Sign in to follow this  
Diamante

Moderators???

Recommended Posts

Horta ma anigaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa ??? :D:D

 

Waamaxay waxan uu ninkii Rudy ahaa ina waydiinayaa ?? yaa fahmay ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Walaahi ma garanayo meesha uu ka keenay iyo sida uu u quseeynkaro mawduucani :rolleyes:

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

Checkmate...dream in vain mate ;) ...moderator baan ahay kulahaa :rolleyes:

 

anyway...ujeedeedda topic kaan wxaey aheyd to discuss the absence of moderators in this room. Some of you agree with me, however i have to disagree with some of your nominations. To nominate the nomad you can get along with the most is wrong. Its called favortism. Besides i think it's up to admin to allocate someone, and if he does eventually i think it has to be the people who contribute to this forum in a postive and constructive way.

 

Waad kumahadsan tihiin laakin, inaad fikir kiina soo sheegateen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Thanks Diamante

 

 

Waan Runtaa balse it is up to the Admin to choose who they think contributed to forum. We are not trying to favor anyone here, we are just nominating couple nomads who we feel they have contributed to the forum in positive way that is all. However, we will waite and see what the Admin does on this case.................

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

allaah, soomali nacnac kama dhamaato, war hee dhahaya u yara kaadiya,websitekan dad baa iska leh, imana ay idin waydiisan cideey "dhexdhexaadiye" ka dhigan la haayeen, waxaa ka dhahdaana waa idinku danbi, marka ordaya oo nacnacdiina meelka la aada.

 

Waana run "libaax sanka taabte" wuxuu sheegay, af-soomaliga oo aad af-ingriiska lu labeeysiin joojiya perke "waa lakala lee xiyaa liin iyo caano"....Aloore laashe istaare aan idin dhahay

 

 

Admin,

waa ii jeedaa da'daalka aan meeshaan ka wado, ee il naxariis leh halkoo mar igu soo fiiri ok :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa CHECKMATE haddii aad rabto in ilnaxariis leh lagugu eego annaga hanagu soo mar mar siyoon ok. haddii ilnaxariis leh lagugu fiiriyo annagoo dhanna waa in ilnaxariis leh nagula eegaa :D

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

^^^ Wiilo...waxii carabka ii saarna baa dhahday

 

Dabo dhaqda sii wad Checkmate...waa laga yaaba iney kaa naxaan ee temboreery "ilaaliye" kaa dhigaan ;)

 

Bai Bai

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa ani meel aa iigaga dhacdeen...meeshaan dhan daradee aa loo furay..Somalinimo waxee ka bilaabatay oo ku bur burtay agteeda...

 

Ani waxaan aamin sanahay aana ku ogaa meeshaan in Chekmate uu ka ahaa shufeer, anigana aan ka ahaa atanti..ma fahanteen nacalaa iskaarbihiina kutaalee...

 

alaahul musticiin hadii hadalka sii gubax gubaxleesiiyo, waxaa meeshaan gulwade ka ahaa nuune, qac'qacna wuxuus ahaa mina shiibiyo.

 

waxaa kuu soo hartay gabarta meeshaan ka aheed maamada oo hada mushquul noqotay JUXA..iyo gabartoo cadar baquur oo wili kii meedka loo marinjiray nagu dishay.."ruala"..

 

Ck oo qaxday oo hadana nagu soo laabatay iyadoo banaanka baraf kusoo dilay suuqana kasoo xirmay..

 

waxaa kaloo noo imaaday gabartoo oo wiilo ladhaho, ilahee ka barya in ee idinku helin barxad iyadoo buuma xiran oo waxee laad ku kicaso raadineyso..

 

jinigoo oo cudurka jaceelka iyo xididada uu ukala baxo yaqaano aa lafaha dhuuxa naga soo gale "jaceelbaro..

 

adii wax la taxaayo aa la dhahay sidii tuxbaxcamal aa loo taxee..

 

koo shiikh sheydaan ehna waa iskeenyey asi ilaahey uma baahna jesis crist uu u baahan yahay..jini iyo rabsho uu nala soo galay admin xitaa ilin uu ka keenyey..

 

marka meeshaan hadii la dhaho checkmate kama aha waardiye, ani waxaan dhihi lahaa, yaakaloo u qalmo.. chekmate garaado culus aa saaran oo wili goobo u yeeleen..

 

I vote for checkmate for waardiye # uno..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaas oo dhan Checkmate shaqo ha la siiyo miyay u dhacayeen :D:D ,,,

 

Ok ,, waa ka tashan doonaa hadii boos banaan uu jiro ,,,

 

Just come back next year :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

checkmate go 4 it, odey-jijiroole waaxid adaa ku fiican carrabka dheer lee kusoo qabo markaa wax gaadeesid sida odey jijiroole camal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this