaa, qudba siraadna laga yaaba inuu tunta ku wado oo howshiisa weyn tahay,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

Saaxiibayaal, waad mahadsantihiin dhamaantiinba intiina ra'yigooda kusoo tuftay bogan. Maah-maah hore oo soomaliyeed ayaa oran jiray, "Nin naagi eryi iyo Awr Awr eryi midna ma leexdo." Gabarta Wiilo ah aad ayaan ugu bogay, marka sidii nafi orad bay kugu aamintaa, waanigaa banaanka iskeenay!

 

Midda kale, xoogaa waan ku cusbahay Nomad Land, wali si fiican ulama socdo sida safka loo kala horeeyo(aar gabartu qaalisanaa), marka xaal qaata intiina aa "ciriiriga" jeclayn.

 

To Willo, Muhiimadu waa inaad liiska igu darto uun, meel umbaanu iskala soo dhici aniga iyo waxa i' eryayaaye. Wiilasha soomaaliyeedna anagaa rag isla ah oo isciriiryan, marka waxba u nixin kuwa laynka muddo kusoo jiray. Dhabcan, I'm not a big fan of Under the table deals, marka waxba ha didin walaashiis mar-mar hadaan duu-duubka waxayga kusoo gudbiyo! ---Nasiib Wacan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ina-adeer soo dhawaaw....gabadha meel qaali bey nooga taalaa, boqortooyo buuxdo bey dhaxda uuga jirtaa soo maad garan....cariiriga aad sheegeesidna maba fahmin.....meeshana tartan ma jirto...laakiin xoogaa ilbaxnimadi aa kugu qaloocatay aan umaleenaa....sababtoo ah SOL wexey qabtaa PRIVATE MESSAGING sheekadaada mala ogaan leheen laakiin hada waan wada ogaanay waxaana filanayaa inaad critisism qaadan kartit

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

styt... ar wiilga ka gambiso.. ninka runtii nin oday ah waaye... i love ragga banaanka dhiga arrintooda.. those ppl usually reach far places... hadda xattaa waxaa laga yaabaa in ay wiilo la dhac santahay geesinimadiisa...

 

marka mr. harvard mafia... was that a proposal to wiilo... i think it was.. now we all wait patiently for the answer of wiilo.. hope she agrees with it...

 

p.s. j baro wixii uu soo waday sanad iyo xooga ninkaanbaa labo maal mood ku heli raba..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

What a beatiful day! Hope everyone gets a share of it today. one of those days love hangs in the air...

 

Qac QAc , mahadsanid saaxiibow and to answer your question, that wasn't a proposal, howeve strong enough to send Wiilo to Mars or somewhere?

 

Mss Sweet , I don't have a bad history of rejecting sweet things either, so pass on your resume, as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aqayaarta xoogaa aan maqnaa waxaanba soo noqday meeshaan oo sheeko la dhameeyay. Runtii kuligiin waan idin jecelahay nooh. Sxbtay raulana ilaahay igama qaado she is always there for me.

 

Nafsa sxbtay marka hore waan ku faraxsanahay inaad nooshahay, marka xigana sxbtay waa runtaa waxaan maqli jiray hadalkaas laakiin sxbay baryahaan dambe xaalku waa iska xumaaday qoftii hesho koo fiican waa inay isaga dhagtaa nooh. Ani kun ma shukaansan kari nooh, halkoo ilaahay yaqaan ee rabaa nooh.

 

Nafta writes:

Aniga ma rabi inaan wax soo tiriyo, sanadkasta wax baan ku dara ama ka tirtiraa liistka

 

Maxaa waaye ku daridda iyo ka dhimidda, mise si kale malahan miyaa?

 

 

Harvard-Mafia sxb haddii aad rabto in aan listka kuugu daro, waan kuugu daraa soo dhawow koobkaaga shaaxana soo qaado.

 

 

Salaama ka Dheh:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this