Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalia's Flag ........... According to AS

Recommended Posts

Sheekh Muqtaar Roobow “ Calan aan aheeyn Kan Madow ee Towxiidka Alle ku qoranyahay mayeelayno in meelka mid ah Soomaaliya uu ka taagnaado”

 

Hadalkaani ayaa Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxaa uu ka sheegay Siminaar Maanta laga furay magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabiyeen Xaraakada Mujaahidiinta Al shabaab.

 

Siminaarkan oo lagu baranayay ku dhaqanka Shareecada Islaamka ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya iyagoona xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay sheegeen in siminaarkani ay u qabteen odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee kala jooga dalka iyo dabadiisa.

 

Masuuliyiin dhowr ah oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kana soo qeyb galay siminaarkii maanta ayaa waxaa ay halkaasi ka jeediyeen qudabado dhinacyo badan taabanayay.

 

Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ah masuuliyiintii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee siminaarkaasi ka qeyb galay ayaa waxaa uu ka hadlay Maamul goboleedyo uu sheegay in lala doonayo dalka Soomaaliya isagoona sheegay in xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab aysan u dul qaadan doonin Maamul Goboleedyadaasi waxaana uu intaasi ku daray in calanka kaliyah ee Soomaaliya ay yeelanayso uu yahay calanka Madow islamarkaana uu ku qaranyahay Towxiidka Alle.

 

Sidoo kale Sheekh Fu’aada Max’ed Qalaf oo isna ka mid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo isna goobtaasi ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in aan la isku heli Karin raali galinta Alle iyo tan Qaramada Midoobay sidaasi darteedna shacabka Soomaaliyeed ay taxadir Dheeraad ah sameeyaan.

 

ugu dambeyntii ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) isagoo odayaashii dhaqanka ee ka soo qeyb galay siminaarka kula dar daarmay in waxyabaaha ay ku barataan Siminaarkan ay u gudbiyaan shacabka qeybihiisa kale maadaama kuwa wax sixi kara ay yihiin odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacaylbaro, ninyahow cabsida iska daa! Nimankaan khawaariijta ah haday baabu Suufiga Galgaduud ay soo dhaafaan bay nasiib leeyahiin. Laakin xataa hadii ey noqoto inay soo dhaafaan Ehlu Sunna wa Jameeca anagaa inta ka hartay afka u dhigan doono ee Shankaroon ha u baqin. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

G%20Rooboow%20iyo%20Cali%20Dheere%20oo%2

 

Look at the white spot in th middle of the flag it says "Allah rasuulu muxammad" which means "Allah is the massenger of Muxammad" inaalilaahi waina ileyhi rajicuun, these guys are even distorting the greatest Kallimah on earth which is Lailah Ilalah, Muxammadun Rasululah.

 

In alshabab's world everything is upside down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

AHA-HAHAHAHA !! :D

 

The leaders of these deviants are such a joke. They think using brainwashed child soldiers with little or no education whatsoever, will help them take over Somali politics. Bloody power hungry imbeciles!

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by MoonLight1:

G%20Rooboow%20iyo%20Cali%20Dheere%20oo%2

 

Look at the white spot in th middle of the flag it says "Allah rasuulu muxammad" which means "Allah is the massenger of Muxammad" inaalilaahi waina ileyhi rajicuun, these guys are even distorting the greatest Kallimah on earth which is Lailah Ilalah, Muxammadun Rasululah.

 

In alshabab's world everything is upside down.

Just about sums them up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saddiiq   

Originally posted by MoonLight1:

G%20Rooboow%20iyo%20Cali%20Dheere%20oo%2

 

Look at the white spot in th middle of the flag it says "Allah rasuulu muxammad" which means "Allah is the massenger of Muxammad" inaalilaahi waina ileyhi rajicuun, these guys are even distorting the greatest Kallimah on earth which is Lailah Ilalah, Muxammadun Rasululah.

 

In alshabab's world everything is upside down.

It's read from bottom to top. To avoid putting Allah swt at the bottom of the white emblem. Allah... above...get it...geeet it?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Somalia:

^^

AHA-HAHAHAHA !!
:D

 

The leaders of these deviants are such a joke. They think using brainwashed child soldiers with little or no education whatsoever, will help them take over Somali politics. Bloody power hungry imbeciles!

Moonlight that was the signature of prophet Mohamed SCS. plse recheck!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

and a rebel to Allah's way of life.

LoooooooL...I don't think we are privy Allah's way of life, how He commands to live is different. And what's to you what flag your neighboring countries adopt

Share this post


Link to post
Share on other sites

Symbols and banners of an islamic state must be in accordance with the teachings of Islam, and the so called Somali flag is not and has never been an islamic flag.

This innovated flag stirs up nationalism and implies approval of what the kaafir colonialists did by dividing the Muslims’ land and making it into scattered states.

For example, the light blue color of this flag has been adopted in honour of the United Nations.

Islam does not forbid a Muslim to love his homeland or the country in which he lives or grew up.

What is reprehensible is basing one’s feelings of loyalty and disavowal on that, and loving and hating on that basis.

A person who belongs to the same country as you is not closer to you than a Muslim from another land.

The flags with the shahaadah, both the white and black one, which the mujahideen use, are part of the sunnah of our noble prophet (salAllaahu 'alayhi wa sallam) who used to carry them.

They represent tawheed and al-walaa wal-baraa based on Islam and piety.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this