Sign in to follow this  
faysal

waa maxay sifada aad ku guursan lahayd

Recommended Posts

faysal   

waad salaaman tihin dhamaan akhiyaarta rag iyo dumarba leh waxaa fiican hadii aynu nahay dad abuuran oo ku nool aduunkan dushisa loona yaqaan somali kuna hadala afkeliya lehna diin keliya in aynu wax ka ogaano dhaqankeeni ku saabsanaa xaga guurka kaas oo aan gaar ahaan aad u xiiseeyo inaan helo fikrado iyo odhaa kala duwan taas aan rabi in aan kaga faa idaysto nolashayda mustaqbalka mana rabo af lagaado iyo cay

qofkii aan khibrad ama aqoon u lahayn waa in uu akhristaa oo dhaafa hadiise aad isku daydo inaad ka jawaabto su aal aadan aqooon u lahayn jar baad ku dhici inaad caytantona waa wax fudud markaa waxaan rabaa in aan ogaado

{WAA MAXAY SIFADA AMA ASTAANTA WIILKA AMA INANTU AY KU GUURSAN LAHAAYEEN}

qofkii jawaabta haya si yar oo hufan ha usoo qeexo isaga oo eegaya 1-diinta islaamka

2-dhaqanka dalka somalia ama somaliland mid kasta.waxaana weliba jeclahay in qof xaas ah ama soo maray uu ka jawaabo

waayo waxaynu oran karnaa wuxuu u leeyahay khibrad aynaan lahayn inteena kale

waadna mahad santihiin dhamaantiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hana1   

Lol

Oh you guys are such hypocrites you say one thing and do another, your not a virgin yourselves,you party, and still excpect her to do those things.

Haven't you heard the saying practice what you preach??

Share this post


Link to post
Share on other sites

(1) Garoob waa iney ahaato - Sunnada Rasuulka scw

(2) Alle-kacabsi Badan

(3) Xishood Badan

(4) Waxbarashada Diinta aad u jecel

(5) Ku Gabayda Luuqada Soomaaliga

(6) Neceb Gaalada, Dhaqankooda iyo Waxbarashadooda

(7) Xijaabka Marwalba Huwan

(8) Jecel Jihaadka iyo Dagaalada

(9) Jecel iney Agoonta iyo Dadka caawiso

(10) Farxad Badan oo niyad wanaagsan.

 

Intaas ayaan wataa hada, insha allah, ilaah ha'ii fududeeyo taas sidaan ku heli lahaa. Iisoo duceeya walaalaha inuu ilaah taas iigu deeqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaas oo dhan waa buuxiyaa :D (kaftan) but honestly, simply_the best qualifies this more than I do...............

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo,

 

ilaaheey ka baq oo runta sheeg, ma buuxisaa intaas oo qodob? Ilaaheey hakuu kordhiyo intaas iyo in ka badan, Aamiin.

 

Laakiin aniga koley gabar tobankaas qodob wadato ama wax ka sii fiican ayaan rabaa, sababtoo ah gabdhaha hada jooga waxaan ku nacay tobankaan qodob:

 

(1) Kibir iyo qabweyni

(2) Dhaqanka gaalada iyo aqlaaq xumo

(3) Cilmiga Gaalada iyo Luuqada Ingiriiska

(4) Diinta oo eysan waxna ka aqoonin

(5) Alle ka cabsiga oo ku yar

(6) Xishoodka oo ey si toos ah uga tageen

(7) Balwad, sida Party, Heeso, daroogo, i.w.m.

(8) Wareeg iyo Waabatiris

(9) TV fiirsasho iyo Dharxun oo la qaato

(10) Daneysi iyo Abaal-kadhac Farabadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Conditions of Marriage

 

Careful consideration of the Qur'anic injunctions and the traditions of the Prophet (peace be upon him) clearly show that marriage is compulsory (wajib) for a man who has the means to easily pay the mahr (dowry) and to support a wife and children, and is healthy, and fears that if does not marry, he may be tempted to commit fornication (zina).

