Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

Wiilo   

Waxaas maa leys weydiiyaa :D simply dear ma inoo diiday teleefankaaga :confused: maba na rabtid miyaa :D J'baro iska daa ma rabtee inaad soo wacno.................

 

 

Go figure:........................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma sidaas baa ??? anigana waxaan moodayay in telephone keeda he he he la dhaho oo sidaan marna h marna e u garaacayay baan ku daalay ,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool at J_baro........madax faluuq aad qabtaa, taleefankeyga waxaad ka helysaa phone buuga..its nxt to my name...laakiin waxaan ka baqaa inaad igu noqotit mid maanokoobiyo kasoo fakaday

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooool ,,, Maanakoobiyo ninka ka soo fakaday waaba ka ugu fiican ,,,,

 

Horta i sug haddaan phone booka eegayaa ,,,, Ohhhhhhhhhhhhh ,, haddaan ku soo wacaynaa ,,,

 

Wiilo ,,, kaalay waan helay number kii aan raadinaynaye :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply the Best kan maanakoobiyada la yiraahdo ( jaceel aa iga waalooyo ) uu ka yimaaday nooh ma arkinoo mar walba wuxuu ka hadlaa jaceel aan jirin :D

 

 

Sorry aniga ma soo gali karo chat room ka maxaa yeelay compu aa iga halleysan. Computer kayga waxaa laga keenay salvation army :D for FREE nooh :D (kiddin) anyways marka aan soo sameeyo baa soo galaa chat roomka :D Inta ka sukeysa halkaan baa inoo bal ah.

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

Waad slaamantihiin...ninba fikradiisa ka hadal tayduna waa tan

 

1) Gabar/garoob nasab ah

2) Gabar/garoob karti leh

3) Gabar/garoob af yar

4) Gabar/garoob qaraabadeeda jecel/xiriirisa

5) Gabar/garoob reer dhaqan karta

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan ku guursan lahaa afar waxyaaloot gabadha

 

1. in ay lacag leedahay

2. inay qurux badantahay

3. inay family fiican ka dhalatay

4. inay islaamtahay oona aqlaaq fiican leedahay

 

 

isku soo duuduuba waxaan kaqaadanaa intaas lacagta, quruxda iyo aqlaaqda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this