Sign in to follow this  
A_Khadar

A lady for Somali top position - Aasiya Faarax Xasan oo u sharaxan Jagada Raysal....

Recommended Posts

A_Khadar   

Iyadoo ay dadweynaha Soomaaliyeed isha ku hayaan cidda uu u xulan doono Shiikh Shariif Shiikh Axmed booskii uu baneeyey Cumar C/rashiid ayaa waxaa ay Aasiya Faarax Xasan oo ah aqoonyahanad soomaaliyeed kuna Nool dalka Jarmalka ay si rasmiya u shaacisey in ay u Sharaxantahay Raysal Wasaaraha Soomaliya.

 

Aasiya Farax oo noqonaysa Gabadhii ugu horeysey ee Soomaaliyeed iskuna sharaxda Jagada Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa mar ay ka hadleysey arimaha ku dhaliyey in ay Xilkaas u Orodo ayaa waxaa ay tidhi” Kadib markii aan arkay dhibaatooyinka badan ee ka taagan Somalia waxaan garwaaqsaday inaan wax ka bedeli karo, xirfad iyo aqoona ku biirin karo bulshada soomaliyeed.

“Waxaan aqoon dheeraada u leeyahay xidhiidhka EU iyo isku xidhka caalamiga.

Taas oo ii suurto gelin karta inaan noqdo buundo isku xidha Europe iyo Somalia, kana shaqeeyo sidii loo baabi`in lahaa khaladka badan ee europe ka fahamtay ummada soomaliyeed.

 

Aasiya waxaa ay Dugsiga hoose ee Xaawo Taako (Muqdisho)waxaa ay Sanadkii 1983 u guurtey wadanka Jarmalka, iyadoo halkaas waxbarashadeedii ka sii watay,waxaanna ay Dugsiga dhexe iyo kan sareba kaga baxdey Berlin – Germany (Dugsiga dhexe 44.Oberschule,Berlin-Lichtenberg) Dugsiga Sare Paul Österreich Berlin-Weissensee.

 

Waxay Jaamacada ka gashey isla dalkaas: Technische Universität Berlin TU.waxaana ay ka qaadatey Shahaadada Master digree: Poltical science iyo Social Pedagogy. Waxay ka soo shaqaysey Wasaarada arimaha debeda ee Jarmalka qaybta xidhiidhka caalamiga iyo Jaamcada Berlin TU, waxayna masuul ka ahayd qaybta xidhiidhka caalamka sadexaad, iyadoo haatana ka shaqeysa Wasaarada Cadaalada ee Germany, qaybta arimaha bulshada….

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Xaji

first, how you know she is from ssc?

You answer will probably be. dee khadar posted.

 

xanuukaad qabtid dartii waxaaad ubaahantahay Kacaameyn cusub adoo dadaasa.

 

 

From xine

diina waata islaamka

dowladna waa ssc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...aan aragno waxa aasiya ka soo gaara jago sidaan maqlayo 88 qof u xusul-duubayaan inay qabtaan....lol 87 kale oo rag ah... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Xaajigu dantiisa ayaan wadaa. kacaameyntii hore markuu yaraa haday daweynweday, kacaameyn kale ayuu ubaahanyahay. miyayna kula ahayn.

 

sadex cashar oo dhaanto ah waxbay utarilahayd.

 

Back topic

 

Every candidate born to moqdisho so far, is that part of qualification?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Duufaan:

Xaji

first, how you know she is from ssc?

You answer will probably be. dee khadar posted.

 

xanuukaad qabtid dartii waxaaad ubaahantahay Kacaameyn cusub adoo dadaasa.

 

 

From xine

diina waata islaamka

dowladna waa ssc

:D:D:D:D u got him.. I copied that news from the General section posted by brother Sayid-Somal. No idea who she is, but i would support since all those men held this position never made any progress..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Abwaan:

lol...aan aragno waxa aasiya ka soo gaara jago sidaan maqlayo 88 qof u xusul-duubayaan inay qabtaan....lol 87 kale oo rag ah...
:D

She is unique out of the 88, she is women. It's their time to have them test and see if the can do better than men..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

@Dufaan. War ninku ssc buu soo caan bixinayaa. :D kaftana way ka ahayd. Xanuun iyo kacaameyn inaad ku sheegto dan iyo dow midna uma aha. Seefta galka ku cesho.

 

That said, Asli ma u codayn lahayd?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this