Sign in to follow this  
Paragon

Welcome to Dood-Wanaag Section

Recommended Posts

NGONGE   

yabaaal baa.....yabaaal baa...yabaaal baa laba es jicil..kala yaaaciyeee..kala yaaaciyeee..dhish dhax..

 

Gabadho horta maxay ka cadhootay? Ma en odey lagu sheegay? Cajiib! Malin walba odey ba la ego sheega anoon bakoorad ama comaamad xidhan..es daji huuno malab..la tawarwir wala ta nax nax bu ku yedhi NGONGE dhagacas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
dawoco   

garab tuujiye, lazie girl markeey waxaad qortay aqriso yaa kuu maqan oo kaa celin doona toloow? amuuraha allah kuu fududeeyo, geesi aadba iska dhigtayee...

 

J-11 anigunah islaamaha aad sheegeeyso aan kasoo hor jeeda. Ameenah iyo kooxdeeda hadii eey islaamaha ka tirsan yihiin ayaka eey u taalaa, laakikinse inteena kale habar nimo ha nagu tilmaamin ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

doesn't dood have a negative connotation in its original form :confused: (I know dood wanaag is debate-but I like CAMEL-MILK debate title..was very authentic and unique by just being "CAMEL-MILK").

 

Ma'salaama.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

aniga waxba kama qabi inaan islamaha iska tiriyo...waxaa habboon ina runta la iska sheego mahan....kuma jiri islamahaan oo kasoo hor jeedaan oona rabaan iney is yareysiiyaan icon_razz.gif

 

islaan nimada baawa fiican, intaan iin kala tiriyo, ayaan qofkiina jiiq ii dhahoo afka ku dhufan..."qof kaa weeyn sidee saas ula hadli kartaa" camal :D

 

marka yaa dood ka qabo...(tusbaxeygii wuu i ag yaala...)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this