Sign in to follow this  
Golden Girl

Xujo!

Recommended Posts

Salaam,

 

suaashaan / xujaadaan aa jecleestay inaa idiin weydiiyo.. Qofkii ka jawaabaa abaal marin aa leeyahay, xitaa nanac icon_razz.gif

 

Xujada waa taanaa:

 

Nin aa riyooday: woxoow ku riyooday asagoo meel sahara ah jooga, markaasaa libaax kasoo hor baxay! meel oo looga galo ma jiro bcz sahara aa joogtaa.. ninkii libaaxii oo ka cararay soo u ordaayay ayoo ceel ag imaaday. ceel kii wadaantiis oo qabsaday. markii wadaanti qabsaday ayoo arkay mas ween oo afka kala taagaya oo ceelka hoostiis fadhiya, sidii oo awdaantii uugu dhagnaa ayaa waxaa ceelka 2diisa geesood godod oo ku lahaa ayaa waxaa kasoo baxeen dooli cad & mid madoow, wexeeyna bilaabeen in xariga wadaanta eey jaraaan..

 

Ninkii asiyoow meeshiisii ku dhagan oo baqaya ayaa woxoow arkay malab ceelka darbigiis ku dhagan, malabkii oo bilaabay inoo cuno markaasoo iloobay wixii dhan, (dooligii wax jaraayay maskii ceelka dhulkiis ku sugaayay & libaaxii ceelka korkiis taagnaa)

 

Xujadaan relegious waaye, so isku daya inaad ka jawaabtaan!

 

Wassalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ok golden girl...

 

let me try... libaax a bursanaya waxaan umaleen in uu yahay, malaka mowtka.. maska sugaya waxaan umaleen in uu yahay naarta... xariga uu ku dhagsanyahay na waa nolosha, jiirka goo goonayana waa asagii oo wakhtii ka dhamaan rabo.. malabka uu cunayana waa jannada...

 

I know in aan u sheegin the right way... but is something like that right EEDO..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

malabka marka waa raaxada aduunka, oo ku hilmaam siinaysa dhibaatada aan ku jirno, ama na sugeesa..

 

maska ma qiyaamahaa marka...

 

dooliga wax jarayana marka waa shaydaanka.. ma saxay... golden girl

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Qac Qaac sxb saad u fassirtey ayaan ka yaabey, anigu sheekada haddey riyo gasho afartan tillaabo aan gadaal u socdaa ama afar boqol oo dhudhun, because bari baan fassiri jirey riyooyinka and one day ayaan riyo fassirey sax bey noqotey balaayaa dhacdey bacaw waaye kan aa la i dhahay, marka waa shiixaa shankalalax shanta farood aan kor u taagaa shololob, ciid wanaagsan all

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Ciid wanaagsan kuli.

 

Gabarta-Dahabiga, sheekadaa sidaas fasiix ma u ahayn, laakiin let the Xaaji Dhagax {that is me} try.

 

Libaax==Malaka mawd

 

Ceelka iyo maska ==Qabuurahaaga {godka ku sugi doono}

 

Wadaanta {ama xariga}==Nolosha

 

Dooliga cad iyo kan madoow==Maalinta iyo habeenka

 

Malabka==Nolosha macaan ee dunida aan ku jirno oo aakhiro na iloowsiineyso {yacni, dhalinyaro hadii la yahay waxaa loo badan yahay reero kalaab (club) aadoow, reero tumasho, reera balwad, reera iska baashaal, reera raaxeyso, iwm, aan iska nahnay, oo aakhiro fikirkeeda gadaal la iskaga dhigaa, mala isku taxluujiyo}

 

So am I not foorto, xariif iyo qatar? biggrin.gif:D

__________________

 

Before maansha-allaah pours, a little admission</A

 

That was qash reds.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maashallah Q Q & maskiin M.A.

 

waa saxdeen labadiin.

 

libaaxa: waa malakul mawt.

dooliga madow & cadaan waa maalinta & habeenka

maska : waa qabriga.

malabka waa nolosha aduun oo dad badan hilmaamisay inee aakhiro u shaqeestaan.

maxaa iloobay..

 

kulli waa saxdeen, saas mee u fududeed anine intaa la rafanaayay!

 

 

Wassalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this