Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Aaliyyah   

so u were implying other African countries. I wonder though are u interested in women from other African nationalities.

 

or,

 

do u mean somalis that reside in other african countries??

 

and either way, please tell me why you prefer them over somali girls back home ?? from what I heard they are obedient and good housewives (I am not saying that is a positive trait , cuz girls back home are too submissive. However, that is what most men look in their future wives).

 

wa salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

i dont why somali men are going back home to find a wife and somali single mothers are going to kenya to get a hubby( well where im in anyways thats the trend). cant they just marry eachother without going thru all the trouble and expenses for a visa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^You don't understand. Its all about the pilgrimate involved. The air-miles, the daanto and the dhunkasho in Africa. Its the mind-set. Its the controllable mind smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Usheeg Jamaaloow, usheeg in ay sheekadu intaas ka weyntahey!

 

 

Waa maskixiyyan, sidan ayaana muqaddas ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Dhandhanaan in Afrika weeye. Markaad nin odey ah noqoto oo aay is maaweelinta dhallinyaranimo kaa guurto, waxbaa kuu kala caddaada; 1) reer iyo ubad waa howl culus oo cimri daayin ah; 2) xaas waa qof qabata howshaa iyadoon niic-iy-naac oran; 3) odeyga reerka marasho iyo masruuf ayaa wakhtigiisa qaba, intaa wixii kabadanoo xaaska la yimaadda looma baahna.

 

So, no mix ups.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa marka dadku miyir iyo iimaanba qabaan ee ay jaanta intay isla helaan weliba hawraarta isla fahmaan.

 

hadii intaa la waayo iyaduna waa ha sii socoto oo ha soo socoto isaguna waa guruuftamoo oo ha gurxamo ,,,, waa markay iyaduna cirraysato isaguna uu bidaar eeriboodh la moodo yeesho caruurtuna kala yaacaan ee firxadkooda la soo ururin waayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

lol @ bidaar eeriboodh,kkk

 

Saaxibayaal, si fiican baan idiin fahmay, arimahan waxaa keenay "cultural clash", waxaana la heli rag badan oo guntiga xooga ugu xiran yihiin, iskuna filan iyo gabdho badan oo raali ku ha hawshaa aad sheegtayna u fulin.

 

Dhanka "single mothers" Afrika u socda, iyagu maxay isku heli? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iyagu waxay ka heli inay helaan mid aan idho iyo dhego kele lahayn iyada mooyaane oo u haysta inay tahay malaa'ig Rabbi u soo diray oo janno dhex durduurisa.

 

Su'aashuse waxay taagan tahay marka uu ilbaxo ee ay dabadu ka go'do ............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^egsaktaly! midko warshad am noolasha westernaka sooo gubtay meey iska raacaan, intaay mid aan ilbixin ka faa'ideysanayan.

 

lool@Isseh, waan in aan hada dhaantada iyo dhuunkashada Africa ka wardoona! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tanaad   

Maya maya single motherska waxay helaayaan koo la dhoho RUUBAA RAQE. ma kuu sheegaa ruubaa raqe? bal dhagayso

 

Ruubaa raqe hadaad tahay waa inaad ruugag wayn tahaye

waa inaad ra yiga kala mid tahay oowr la soo raray

waa inaad cashada ridan kartaa kiilo rooti ah

waa inaad ridada gayn kartaa meeshii loo rabay

 

Bes halkaas aan ku joojinaa hadda sheekada.

ma rabi ineey RR yaalka SOL igu soo kala yaacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

'Ruubaa Raaqee' hala micneeyo bal.

 

 

Ducaysane: everytime magacaaga arko heesta Xasan A.Samatar aa qub igu soo tiraaho: Ducaysaneee wiilkayooow ooow ooow, anoo da yar baan ku dhalay.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this