 

It is also compulsory for a woman who has no other means of maintaining herself and who fears that her sexual urge may push her into fornication. But even for a person who has a strong will to control his sexual desire, who has no wish to have children, and who feels that marriage will keep him away from his devotion to Allah, it is commendable (mandub).

However, according to the Maliki school, under certain conditions it is obligatory (fard) for a Muslim to marry even if he is not in a position to earn his living: If he fears that by not marrying he will commit fornication (zina).

If he is unable to fast to control his passions or his fasting does not help him to refrain from zina. Even if he is unable to find a slave girl or a destitute girl to marry.

 

However some jurists suggest that if a man cannot procure a lawful livelihood, he must not marry because if he marries without any hope of getting lawful bread, he may commit theft, and in order to avoid one evil (his passions) he may become the victim of another (theft).

 

The Hanafi school considers marriage as obligatory (fard) for a man: If he is sure that he will commit zina if he does not marry.

If he cannot fast to control his passions or even if he can fast, his fast does not help him to control his passion.

 

If he cannot get a slave-girl to marry.

If he is able to pay the dowry (mahr) and to earn a lawful livelihood. Marriage is forbidden (haram) to a man, according to the Hanafi school, if he does not possess the means to maintain his wife and children or if he suffers from an illness, serious enough to affect his wife and progeny.

 

 

It is not desirable (makruh) for a man who possesses no sexual desire at all or who has no love for children or who is sure to be slackened in his religious obligations as a result of marriage.In a beautiful tradition the Prophet (peace be upon him) has given the most important point that should weigh with every Muslim in selecting his bride:

 

 

"Whoever marries a woman solely for her power and position, Allah will only increase him in humiliation. Whoever marries a woman solely for her wealth, Allah will only increase him in poverty. Whoever marries a woman because of her beauty, Allah will only increase him in ugliness. But whoever marries a woman in order that he may restrain his eyes, observe cautiousness, and treat his relations kindly, Allah puts a blessing in her for him and in him for her."

 

In order that problems should not arise after marriage the Prophet (peace be upon him) recommended that, in the selection of his bride, a man should see her before betrothal lest blindness of choice or an error of judgment should defeat the very purpose of marriage. But this "seeing" is not to be taken as a substitute for the "courtship" of the West. The man should not gaze passionately at his bride-to-be, but only have a critical look at her face and hands to acquaint himself with her personality and beauty. However, if a man so desires, he may appoint a woman to go and interview the proposed bride, so that she may fully describe the type of girl she is.

 

Since believing men and women are referred to in the Qur'an, a woman also has the right to look at her potential husband.The special permission for men and women to see each other with a view to matrimony does not contravene the code of conduct for believing men and women to lower their gaze and be modest which is laid down in the Holy Qur'an.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiiilo,

 

Ilaah hakuu daayo cilmigaas aad soo gudbisay, kheyr baad sheegtay aleylahey. Horaa loo sheegay, gabdhihii ayaa meel walba iyo horumarwalba nooga horeeya, Allahu Akbar!

 

Jaceylbaro,

 

War ka kac meesha oo aan waxbarano waa u jeedaa meesha aniga iyo adiga ayaa ku haraye, icon_razz.gif . Wiiilo diracnimada ey leedahay cilmi eyey ku darsatay, marka waa in lagu daydaa qoftaas, insha allah. Waa iga talo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooool kan magaca "pig" wato aan ku qoslayaa.

 

well anigu halkan maba kusoo wada qori karo, tiradii bey ka batteen, salaams

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jizaakallaah Qayr Alle_Ubaahne.

 

Cilmiga Allaah waa kan kaliya ee aan ku noolnahay had iyo jeerna wax inoo taraya.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wa'iyaki Ukhtii,

 

Waxaan soo xasuustay laba qodob:

 

(1) Iney caqli badan tahay iyo

(2) Iney amaanada xifdin ogtahay

 

Labadaas qodob ayaan ka hilmaamay liiskii aan watay, waana ilaa 12 qodob oo aad u fiican, diintana waafaqsan. Soo duceeya insha allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Duca dhammaanteed iga hoo oo muraadkaada Allaah ha kuu sahlo.

 

 

Qayr Alle weeye:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this