Sign in to follow this  
Jacaylbaro

TFG Announces the Military and Police Chiefs

Recommended Posts

Kulan wasiirada Xukuumadda KMG ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku magacaabeen Taliyayaasha ciidamada Booliska iyo MIlitariga dowladda KMG ee Soomaaliya.

 

Kulankaani oo uu shir gudoominayay Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirada Xukuumadda KMG ay ku sheegeen guriga Ra’iisul wasaare shamarma’arke waxaana aaqirkii kulankaasi lagu soo magacaabay taliyaasha ciidamada Militariga iyo kuwa Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya kadib markii xilalka laga qaaday Taliyayaashii hore ee C/Xasan Cawaale qeybdiid iyo Yuusuf Dhuumaal.

 

Taliyaha ciidanka Militariga dowladda KMG ayaa waxaa loo magacaabay Max’ed Geele Kaahiye halka taliyaha Booliska dowladda KMG ee Soomaaliyana laga dhigay Sareeye guute Cali Max’ed Xasan Looyaan oo looyaqaan (Cali Madoobe) kuwaasi oo goobta ka maqnaa xiligii la magacaabayay.

 

Kadib gaba gabdii kulanka Wasiirada ayaa Saxaafadda Waxaa arinkaasi ku xaqiijiyay lataliyaha dhinaca warfaafinta Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya Cabdi Xaaji Goodoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looyaan is a good officer. But Qaybdiid's sub clan is immensely influential in Mogadishu politics. It is hard to imagine the sub-clan which has recently lost key figures in the Shaamow massacre will offer momentous support to this TFG particularly after the dismissal of Qaybdiid.

 

We shall see!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

Gen Ali and Gen. Gelle are both good officers who will hopefully do well on the positions ther hold.

^^

 

Abwaan, meesha doo doo-daada ma aqaanee, orod ku laabo dalkii oo askar nimo isku soo qor. Dalka wuxuu u baahanyahay rag komaandoos ah oo aan jixin-jixn. Marka fadlan, orod Generaal-ladaan cusub soo caawi oo experience-kaaga ku caawi dalka dajintiisa. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Amistad   

Somalia sacks its police and military chiefs

Abdi Guled | Reuters

 

MOGADISHU: Somalia’s government fired the head of its police force and its military chief on Sunday, two days after a suicide bomber killed three ministers and several others in the capital of the lawless Horn of Africa nation. A fourth minister died from his wounds sustained in that attack on Sunday.

 

Ministers had been debating for several weeks about replacing the two men to bolster security before a government spokesman announced the sacking of police commander Abdi Hassan Awale and military commander Yusuf Hussein.

 

“Ali Mohamed Hassan, a former ambassador, was appointed police commander while Mohamed Gelle Kahiye, a senior military colonel, was appointed Somali military commander,” Abdi Haji Gobdon said.

 

Hassan was sacked in 2007 and replaced by Awale. Hussein had been at his post for close to a year.

 

Neighboring Kenya has stepped up police patrols in Eastleigh, a Nairobi suburb, which is predominantly inhabited by ethnic Somalis, residents said. Thursday’s hotel bombing in Mogadishu heightened concerns about Somalia’s ability to destabilize the region.

 

“Police have arrested more than 80 people in the last two days, Somalis and non-Somalis. They are arresting everyone who does not have immigration papers,” Hussein Mohamed, deputy head of Eastleigh Business Association, said. “There are fears that fighters from Somalia may infiltrate the area and attack Nairobi.”

 

Somalia’s UN-backed government of President Sheikh Sharif Ahmed is battling an insurgency by two rebel groups seeking to enforce their rule.

 

At least 10 people died and a dozen others were injured in the early hours of Sunday after the country’s main rebel group, Al-Shabab, attacked Basra, a town to the north of the capital.

 

Residents said Al-Shabab attacked early in the morning with dozens of heavily armed vehicles and engaged scores of armed Ahlu Sunna men in a fight with machine guns and rocket propelled-grenades. Ahlu Sunna is linked to President Ahmed’s administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Mr. Somalia:

quote:Originally posted by Abwaan:

Gen Ali and Gen. Gelle are both good officers who will hopefully do well on the positions ther hold.

^^

 

Abwaan, meesha doo doo-daada ma aqaanee, orod ku laabo dalkii oo askar nimo isku soo qor. Dalka wuxuu u baahanyahay rag komaandoos ah oo aan jixin-jixn. Marka fadlan, orod Generaal-ladaan cusub soo caawi oo experience-kaaga ku caawi dalka dajintiisa.
;)
Mr Somalia markii horena askari ma ahayn haddana Soomaali wax qoryo inay qaadaan rabaa waa ku badan yihiin oo keliya waxay u baahan yihiin inay dhinaca fiican u qaataan, anigana cidi baahi gaar ah iima qabto. Bal halla is waraystee markii aad ugu yaraatid Military Police iyo Hangash sidoodii waad u indho-adagtehee haddii aad run sheegeysid your contribution is badly needed due to your experience, just make sure that you leave your clans views behind and aad iska toobad keentid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this