Sign in to follow this  
Muruqmaal

C/llaahi Yuusuf: Kismaayo waxaa ku sugan kooxo Argagaxiso ah oo ka haray Maxkamadih

Recommended Posts

DF:Kismayo waxaa ku sugan haraagii Maxakiimta

9 May 9, 2007 - 8:25:33 AM

 

Dowladda Federalka KMG ah ee Somaliya ayaa shaaca ka qaaday in magalada Kismayo ee gobolka Jubbada Hoose ay ka jiraan falal amaan xumo isla markaana dhawaan wax laga qaban doono.

 

Afhayeenka Madaxweynaha dowladda KMG ayaa sheegay in magaalada Kismaayo ay ku sugan yihiin kooxihii laga eryay magaalada Muqdisho isla markaana dowladda ay waajib ka saaran yahay in ay wax ka qabato arintaasi.

 

“Waxaan ogsoon nahay in magaalada Kismaayo ay joogaan kooxihii dowladda ay ka saartay magaalada Muqdisho, dowladduna waxaa sharci ku ah in ay dadkaasi ka sifeyso Soomaaliya oo dhan” ayuu yiri Afhayeenka Madaxweynaha dowladda KMG.

 

Warsaxfadeedkan ayaa ku soo beegmey xilli maalintii shaley ay kulan ku yeesheen xarunta Villa Somalia guddiga nabadgalyada DFKMG ah.

 

Cali Muxayadiin Cali,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by The Duke:

^^^It has not happened yet, but I know who will be talking about massacres soon.

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

What is wrong with eating fish? If it was any other people in the world, they would have seen fish as a healthy diet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Somalis don't eat fish for reasons widely unknown, could be a genetical thing. In anyways that would make fishing a great export industry, especially luxury seafood like crab, hummer and caviar could be easily introduced to western markets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Somalis in Kismayo are different. They eat fish iyo qubaba...

 

Of course nomads dont eat fish for they have no contact with sea.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Xiin, meesha waxaan islaha diplomaciyad ka bilow. I am modern day 21st century GeelJire, probably take a laptop with me back to the hood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Waxaan layaabay Axmed Gurey iyo Wiilashan reer Gedo Taariikhda beenta oo Dagaaladi Somali kusaabsan ee maalinkasta soo samaystaan oo isku qanciyaan... lol.. Somalia waa lawada ogyahay wixi dhacay iyo siduu xaalka ahaa... dad/rag badan diirada kabaxeen 17 sanno ee dagaaladi sokeeyo oo xataa la iswaydiiyay inay wadanka kamid ahaan jireen iyo inkale... lol marka Hiiraale iyo groupkiisa dhowrkan sanno ee JVA ayay soo baxeen miyaa?

 

Gedo maanu ahayn miyaa Morgan ninkii kasoo dagaalamay oo kasoo saaray USC? soo laabo bal Adeer oo iisheeg...

 

Mideeda kale Wiilashan reer Gedo waxan idinka yaabay topic Kismayo hadii lasoo qoro waad isku soo wad a shubaysaan, I hardly see you take party in other topic depates from other areas of Somalia posted in the Politics section... Kaaga sii daranne markaas meesha la imaataan... Anagaa wax dilnay, anagaa wax xoraynay, anagaa geesiyaal ah, reer kayagaa ka adag reerkiina... lol waar Walahi waan qoslaa.. :D

 

Adeeryaal Siyaasada way dhaafiisantahay dil, dhac, geesinimo iyo kala adkaan... Waa caqli, maamul, hormar, dhaqaalo, wax samaysasho iyo iska dhaadhacsiin... Sidaa ayaaba lagugu maamulanayaa...

 

Ha ina daalinina...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geeljirow, picture this: 21 century Geeljire milking the she-camel while watching Al-jazeera news on his laptop somewhere in Hawd region~~

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Xiin, A somali garad from minesota came back with a laptop, so that was a first i guess. Also a cousin of mine went to a tuulo with a c.d player, it caused quit an amusement among some of the odayaal.

 

Imagine this: Somalia without nomads, only the people we call "beeraley", "tuumalo" and others. Would it be more prosperous and peaceful?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Mideeda kale Wiilashan reer Gedo waxan idinka yaabay topic Kismayo hadii lasoo qoro waad isku soo wad a shubaysaan, I hardly see you take party in other topic depates from other areas of Somalia posted in the Politics section... Kaaga sii daranne markaas meesha la imaataan... Anagaa wax dilnay, anagaa wax xoraynay, anagaa geesiyaal ah, reer kayagaa ka adag reerkiina... lol waar Walahi waan qoslaa..

 

I suppose they aren't different from any other Somalis?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this